Page 1 of 1

Dhulbahantihii oo jandheertii Garanla ila DAAWADA

Posted: Thu Oct 21, 2010 1:36 pm
by Bohol iyo karaman
[youtube]uTKga0MyZnY&feature[/youtube]

Gobolkii Naascaanood :lol:

Heesahii ciyaaraha

1. Anigo Far-yaro leeg ban sacab faaladiis galay welinaa wan ku foognahay

2. Dumarka Quruxsanbaa qooqdee qudhinley ways qonborisaa

3. Ku dhiftoo ku dhiirada dhabarkaa hoos uwada dhigaa hadaan labaa caylo boodayn cali yare ku heesan ciyaartu waa iskaa cantaro baqash

4. Geelaa Dhoodi Daaqaa dhuumoodlee ka cabaa dhuugo ku cunaa mooyee maa ku dhogor xumaada

5. Karamaan jirbaa helay Geelinaa nagaa jeel wan jeesanaynaa

6. Geelaa dhalay dhawaaqiisaa gelo dhaqayo Dhegaa tiray

7. Saxan saxo udgoonaa >sool geedaa dheeraa >Saawiri Aftadaraan> Sunbo Hadla qadhaadhaa>ceeb Dumar Qadhmuuna

8. Habrow habrow habrow waxa nahayaaydiin helidoonee hablahaa horee noogu soo wada :D <Heestan ban ugu jecelahay

9. Riyo qaw ka celin maysido qawdheeree guraan maysidee qorshoy qalalaxi talaabada

10. uf eey akhas eey maxa uray maxa uray oo agteenaa ah ma bakhtibaa inodhow mise gabaadhaa boodaysaa bininaysaa bahalkii > hees reer yoonis :lol:

11. waxan soo hadoodilaan ee aanu hablahaa moodney maa higlaa

12. Naa lugta Dalaabta haygu arkinee Daaroodbaa waa sida (nin dalbaleh baa ku heesay)

Re: Dhulbahantihii oo jandheertii Garanla ila DAAWADA

Posted: Thu Oct 21, 2010 3:12 pm
by HooBariiska
sidaas waan u ciyaarki karaa, i did it last somaliland xaflad last year

jaandheer :up: :up: :up:

Re: Dhulbahantihii oo jandheertii Garanla ila DAAWADA

Posted: Thu Oct 21, 2010 6:30 pm
by udun
Bokol,

Akbar beenawaas baad tahay, waxan aad meesha ku qortay waa cantara baqash aad adigu meelahaas kasoo ururisay.

Tan adaa ku dara:
7. Saxan saxo udgoonaa >sool geedaa dheeraa >Saawiri Aftadaraan> Sunbo Hadla qadhaadhaa>ceeb Dumar Qadhmuuna
That is shame and it is you who added it.