Page 1 of 2
Rightwing,Lali99,Yasmin,Helwa,Hargaysay are trully Missed
Posted: Wed Oct 20, 2010 3:31 pm
by Mr_Alfaas
wan idin salamaya iyo dad badan o an ka tagay oo ugu horeyo sahan-galbeed.
bal warama ,aynu ka yara nasano siyaasada uu empr iyo liqaaye 24 wadee bal hala is waraysto.

Re: Rightwing,Lali99,Yasmin,Helwa,Hargaysay are trully Misse
Posted: Wed Oct 20, 2010 3:34 pm
by The_Emperior5
Yasmin my sweet inadeero ilahay ha dayo
Helwa hates cali gaab because his wife is taller then him
Rightwing fled for the adan madoobe kids on somalinet
lali is bussy with his late isaaq statistic population formula.
Re: Rightwing,Lali99,Yasmin,Helwa,Hargaysay are trully Misse
Posted: Wed Oct 20, 2010 3:40 pm
by hargaysaay
Re: Rightwing,Lali99,Yasmin,Helwa,Hargaysay are trully Misse
Posted: Wed Oct 20, 2010 3:51 pm
by Mr_Alfaas
The_Emperior5 wrote:Yasmin my sweet inadeero ilahay ha dayo
Helwa hates cali gaab
because his wife is taller then him
Rightwing fled for the adan madoobe kids on somalinet
lali is bussy with his late isaaq statistic population formula.

helwa malaha ma necba ee u kaadi inader
Yasmin haa wa gabdh akhyaar ah runti....

Re: Rightwing,Lali99,Yasmin,Helwa,Hargaysay are trully Misse
Posted: Wed Oct 20, 2010 6:41 pm
by Cumar-Labasuul
Horta, ina baxar/sahan galbeed meeshan ma darood ayuu u nacay

Re: Rightwing,Lali99,Yasmin,Helwa,Hargaysay are trully Misse
Posted: Wed Oct 20, 2010 6:48 pm
by KyrieJama
Cumar-Labasuul wrote:Horta, ina baxar/sahan galbeed meeshan ma darood ayuu u nacay

sahan galbeed ma jibril abokar bu ahaa? Bahal edeb daran cay xun bu ahaa lakiin qosol bu igu dhili jiray.
Re: Rightwing,Lali99,Yasmin,Helwa,Hargaysay are trully Misse
Posted: Wed Oct 20, 2010 6:51 pm
by Cumar-Labasuul
garad13 wrote:Cumar-Labasuul wrote:Horta, ina baxar/sahan galbeed meeshan ma darood ayuu u nacay

sahan galbeed ma jibril abokar bu ahaa? Bahal edeb daran cay xun bu ahaa lakiin qosol bu igu dhili jiray.
Ha wuu ahaa, dhulbahantaana u aha reer abti. Walle me too he used to make me laugh for real

Re: Rightwing,Lali99,Yasmin,Helwa,Hargaysay are trully Misse
Posted: Wed Oct 20, 2010 6:58 pm
by KyrieJama
Cumar-Labasuul wrote:garad13 wrote:Cumar-Labasuul wrote:Horta, ina baxar/sahan galbeed meeshan ma darood ayuu u nacay

sahan galbeed ma jibril abokar bu ahaa? Bahal edeb daran cay xun bu ahaa lakiin qosol bu igu dhili jiray.
Ha wuu ahaa, dhulbahantaana u aha reer abti. Walle me too he used to make me laugh for real

Walle waa run marka la yidhadho ka aad dhashay ba kugu daran, maxa tiri ninka abti ba loo ahaa wa yaab

Re: Rightwing,Lali99,Yasmin,Helwa,Hargaysay are trully Misse
Posted: Wed Oct 20, 2010 7:01 pm
by Cumar-Labasuul
Wa run
Not only him but also rightwing, samatar, yunis
Emperior's reer abti is also tigrinya

Re: Rightwing,Lali99,Yasmin,Helwa,Hargaysay are trully Misse
Posted: Wed Oct 20, 2010 7:13 pm
by KyrieJama
Cumar-Labasuul wrote:Wa run
Not only him but also rightwing, samatar, yunis
Emperior's reer abti is also tigrinya

Rightwing and Samatar waa rag abti jecel

Emperor ma ogaden ba dhalay?
Re: Rightwing,Lali99,Yasmin,Helwa,Hargaysay are trully Misse
Posted: Wed Oct 20, 2010 7:16 pm
by Cumar-Labasuul
garad13 wrote:Cumar-Labasuul wrote:Wa run
Not only him but also rightwing, samatar, yunis
Emperior's reer abti is also tigrinya

Rightwing and Samatar waa rag abti jecel

Emperor ma ogaden ba dhalay?
Rightwing waa nin kale iga qosliya, isagu waa muuse abokor biciide dhowr maalmoodna reer daahir iyo aadan madoobuhuu ku tufi jiray oo dhiiga ku kicin jiray waan ka kaftan, laakin iyagu si kale ayey u qaateen.
Maya, emperior waa half qoti not ogaden

Re: Rightwing,Lali99,Yasmin,Helwa,Hargaysay are trully Misse
Posted: Wed Oct 20, 2010 7:25 pm
by KyrieJama
Cumar-Labasuul wrote:garad13 wrote:Cumar-Labasuul wrote:Wa run
Not only him but also rightwing, samatar, yunis
Emperior's reer abti is also tigrinya

Rightwing and Samatar waa rag abti jecel

Emperor ma ogaden ba dhalay?
Rightwing waa nin kale iga qosliya, isagu waa muuse abokor biciide dhowr maalmoodna reer daahir iyo aadan madoobuhuu ku tufi jiray oo dhiiga ku kicin jiray waan ka kaftan, laakin iyagu si kale ayey u qaateen.
Maya, emperior waa half qoti not ogaden

Allah abtigay suldanka beesha isaaq qoti ba dhalay ba leedahay ka noqo hadalka aflagadada ah

Rightwing wuu iska kaftamiyey laakin raggan mohamed abokar wa dad iska emotional ah.
Re: Rightwing,Lali99,Yasmin,Helwa,Hargaysay are trully Misse
Posted: Wed Oct 20, 2010 7:56 pm
by Cumar-Labasuul
^ I'm just kidding about emperior
Inaar whos your reer abti ma sacad muuse?
Re: Rightwing,Lali99,Yasmin,Helwa,Hargaysay are trully Misse
Posted: Wed Oct 20, 2010 8:16 pm
by ToughGong
Cumar-Labasuul wrote:^ I'm just kidding about emperior
Inaar whos your reer abti ma sacad muuse?
I'm betting it's rer Gadiid
Re: Rightwing,Lali99,Yasmin,Helwa,Hargaysay are trully Misse
Posted: Wed Oct 20, 2010 8:26 pm
by Goljano Lion
seemeyer wrote:Cumar-Labasuul wrote:^ I'm just kidding about emperior
Inaar whos your reer abti ma sacad muuse?
I'm betting it's rer Gadiid
waa reer xarshin xarshin dhashay