Page 1 of 1

Dawlada hoose ee Caasimada S.Land iyo Saami Qaybsiga Beelaha

Posted: Tue Oct 19, 2010 12:45 pm
by Bohol iyo karaman
Dawlada hoose ee Caasimada iyo Saami Qaybsiga Beelaha

Ciidagale = 11 Seats (50%)

Habar Awal= 6 Seats (27.27%)

Habar Yoonis= 2 Seats (9.09%)

Arab= 1 Seat (4.55%)

Habar Jeclo= 1 Seat (4.55%)

Gabooye = 1 Seat (4.55)

Ciidagale

1. Mayarka
2. Agaasimaha maamulka Lacagta
3. Agaasimaha Shaqaalaha
4. Agaasimaha Gaadiidka
5. Agaasimaha Wacyigelinta
6. Agaasimaha Mashaariicda
7. Madax Qaybta G.I.S-Ka
8. Madaxa Arkiifiyada
9. Madaxa Qaybta Aqoonsiyada
10. Isuduwaha Nabadagelyada Caasimada
11. La taliyaha Sharciga ee Dawlada

Habar Awal

1. Mayarku xigeenka
2. Agaasimaha Waaxda Cashuuraha
3. Agaasimaha Dhulka
4. Agaasimaha 1aad ee waaxda dhulka
5. Agaasimaha 2aad ee waaxda dhulka
6. Agaasimaha Hantida Ma guurtada ah

Habar Yoonsi

1. Xoghayaha Dawlada Hoose
2. Qasnajiga Dawlada Hoose

Arab

1. Agaasimaha Waaxda Hantidhawrka

Habar Jeclo

1. Agaasimaha Waaxda Qorshaynta

Gabooye

1. Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada

Hargeysi waxay ku cadaatay Magaalo ciidagale ugu tunwayn yahay :up:

Re: Dawlada hoose ee Caasimada S.Land iyo Saami Qaybsiga Bee

Posted: Tue Oct 19, 2010 12:47 pm
by Khalid Ali
why is that important their qabil?

Re: Dawlada hoose ee Caasimada S.Land iyo Saami Qaybsiga Bee

Posted: Tue Oct 19, 2010 12:53 pm
by Bohol iyo karaman
khalid ali wrote:why is that important their qabil?
waar waa ninkii laa waayeey ee khaalid Cali, wan ku salaamay khalid maxad haysa, where have u been man?
welcome back

faa'iidadaa ku jirtaa waxa weeyeey in aan soo bandhigo sidaaa beelahu uu kalaa fadhiyaan

1. Sn somaliland group oo caajis noqday
2. in lakala barto beelibaa magaaladay ugu tunkaa wayntahay
3. Iyo anigo arimaha qabiilka aad uu xiiseeya

Re: Dawlada hoose ee Caasimada S.Land iyo Saami Qaybsiga Bee

Posted: Tue Oct 19, 2010 1:21 pm
by Khalid Ali
Bohol iyo karaman wrote:
khalid ali wrote:why is that important their qabil?
waar waa ninkii laa waayeey ee khaalid Cali, wan ku salaamay khalid maxad haysa, where have u been man?
welcome back

faa'iidadaa ku jirtaa waxa weeyeey in aan soo bandhigo sidaaa beelahu uu kalaa fadhiyaan

1. Sn somaliland group oo caajis noqday
2. in lakala barto beelibaa magaaladay ugu tunkaa wayntahay
3. Iyo anigo arimaha qabiilka aad uu xiiseeya

inadeer thank you for the welcome ,, inadeer somaliland wa mid, maxaynu reer reer uga dhigi dhulkaani wa dhulkeeni,,, qabyalaadu waxba ma so kordhiso , As for magaalada hargeisa wa magaalaadeeeni weynu wada leenahay may wadda garxajis noqdaan ama wadda arab ama habarjeclo , if they can do their job i am fine with it

Lool@ aniga oo arimaha qabilka aad u xiiseeya inadeer its fun local fadhi ku dirir laakin wa inaynu qarranimadeena muujino :up:

Re: Dawlada hoose ee Caasimada S.Land iyo Saami Qaybsiga Bee

Posted: Wed Oct 20, 2010 2:07 am
by LiQaaye_TDH
out of all this Qabiil qaybsi in Somaliland Sacad Muse alone holds 65% and i think thats the only one where Ciidagale or Garxajis had the most positions :lol:

Re: Dawlada hoose ee Caasimada S.Land iyo Saami Qaybsiga Bee

Posted: Wed Oct 20, 2010 2:34 am
by Siciid85
Cidagalle. :up: Bohol iyo Karaman i though the Mayor is named by golaha deeganka and the president can't not change anything about that. :?:

Re: Dawlada hoose ee Caasimada S.Land iyo Saami Qaybsiga Bee

Posted: Wed Oct 20, 2010 4:19 am
by Bohol iyo karaman
Siciid85 wrote:Cidagalle. :up: Bohol iyo Karaman i though the Mayor is named by golaha deeganka and the president can't not change anything about that. :?:
waa sidaad uu tidhii siciid "golaha degaankaa iskaa dhex doortaa mayorka iyo ku xigeenka, si sharcigaa waafaqsanaa iyagaa kaa qaadi karaa xilkaa" dastuurka sidaasbaa ku qoraan laakiinse waxan filayaa hada doorashooyinkaa soo socdaa waxabaa lagaa bedelayaa sharcigaa dawladahaa hoose, mayorka iyo kuxigeenka waxa dooraandoonaa shacaabkaa< sidaanbaa ku qoraan barnaamujka Kulmiye, laakiinse waa in marka hore laA SHARCIYEEYAA OO BARLAAMAANKU KAA DOODAA LANAA HORGEEYAA.