BREAKING NEWS: FIGHTING IN BELED XAWO

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

BREAKING NEWS: FIGHTING IN BELED XAWO

Post by Shirib »

War Deg Deg ah: Dagaal Goor dhawayd ka Qarxay Degmada Beledxaawo

Khamiis, Oktoobar 21, 2010 (HOL) - Dagaalkan oo ah mid aad u culus islamarkaasina la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxa uu goordhawayd ka qarxay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, waxaana uu dagaalku u dhexeeyaa Xoogaga Xarakada Alshabaab iyo Dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo garab ka heleysa ururka Ahlusunna Waljameeca.

Wararka aynu ka heleyno degmada Beledxaawo ayaa sheegaya in dagaalku bilowday maanta gabaldhicii, ilaa iyo hadana uu dagaalku socdo, waxaana ay sheegeen qaar katirsan dadka ku dhaqan degmada Beledxaawo oo ay HOL la xiriirtay in dagaalku uu yahay mid aad u weyn oo la isku adeegsanyo hubka noocyadiisa kala duwan.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in dagaalka ay qaadeen xoogaga xarakada alshabaab oo dhawaanahanba waday abaabullo dagaal oo aad u xoogan kuwaa oo ay ku doonayeen in ay ku hantaan gacan ku haynta degmada Beledxaawo.

Lama oga qasaaraha rasmiga ah ee dagaalka ka dhashay, dagaalka oo ah mid aad u culus awgeed, mana jiraan masuuliyiin katirsan dhinacyada dagaalamaya oo ka hadlay dagaaladaasi.

Wixii warar ah ee kasoo kordha dagaaladaasi waxaan idinku soo gudbin doonaa wararkeena danbe Insh'allaah.
Xasan Nuur, Hiiraan Online
hnur@hiiraan.com
Kismaayo, Soomaaliya

http://hiiraan.com/news/2010/Oct/warark ... -11353.htm
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: BREAKING NEWS: FIGHTING IN BELED XAWO

Post by zingii »

You late with it man.
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: BREAKING NEWS: FIGHTING IN BELED XAWO

Post by Shirib »

zingii wrote:You late with it man.
I haven't seen anyone report it on here, but do you know the details, since I'm late
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Khawaariij Took Beled-Xaawo back

Post by guhad122 »

http://www.dhanaan.com/newsdetails.php? ... om=&ucat=1&

Man, I was with Ilka-Yar nation on this. I am mad; how do we defeat these fockers?
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: BREAKING NEWS: FIGHTING IN BELED XAWO

Post by zingii »

Reason no one reported it is because for one if the story is true we dont know who the victor is and how many got injured etc.
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: BREAKING NEWS: FIGHTING IN BELED XAWO

Post by Shirib »

Shabelle is reporting that Beled Xawo has fallen to Al Shabaab
------------------------------------------------------------------------------------------------------
Xarakada AL Shabaab oo caawa dagaal kula wareegtay degmada Balad Xaawo.

Balad Xaawo: (Sh. M. Network) Dagaalo xoogan ayaa galabta waxaa ay ku dhexmareen degmada Balad Xaawo ciidamo ka tirsan xarakada Al Shabaab iyo ciidamada dowladda KMG iyadoo gacan ku heynta degmadaasi caawa ay la wareegeen xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo degmada Balad Xaawo, waxaa galabta maqribkii weerar culus kusoo qaaday gudaha degmadaasi ciidamo ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin kuwaasi oo la sheegay inay wateen gaadiidka dagaalka.

Ciidamada Al Shabaab ayaa la sheegay in dhowr jiho ay ka galeen degmadaasi, waxaana gudaha Magaaladaasi mar qura ka bilowday dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada Xarakada Al Shabaab iyo kuwa Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca iyo dowladda kMG oo isku dhinac ah.

Dagaalka oo marba marka ka dambeysa sii xoogeysanayay ayaa markii dambe waxaa la isla galay gudaha degmada Balad Xaawo, waxaana la maqlyay rasaas culus iyo madaafiic is bar bar socotay oo dhinacyada dagaalamayay ay isku adeegsanayeen.

Dad goobjoogayaal ah oo ku sugan gudaha degmada Balad Xaawo ayaa Shabelle u sheegay in ay arkeen dhimashada 5 askari oo ka tirsanaa dhinacyadii dagaalamayay iyo dhaawaca ku dhawaad 10 kale oo iyana u badnaa ciidamada dowladda iyo kuwa Al Shabaab ee dagaalka ku lugta lahaa.

Markii in mudo ah dagaalku uu ka socday degmada Balad Xaawo ayaa waxaa la sheegay in ciidamada dowladda ay isaga baxeen magaalada, waxaana xiligaasi Kadib gacan ku heynta degmadaasi Balad Xaawo la wareegay ciidamadii Xarakada AL Shabaab ee weerarka soo qaaday.

Ciidamadii dowladda KMG iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca ee sedaxdii Maalin ee la soo dhaafay ku sugnaa degmadaasi ayaa la sheegay inay kusuganyihiin daafaha Balad Xaawo.

