Page 1 of 1
Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday
Posted: Wed Oct 20, 2010 9:29 pm
by Goljano Lion
Laascaanood, October 19, 2010 (Haatuf) – Maleeshiyo Hubaysan ayaa xoog kula wareegay Kastamka deegaanka Tukaraq ee Bariga gobolka Sool oo ay maamulkiisa gacanta ku hayeen ciidamo ka tirsan maamul goboleedka Puntland oo halkaasi ku sugnaa.
Maleeshiyadan Qabsatay Deegaanka iyo Kastamka Tukaraq oo ka soo jeeda deegaankaasi ayaa xayiray gaadiidka xamuulka ee iskaga goosha Magaalada Laascaanood iyo magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe, isla markaana dadka deegaankaasi ayaa si weyn uga cabsi qaba in dagaal rogaal celis ahi uu kalkaasi ku dhex maro ciidamadii Puntland ee laga qabsaday Kastamka iyo Maleeshiyada deegaankaasi ku soo duushay.
Sida uu ku soo waramay wariyaha Haatuf ee magaalada Laascaanood C/casiis Xuseen Maxamuud ayaa sheegay in xaalada ka soo cusboonaatay deegaankaasi ay walwal ku abuurtay dadka deegaankaa.
Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday
Posted: Thu Oct 21, 2010 11:23 am
by udun
Duplicate. I have already responded to it in another thread:
viewtopic.php?f=18&t=257427
Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday
Posted: Thu Oct 21, 2010 5:12 pm
by The_Emperior5
so who are these guys Puntland soldiers or kuwi ugaadhyaha eeh dhirta la dagaalami jiray

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday
Posted: Thu Oct 21, 2010 11:40 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5 wrote:so who are these guys Puntland soldiers or kuwi ugaadhyaha eeh dhirta la dagaalami jiray

ma kuwa dhirta haysta oo qaniinaa

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday
Posted: Fri Oct 22, 2010 12:23 pm
by The_Emperior5
Goljano Lion wrote:The_Emperior5 wrote:so who are these guys Puntland soldiers or kuwi ugaadhyaha eeh dhirta la dagaalami jiray

ma kuwa dhirta haysta oo qaniinaa

Inay qaninan garan mayo eeh wa qolo dhulbahante oo nugaasha fog dhir iyo wax la dagaalama wa iska cali beysteyn

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday
Posted: Fri Oct 22, 2010 11:48 pm
by udun
Aar day huushtii Khadiija Cali

iyo yarkii Goljano ee San Faransisco ku noolaa oo baqbaqdooda laga fadhiyi waayey.
Hunu hunu beena hadal aan wax tarin Habar Aweli baa leh
Waa tii hore loo yiri
For those who don't know Khadija Ali is Emperor05 and she is a woman even tough she acts as a man

Only SNET you will find women posting as men and men posting as women

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday
Posted: Sat Oct 23, 2010 8:24 am
by The_Emperior5
Udunow waxa iska dayoo dhirta markad jar jartaan miyaad karisan mise horta waad qanintan , Dhirta horta futoole ma idin ogalyahay inad jar jartaan manad u bahaan inad fasax ka so qaadatiid odaygaagi garowe ku fadhiyey

Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday
Posted: Sun Oct 24, 2010 7:58 am
by udun
The_Emperior5 wrote:Udunow waxa iska dayoo dhirta markad jar jartaan miyaad karisan mise horta waad qanintan , Dhirta horta futoole ma idin ogalyahay inad jar jartaan manad u bahaan inad fasax ka so qaadatiid odaygaagi garowe ku fadhiyey

Dee shaqadii qawmaluudnimada ee la idinku xaman jirey baad la wareegaysaa Khadija Caliyeey.
Re: Tukaraq oo ciidamadii Puntland laga qabsaday
Posted: Sun Oct 24, 2010 9:21 am
by The_Emperior5
dee ama suasha ka jawaab ama muranka naga daa saaxib..ninki jiray eeh arab wuxu yidhi hadu Makhnud gole ka mah maho wuxu ku maldahaya wa meheredisiye marka bal inaga daa sheeka xummada eeh suasha ka jawaab