Ciidamada XMSH oo howlgal gaadmo ah ku dilay ciidamo Burundiis ah iyo maleeshiyaad ka tirsanaa DKMG-ka.
Tuesday, 19 October 2010 15:51
Maamulka Memo
somalimemo.net
Ciidamada XMSH ayaa maanta weerar gaadma ah ku qaaday fariisin ay Maleeshiyaadka DKMG ah iyo ciidanka shisheeye ku lahaayeen degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho.
Saraakiil katirsan XMSH ayaa caawa xaqiijiyey in ciidankooda sida gaarka ah u tababaran ay weerar halyeynimo qaadeen waxayna ku dileen maleeshiyaad taabacsan DKMG ah iyo tiro katirsan ciidanka Burundi ee xoogga ku jooga Muqdisho.
Markii ay Mujaahidiintu weerarkaasi fuliyeen ayuu dagaal culus ka dhax qaraxay Mujaahidiinta iyo ciidamo Yugaandhiis ah oo qaab gurmad ahaan ah usoo gaaray goobtii ay Mujaahidiintu askarta ku laayeen si aan loo qaadin Bakhtiga shisheeyaha.
Weriyaasha SomaliMeMo ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidanka shisheeye ay galabta madaafiic qaras bax ah ku garaaceen xaafado ay deganyihiin shacabka Muslimka ah taasi oo xaqiijinaysa in cadawgu ku jabay weerarkii geesinimo ee galabta dhacay.
Ciidanka Shiishyahanada iyo kuwa Komaandooska Mujaahidiinta ayaa khatar ku ah cadawga shisheeye iyo maleeshiyaadka DKMG ah, dhawaan ayuu Askari katirsan XMSH looto ku dilay Askari Burundiis ah.
Alshabaab ambushed
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 277 Views
-
Last post by Warsame101
-
- 1 Replies
- 349 Views
-
Last post by dhuusa_deer
-
- 102 Replies
- 3893 Views
-
Last post by waali_bisad_naag
-
- 2 Replies
- 278 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 312 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 74 Replies
- 3740 Views
-
Last post by Meyle
-
- 41 Replies
- 2448 Views
-
Last post by jalaaludin5
-
- 11 Replies
- 1115 Views
-
Last post by Caesar
-
- 7 Replies
- 858 Views
-
Last post by MAD MAC