Gudoomiyaha dowladda KMG ee gobolka Gedo Max’ed Cabdi Kaliil oo Shabelle ay qadka taleefanka kula xariiray xili dagaal culus uu ka socday gudaha degmada Balad Xaawo ayaa xaqiijiyay in gacan ku heynta magaalada ay la wareegeen Al Shabaab, isagoo sheegay inay iska difaaceen weeraro culus oo ay ku soo qaadeen xarakada AL Shabaab, waxaana uu tilmaamay in haatan ay ku suganyihiin daafaha Magaalada.

Majiro wali wax war ah oo ka soo baxay saraakiisha Xarakada AL Shabaab oo ku aadan weerarka dagaal ee maanta ay kula wareegeen degmada Balad Xaawom waxaana wararka caawa laga helayo degmadaasi ay sheegayaan in mararka qaar gudaha magaalada ay ku dhaceyso madaafiic aan qasaaraheeda wali la ogaan
User avatar
Somali_Boqor
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 319
Joined: Fri Jan 08, 2010 6:16 am

Re: BREAKING NEWS: FIGHTING IN BELED XAWO

Post by Somali_Boqor »

They have been on the ground for too long, they have the full support of the local population.
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: BREAKING NEWS: FIGHTING IN BELED XAWO

Post by Shirib »

Somali_Boqor wrote:They have been on the ground for too long, they have the full support of the local population.
who does?
User avatar
Somali_Boqor
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 319
Joined: Fri Jan 08, 2010 6:16 am

Re: BREAKING NEWS: FIGHTING IN BELED XAWO

Post by Somali_Boqor »

Shirib wrote:
Somali_Boqor wrote:They have been on the ground for too long, they have the full support of the local population.
who does?
who do you think :?
User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: BREAKING NEWS: FIGHTING IN BELED XAWO

Post by SultanOrder »

^He means shabab, but we have to wait for reliable reporting to happen, its still too early to tell.
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: BREAKING NEWS: FIGHTING IN BELED XAWO

Post by guhad122 »

Shirib,
That small OG website called Dhanaan is very amazing because it is not the first time I see them report a news like this first. And they are always reliable. The problem is though they don't have much on their website and I think they are Dabaqoodhi too.

Let me know by now if you don't know what Dabaqoodhi means!
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: BREAKING NEWS: FIGHTING IN BELED XAWO

Post by AhlulbaytSoldier »

LOL
Atleast the dowlad ku sheega iyo aswj were rulers of b/xaawo for 72 hours.
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: BREAKING NEWS: FIGHTING IN BELED XAWO

Post by Shirib »

guhad122 wrote:Shirib,
That small OG website called Dhanaan is very amazing because it is not the first time I see them report a news like this first. And they are always reliable. The problem is though they don't have much on their website and I think they are Dabaqoodhi too.

Let me know by now if you don't know what Dabaqoodhi means!
yea what does dhabqoodhi mean?
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

beledxaawo falls

Post by new-york24 »

Ciidamada Wilaayada Islaamiga Gedo ayaa caawa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta magaalada Beled-xaawo gobalka Gedo oo dagaal culus uu caawa Maqribkii ka bilaawday.


Goob joogayaal ayaa xaqiijiyey in ciidanka Mujaahidiinta oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ay isku fidiyeen magaalada Beled-xaawo waxaana gudaha magaalada Bilqan Meydadka Maleeshiyaadka Barre Hiiraale.



Dagaalkii galabta oo ahaa mid ay ku riiqmeen Maleeshiyaadka Amxaara kalkaalka ah ayaa gudaha magaalada uga cararay Hub iyo saanado kale balse weli wax faah faahin ah kamasoo bixin ciidanka Wilaayada Islaamiga Gedo.



Itoobiyaanka oo saaxibadood lagu jebiyey dagaalka ayaa madaafiicda BM-ka kasoo ridaya deegaanka Suufka ee dhaca Xad beenaadka, wararka qaar ayaa sheegaya in ciidanka Itoobiya ay dagaalka qayb ka ahaayeen balse ay ku jabeen.




Shacabka magaalada ayaa wadooyinka taagan xilli dagaalku soo dhamaaday waxaana waqtigii dagaalku socday la arkayey Haween Muslimaa ah oo ciidanka Mujaahidiinta Biyo caano kadaba siday taasi oo muunaysa in Reer Beled-xaawo ay wa walba u hurayaan difaaca diinta Islaamka.






Raayada Towxiidka ayaa dib loo suray Saldhigga Booliska iyo xarunta gobalka waxaana laga dejiyey Maryo ay raayo ka dhigteen Mushrikiinta iyo Maleeshiyaadka dagaal Ooge Barre Hiiraale.

SomaliMeMo kala soco wixii soo kordha.
User avatar
DANGIRL
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12793
Joined: Wed Dec 03, 2003 7:00 pm
Location: .....

Re: BREAKING NEWS: FIGHTING IN BELED XAWO

Post by DANGIRL »

Shirib wrote:
guhad122 wrote:Shirib,
That small OG website called Dhanaan is very amazing because it is not the first time I see them report a news like this first. And they are always reliable. The problem is though they don't have much on their website and I think they are Dabaqoodhi too.

Let me know by now if you don't know what Dabaqoodhi means!
yea what does dhabqoodhi mean?

:lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”