Page 1 of 3

21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 2:58 am
by Siciid85
War Hor-dhah Oo Ku Saabsan Ololaha Xashiisha Uruurinta Ee Ka Socda Somaliland + SAWIRO
Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa war hordhac ah oo ku saabsan ololaha Qashin uruurinta ee ka socda Gobolada iyo degmooyinka Somaliland.

Waraysi Ku Saabsan Ololaha Qshin Uruurinta Somaliland



Image


Ololahan oo ay ka qayb-qaadanayaan guud ahaan Masuuliyiinta, shirkadaha, Ururkada iyo shacabweynaha Somaliland, ayaa saaka saladii hore si habsmi ah uga bilaabmay Gobolada iyo degmooyinka Somaliland.


Image


Waana markii labaad ee Somaliland laga fuliyo ololaha qashin-uruurinta, oo Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Silnaayo hore u 3-dii September ee 2010 shaaciyey in 45-kii maalmood-ba hal wadddanka oo dhan lag fulin doono.


Image

Inta kasta oo aanu hadhaw idiin soo gudbin doono warbixin dhammaystiran oo ku saabsan sida ay waddanka uga dhaceen qashin uruurinta, hadana waxa aad halkan ka dhegaysan doontaan waraysi kooban oo dhegaysi ah


Image

Muuqaalka C/shakuur Heersare Oo Ka Qayb-qaadanaya Ololaha Qashin-uruurinta


Image

Re: 21 October = Maalinta Nadaafa Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 2:59 am
by Siciid85

Re: 21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 3:33 am
by Goljano Lion
:lol: :up:

Re: 21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 3:56 am
by ciyaal_warta
Qaldaminta waa washeen...war dee NOW and Bow baan ku nidhi :lol: :lol:

Re: 21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 3:57 am
by Goljano Lion
ciyaal_warta wrote:Qaldaminta waa washeen...war dee NOW and Bow baan ku nidhi :lol: :lol:
Balawadow, Siyaad
Aabihii Jaahilnimadow
Gaygay-goow
Hantiwadaaga waa habka
Gaajada noo horseedaye
Bulaacada baxaaysa
Mugdigi biraamaya
Dhawaaqa baaqaya
Waa barbaartii Ilkoyartow
Isbiirsadoow

:lol:

Re: 21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 4:03 am
by CoolPoisons
langaabyada ayaa qeylinaya

Re: 21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 4:07 am
by Executive
copying SSC :lol:

Image

Re: 21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 4:10 am
by Advo
:lol: :lol: :lol:

It's funny but our northern brothers are completely unoriginal, I wont be suprised if they stole the independence thingy from Somalia, cus we had it in 1960 wallahi.

Re: 21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 4:10 am
by Goljano Lion
Executive
HORTA MA RUN BAA, WAXAAN MAQALY DHULOZ AFWEYNE U SHAQAYN JIRAY WAXAY WADA AHAYEEN BASAAS, OO INTAY GURYAHA DADKA TAGAAN AYEY DAQADAHA KA DHAGAYSAN JIREEN WAXAY KU SHEEKAYSANAYAAN

Re: 21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 4:42 am
by LiquidHYDROGEN
CoolPoisons wrote:langaabyada ayaa qeylinaya
Oo yaa ka laangaabsan boonta?

Re: 21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 6:47 am
by Siciid85
Goljano Lion wrote::lol: :up:

:lol:

Re: 21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 6:54 am
by Siciid85
Goljano Lion wrote:
ciyaal_warta wrote:Qaldaminta waa washeen...war dee NOW and Bow baan ku nidhi :lol: :lol:
Balawadow, Siyaad
Aabihii Jaahilnimadow
Gaygay-goow
Hantiwadaaga waa habka
Gaajada noo horseedaye
Bulaacada baxaaysa
Mugdigi biraamaya
Dhawaaqa baaqaya
Waa barbaartii Ilkoyartow
Isbiirsadoow

:lol:


:lol:

Re: 21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 7:50 am
by Jamac_Yare
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: 21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 7:54 am
by S-D-M
Goljano Lion wrote:Executive
HORTA MA RUN BAA, WAXAAN MAQALY DHULOZ AFWEYNE U SHAQAYN JIRAY WAXAY WADA AHAYEEN BASAAS, OO INTAY GURYAHA DADKA TAGAAN AYEY DAQADAHA KA DHAGAYSAN JIREEN WAXAY KU SHEEKAYSANAYAAN

Do you have to write in caps to get your point a cross? How retarded can this people get.

Why copy others and not come with your own.

Re: 21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 8:10 am
by ToughGong
21 OCTOBER

INAGA XAADHA QUDHUNKA

Image