Page 1 of 1

Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday

Posted: Wed Oct 20, 2010 8:43 pm
by Goljano Lion
Laascaanood, October 19, 2010 (Haatuf) – Maleeshiyo Hubaysan ayaa xoog kula wareegay Kastamka deegaanka Tukaraq ee Bariga gobolka Sool oo ay maamulkiisa gacanta ku hayeen ciidamo ka tirsan maamul goboleedka Puntland oo halkaasi ku sugnaa.

Maleeshiyadan Qabsatay Deegaanka iyo Kastamka Tukaraq oo ka soo jeeda deegaankaasi ayaa xayiray gaadiidka xamuulka ee iskaga goosha Magaalada Laascaanood iyo magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe, isla markaana dadka deegaankaasi ayaa si weyn uga cabsi qaba in dagaal rogaal celis ahi uu kalkaasi ku dhex maro ciidamadii Puntland ee laga qabsaday Kastamka iyo Maleeshiyada deegaankaasi ku soo duushay.

Sida uu ku soo waramay wariyaha Haatuf ee magaalada Laascaanood C/casiis Xuseen Maxamuud ayaa sheegay in xaalada ka soo cusboonaatay deegaankaasi ay walwal ku abuurtay dadka deegaankaa.

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday

Posted: Wed Oct 20, 2010 8:47 pm
by Goljano Lion
udun
takuraq ma deegan warsengalibaa mise dhulbahante?

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday

Posted: Wed Oct 20, 2010 9:33 pm
by udun
It is my degaan. The troops who captured are part of PL and it is a finance issue. They were in Awrboogays (Sanaag) and Hudun (Sool) and somehow there were some mishaps committed by some of the officers. This is their way of getting th admin to hear and it is all settled now. Tukaraq is a custom area where funds are generated and it has issues at times especially when duties are relieved from some of the officers.

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday

Posted: Wed Oct 20, 2010 9:39 pm
by Goljano Lion
udun wrote:It is my degaan. The troops who captured are part of PL and it is a finance issue. They were in Awrboogays (Sanaag) and Hudun (Sool) and somehow there were some mishaps committed by some of the officers. This is their way of getting th admin to hear and it is all settled now. Tukaraq is a custom area where funds are generated and it has issues at times especially when duties are relieved from some of the officers.
i get it,

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday

Posted: Wed Oct 20, 2010 9:41 pm
by ciyaal_warta
Udub
sxb there is no such thing called custom man in somalia...its just ISBAARO waxba ha qar qarin man :lol: :lol:

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday

Posted: Wed Oct 20, 2010 11:34 pm
by Goljano Lion
ciyaal_warta wrote:Udub
sxb there is no such thing called custom man in somalia...its just ISBAARO waxba ha qar qarin man :lol: :lol:
:lol: :lol:

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday

Posted: Thu Oct 21, 2010 8:39 am
by udun
ciyaal_warta wrote:Udub
sxb there is no such thing called custom man in somalia...its just ISBAARO waxba ha qar qarin man :lol: :lol:
I say it is customs area because if you don't have this custom so many checkpoints (spaao) would be created as it happened in the past and innocent travellers would be robbed. This custom removes the headache that the travellers used to experience.