Page 1 of 4

Al Shabaab ilaahayoo Boosaaso iyo Hargeisa gey.

Posted: Thu Oct 21, 2010 9:05 pm
by Voltage
Qosolka iyo xaasidnimada dadkagan ka muuqato for the Al Shabaab wars in koofurta ilaahay ha tuso. Aan u ducayno inay halkaas gaaraan. :up:

Re: Al Shabaab ilaahayoo Boosaaso iyo Hargeisa gey.

Posted: Thu Oct 21, 2010 9:07 pm
by Babygirl-
Amiin saa Garadaro & Qosol beey umada kale kula wareegaan nin ba Guurigisa maarku daab Qabsado hala arko inu qooslo. :up:

Re: Al Shabaab ilaahayoo Boosaaso iyo Hargeisa gey.

Posted: Thu Oct 21, 2010 9:09 pm
by Voltage
Babygirl- wrote:Amiin saa Garadaro & Qosol beey umada kale kula wareegaan nin ba Guurigisa maarku daab Qabsado hala arko inu qooslo. :up:
Maanta markee maqleen waxa ka socda Beled-Xaawo reer Qaldaan wiif baa ugu qosol badnaa. Ilaahay Shabaab ha ugu bishaareeyo. :up:

Re: Al Shabaab ilaahayoo Boosaaso iyo Hargeisa gey.

Posted: Thu Oct 21, 2010 9:14 pm
by grandpakhalif
Wait..are you supporting a group who are affiliated with international terrorists who are at war with your adopted country and your native country ? Are you also supporting those who mercilessly executed my 2nd uncle..are you also factoring in the innocents these bandits kill to achieve their goals..are you also supporting those who are battling the DKMG..are you also supporting those who lure children into their so called jihad, and lastly are you supporting those who are currently battling Col. Barre Aden Shire?

Re: Al Shabaab ilaahayoo Boosaaso iyo Hargeisa gey.

Posted: Thu Oct 21, 2010 9:15 pm
by Voltage
What a total and abject idiot

Re: Al Shabaab ilaahayoo Boosaaso iyo Hargeisa gey.

Posted: Thu Oct 21, 2010 9:17 pm
by ToughGong
grandpakhalif wrote:Wait..are you supporting a group who are affiliated with international terrorists who are at war with your adopted country and your native country ? Are you also supporting those who mercilessly executed my 2nd uncle..are you also factoring in the innocents these bandits kill to achieve their goals..are you also supporting those who are battling the DKMG..are you also supporting those who lure children into their so called jihad, and lastly are you supporting those who are currently battling Col. Barre Aden Shire?
:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Al Shabaab ilaahayoo Boosaaso iyo Hargeisa gey.

Posted: Thu Oct 21, 2010 9:19 pm
by udun
Voltage wrote:What a total and abject idiot
Voltage,

Yarku kuma fahmin, xoogaa waa isku dhex buuqsan yahay :lol: :lol: Adiga iyo isagu isku meel baad u wadeen laakiin maba sugine wuxuu kuu qaatay inaad Shabaabist tahay. :lol: :lol:

Re: Al Shabaab ilaahayoo Boosaaso iyo Hargeisa gey.

Posted: Thu Oct 21, 2010 9:19 pm
by Monk-of-Mogadishu
Never gonna happen. :|

Re: Al Shabaab ilaahayoo Boosaaso iyo Hargeisa gey.

Posted: Thu Oct 21, 2010 9:21 pm
by grandpakhalif
I don't tolerate support for the Khawarij even indirectly I'll shoot my own brother if he did..

Re: Al Shabaab ilaahayoo Boosaaso iyo Hargeisa gey.

Posted: Thu Oct 21, 2010 9:25 pm
by udun
I think the best we, the diaspora, can do is to help the wounded, the refugees who are fleeing the conflict, and those who are caught up in this tragedy. If you are aware of any one that we can forward our donations, please post it on SNET with capital letters so it can catch people's eyes.

Re: Al Shabaab ilaahayoo Boosaaso iyo Hargeisa gey.

Posted: Thu Oct 21, 2010 9:38 pm
by Goljano Lion
Voltage wrote:Qosolka iyo xaasidnimada dadkagan ka muuqato for the Al Shabaab wars in koofurta ilaahay ha tuso. Aan u ducayno inay halkaas gaaraan. :up:
:lol: sowdigan sidii gabadh yar ooy cadadu ku xumaatay u habaartamaya, ma sidaasaa ku danbaysay
aniga waxay ila tahay meesha konfuurta habaar baa ka socda

Re: Al Shabaab ilaahayoo Boosaaso iyo Hargeisa gey.

Posted: Thu Oct 21, 2010 9:43 pm
by Moguul21
Goljano Lion wrote:
Voltage wrote:Qosolka iyo xaasidnimada dadkagan ka muuqato for the Al Shabaab wars in koofurta ilaahay ha tuso. Aan u ducayno inay halkaas gaaraan. :up:
:lol: sowdigan sidii gabadh yar ooy cadadu ku xumaatay u habaartamaya, ma sidaasaa ku danbaysay
aniga waxay ila tahay meesha konfuurta habaar baa ka socda
:lol:

Re: Al Shabaab ilaahayoo Boosaaso iyo Hargeisa gey.

Posted: Thu Oct 21, 2010 9:45 pm
by HalfDzed
Monk-of-Mogadishu wrote:Never gonna happen. :|
That's what Abdullahi Yusuf first said when someone suggested Yemen. :lol:

Re: Al Shabaab ilaahayoo Boosaaso iyo Hargeisa gey.

Posted: Thu Oct 21, 2010 9:48 pm
by Basra-
Al shabaab will not reach boosaaso and Hargeisa, believe me, its imposible. Its one thing to chase the MJS from xamar, thereby or justifiably getting the name Faqqaaash---but another thing to go to their land and attack them. Believe me---these lil faqaaash will turn into big Kaarbaash, & the al shabaab will be seeing singing---bob marley no woman no cry. A cat will run and run away from u--but corner them, and in an instant--u will loose an eye or two. As much as i adore the cause of al shabaab---i dont think it is feasible for them to venture into Puntland and Somaliland. Let them handle xamar first--make something out of that mess before u get greedy. Ok? Salaam aleikum. :D

Re: Al Shabaab ilaahayoo Boosaaso iyo Hargeisa gey.

Posted: Thu Oct 21, 2010 9:56 pm
by ciyaal_warta
Voltage wrote:Qosolka iyo xaasidnimada dadkagan ka muuqato for the Al Shabaab wars in koofurta ilaahay ha tuso. Aan u ducayno inay halkaas gaaraan. :up:

war voltage sxb kuwaan hadey alshabab qabsadaan waligood alshabab ka dagi meyso, maxaa yeelay kuwani wa malab anaga reer koonfur ayaa dhaamo oo maalin neh la dagaalano oo magaaloyin ka qabsado. kuwaan north of gaalkacyo joogo ma dagaalamaan. marki laga reeebo ragi raga ahaa ee dhulbahante inta kale walee inay alshabab far u dhaqaajineen way is dhiibayaa, and for the next thousand yrs alshabab iska heysaneyso sxb. :lol: