now i know why Shiskabab are afraid of Jale Hirale

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

now i know why Shiskabab are afraid of Jale Hirale

Post by CoolPoisons »

Kismaayo oo dagaal looga diyaar garoobayo iyo Makarafoono lagu baahinayo ka qeyb qaadashada dagaallada

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in cabsi ay halkaasi kajirto oo waliba maalmahani dambe ay cabsida si aad ah u sii kordheyso kadib markii la dareemay culees Alshabaab uga imaanaya dhanka Ciidamada dowladda.


Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa la arkayaa iyaga oo gudaha Kismaayo la dhex wareegaya Cod baahiyeyaal dadka ugu sheegaya in ay ka qeyb qaataan dagaallada ay kula jiraan ciidamada dowladda gaar ahaan weerarka lagu soo yahay Kismaayo in la iska difaaco.


Dad badan ayaa lasoo sheegayaa in loo diiwaangeliyay si ay uga qeyb qaataan dagaallada lafilayo in lagu difaaco Kismaayo xilli ay weerar kusoo yihin halkaasi Ciidamada dowladda ee dhowaan la wareegay Baladxaawo.


Dadka kudhaqan Kismaayo ayaa shegaya in maleeshiyaad badan oo Shabaab katirsan loo daabulayo dhanka Dhoobleey oo ah halka cabsida weyn laga qabo in dagaallada xoogiisa ay ka dhacaan maadaama uu leeyahay waddooyin laga soo galo.


Ciidamada dowladda ayaa lasoo sheegayaa in markii ay la wareegeen Baladxaawo ay ku darsadeen istaraatiijiyadooda in ay weerar kusoo qaadaan Magaalada Kismaayo oo ay kataliyaan iminka Kooxda

http://mareeg.com/fidsan.php?Kismaayo-o ... 6&tirsan=2
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”