Page 1 of 1

21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 3:00 am
by Siciid85
War Hor-dhah Oo Ku Saabsan Ololaha Xashiisha Uruurinta Ee Ka Socda Somaliland + SAWIRO
Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa war hordhac ah oo ku saabsan ololaha Qashin uruurinta ee ka socda Gobolada iyo degmooyinka Somaliland.

Waraysi Ku Saabsan Ololaha Qshin Uruurinta Somaliland



Image


Ololahan oo ay ka qayb-qaadanayaan guud ahaan Masuuliyiinta, shirkadaha, Ururkada iyo shacabweynaha Somaliland, ayaa saaka saladii hore si habsmi ah uga bilaabmay Gobolada iyo degmooyinka Somaliland.


Image


Waana markii labaad ee Somaliland laga fuliyo ololaha qashin-uruurinta, oo Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Silnaayo hore u 3-dii September ee 2010 shaaciyey in 45-kii maalmood-ba hal wadddanka oo dhan lag fulin doono.


Image

Inta kasta oo aanu hadhaw idiin soo gudbin doono warbixin dhammaystiran oo ku saabsan sida ay waddanka uga dhaceen qashin uruurinta, hadana waxa aad halkan ka dhegaysan doontaan waraysi kooban oo dhegaysi ah


Image

Muuqaalka C/shakuur Heersare Oo Ka Qayb-qaadanaya Ololaha Qashin-uruurinta


Image

Re: 21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 3:01 am
by Siciid85

Re: 21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 4:00 am
by Goljano Lion
Balawadow, Siyaad
Aabihii Jaahilnimadow
Gaygay-goow
Hantiwadaaga waa habka
Gaajada noo horseedaye
Bulaacada baxaaysa
Mugdigi biraamaya
Dhawaaqa baaqaya
Waa barbaartii Ilkoyartow
Isbiirsadoow


:lol:

Re: 21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 6:59 am
by Keyse_0208
Waa wareeeeeeey :lol: :lol: :lol: :up: :up:

waraa, qaldaantii qashin eey u soo jeesteen maanta Noooh

Re: 21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 2:06 pm
by Siciid85
Keyse_0208 wrote:Waa wareeeeeeey :lol: :lol: :lol: :up: :up:


:lol: :up:

Re: 21 October = Maalinta Nadaafada Somaliland

Posted: Thu Oct 21, 2010 2:40 pm
by Siciid85
Goljano Lion wrote:Balawadow, Siyaad
Aabihii Jaahilnimadow
Gaygay-goow
Hantiwadaaga waa habka
Gaajada noo horseedaye
Bulaacada baxaaysa
Mugdigi biraamaya
Dhawaaqa baaqaya
Waa barbaartii Ilkoyartow
Isbiirsadoow


:lol:

seemeyer wrote:21 OCTOBER

INAGA XAADHA QUDHUNKA

Image



:lol: :lol: :lol: