Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday

Post by Goljano Lion »

Laascaanood, October 19, 2010 (Haatuf) – Maleeshiyo Hubaysan ayaa xoog kula wareegay Kastamka deegaanka Tukaraq ee Bariga gobolka Sool oo ay maamulkiisa gacanta ku hayeen ciidamo ka tirsan maamul goboleedka Puntland oo halkaasi ku sugnaa.

Maleeshiyadan Qabsatay Deegaanka iyo Kastamka Tukaraq oo ka soo jeeda deegaankaasi ayaa xayiray gaadiidka xamuulka ee iskaga goosha Magaalada Laascaanood iyo magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe, isla markaana dadka deegaankaasi ayaa si weyn uga cabsi qaba in dagaal rogaal celis ahi uu kalkaasi ku dhex maro ciidamadii Puntland ee laga qabsaday Kastamka iyo Maleeshiyada deegaankaasi ku soo duushay.

Sida uu ku soo waramay wariyaha Haatuf ee magaalada Laascaanood C/casiis Xuseen Maxamuud ayaa sheegay in xaalada ka soo cusboonaatay deegaankaasi ay walwal ku abuurtay dadka deegaankaa.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday

Post by udun »

Duplicate. I have already responded to it in another thread:

viewtopic.php?f=18&t=257427
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday

Post by The_Emperior5 »

so who are these guys Puntland soldiers or kuwi ugaadhyaha eeh dhirta la dagaalami jiray :lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday

Post by Goljano Lion »

The_Emperior5 wrote:so who are these guys Puntland soldiers or kuwi ugaadhyaha eeh dhirta la dagaalami jiray :lol:
ma kuwa dhirta haysta oo qaniinaa :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday

Post by The_Emperior5 »

Goljano Lion wrote:
The_Emperior5 wrote:so who are these guys Puntland soldiers or kuwi ugaadhyaha eeh dhirta la dagaalami jiray :lol:
ma kuwa dhirta haysta oo qaniinaa :lol:

Inay qaninan garan mayo eeh wa qolo dhulbahante oo nugaasha fog dhir iyo wax la dagaalama wa iska cali beysteyn :lol:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday

Post by udun »

Aar day huushtii Khadiija Cali :lol: iyo yarkii Goljano ee San Faransisco ku noolaa oo baqbaqdooda laga fadhiyi waayey.

Hunu hunu beena hadal aan wax tarin Habar Aweli baa leh :lol: :lol:

Waa tii hore loo yiri :mrgreen:

For those who don't know Khadija Ali is Emperor05 and she is a woman even tough she acts as a man :lol: :lol: Only SNET you will find women posting as men and men posting as women :shock:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday

Post by The_Emperior5 »

Udunow waxa iska dayoo dhirta markad jar jartaan miyaad karisan mise horta waad qanintan , Dhirta horta futoole ma idin ogalyahay inad jar jartaan manad u bahaan inad fasax ka so qaadatiid odaygaagi garowe ku fadhiyey :lol:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday

Post by udun »

The_Emperior5 wrote:Udunow waxa iska dayoo dhirta markad jar jartaan miyaad karisan mise horta waad qanintan , Dhirta horta futoole ma idin ogalyahay inad jar jartaan manad u bahaan inad fasax ka so qaadatiid odaygaagi garowe ku fadhiyey :lol:
Dee shaqadii qawmaluudnimada ee la idinku xaman jirey baad la wareegaysaa Khadija Caliyeey.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday

Post by The_Emperior5 »

dee ama suasha ka jawaab ama muranka naga daa saaxib..ninki jiray eeh arab wuxu yidhi hadu Makhnud gole ka mah maho wuxu ku maldahaya wa meheredisiye marka bal inaga daa sheeka xummada eeh suasha ka jawaab
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”