Raisal Wasaare Armaajo Said This......

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Raisal Wasaare Armaajo Said This......

Post by LiQaaye_TDH »

Ra´iisul wasaare Farmaajo "Hawiye caqli maleh ay ku heshiiyaan lagana sugi maayo caqli iyo heshiis dhex mara qoomkaas


Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa book uu qoray 2009 ku qoray in aysan dadka hawiye ah aysan lahayn caqli ay ku heshiiyaan tasoo sabab uga dhigay fashilkii urur waynihii USC da, Mr. Farmaajo ayaa intaasii sii raaciyay in ay ku heshiin wayeen nabad dhex dooda ah xata kuwa caqliga sheegta ee nabad doonada u ah tan iyo 1991.

Wasiirka koowaad ayaa buugaasi aad ugu dhaliilay beesha Hawiye isagoona ku tilmaamay xataa dad aan xiligaan dib nabad ugu soo celin karin in ay nabad ka dhalato Soomaaliya waxuuna ku sifeeyo qoom wax in uu dunshe mooyee aanw axba dhisin taana waxaa moodaa in sanad ka hor shaqsi buug noocaasi ah oo qabiil ka dham dhamaanyo xiligaan wasiirka koowaad looga dhigo Soomaaliya oo daala dhaceyso in nabada laan

Halkaan ka aqriso Farmaajo iyo qoraalkiisa oo cadayn ah taabso linkiga
Warkaan aan wangaasaneen ee ka soo yeeray Raiisal wasaare Faramaaje ayaa waxaa laga yaba ain uu ku keeno kalsooni xuma badan dad badan oo shacab ah maxaa yeelay waa shaqsi rabo in uu dalka hogaamiyo hadana ka soo yeeraan erayo noocaas ah oo aad loogu waxyeelaayo qoomiyad dhan oo dalka Soomaliya wax ku leh uuna doonaayo in uu xukumo

Si kastaba ha ahtee waa wasiirkii koowaad ee dalka soomaro lagana helo erayo noocaas oo kale oo dadka Soomaaliyeed sii kala fogeeynaayo
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Raisal Wasaare Armaajo Said This......

Post by The_Emperior5 »

this so waagacusub news iyo daynile :lol: :lol:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Raisal Wasaare Armaajo Said This......

Post by Executive »

waagacusub aka beentacusub :lol:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Raisal Wasaare Armaajo Said This......

Post by The_Patriot »

LiQaaye_TDH wrote:Ra´iisul wasaare Farmaajo "Hawiye caqli maleh ay ku heshiiyaan lagana sugi maayo caqli iyo heshiis dhex mara qoomkaas


Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa book uu qoray 2009 ku qoray in aysan dadka hawiye ah aysan lahayn caqli ay ku heshiiyaan tasoo sabab uga dhigay fashilkii urur waynihii USC da, Mr. Farmaajo ayaa intaasii sii raaciyay in ay ku heshiin wayeen nabad dhex dooda ah xata kuwa caqliga sheegta ee nabad doonada u ah tan iyo 1991.

Wasiirka koowaad ayaa buugaasi aad ugu dhaliilay beesha Hawiye isagoona ku tilmaamay xataa dad aan xiligaan dib nabad ugu soo celin karin in ay nabad ka dhalato Soomaaliya waxuuna ku sifeeyo qoom wax in uu dunshe mooyee aanw axba dhisin taana waxaa moodaa in sanad ka hor shaqsi buug noocaasi ah oo qabiil ka dham dhamaanyo xiligaan wasiirka koowaad looga dhigo Soomaaliya oo daala dhaceyso in nabada laan

Halkaan ka aqriso Farmaajo iyo qoraalkiisa oo cadayn ah taabso linkiga
Warkaan aan wangaasaneen ee ka soo yeeray Raiisal wasaare Faramaaje ayaa waxaa laga yaba ain uu ku keeno kalsooni xuma badan dad badan oo shacab ah maxaa yeelay waa shaqsi rabo in uu dalka hogaamiyo hadana ka soo yeeraan erayo noocaas ah oo aad loogu waxyeelaayo qoomiyad dhan oo dalka Soomaliya wax ku leh uuna doonaayo in uu xukumo

Si kastaba ha ahtee waa wasiirkii koowaad ee dalka soomaro lagana helo erayo noocaas oo kale oo dadka Soomaaliyeed sii kala fogeeynaayo
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Raisal Wasaare Armaajo Said This......

Post by LiQaaye_TDH »

its actually from Dayniile.com
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Raisal Wasaare Armaajo Said This......

Post by The_Emperior5 »

LiQaaye_TDH wrote:its actually from Dayniile.com
manaan garan
:lol:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Raisal Wasaare Armaajo Said This......

Post by The_Patriot »

Caqli xumada hawiyah firi they kicked out ina Sharmake and know they want to boot out Farmajo, they think that in so doing a Hawiye will become a PM :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Raisal Wasaare Armaajo Said This......

Post by The_Emperior5 »

The_Patriot wrote:Caqli xumada hawiyah firi they kicked out ina Sharmake and know they want to boot out Farmajo, they think that in so doing a Hawiye will become a PM :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Hawiye deserve to be prime minister and president :som:
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5892
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: Raisal Wasaare Armaajo Said This......

Post by waryaa »

In this thesis, he clearly demonstrates how he is an individual thinker, not a tribal spokesman like so many somali politicians.

here's the book
http://mxcdn.horseedmedia.net/wp-conten ... OMALIA.pdf

I don't know why he did it but Mr. Sharif watered down what was written in the book and defended Ethiopia. Here is Sharif's remarks about the book and voice (i didn't hear it but says click here) http://horseedmedia.net/2010/10/21/mada ... -farmaajo/

I read parts of the book and I see it as a well prepared report on recent Somali history. He is most critical of Siad Barre than anyone else in the parts I read so far.

download, read it and judge it for yourself.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Raisal Wasaare Armaajo Said This......

Post by The_Patriot »

The_Emperior5 wrote:
The_Patriot wrote:Caqli xumada hawiyah firi they kicked out ina Sharmake and know they want to boot out Farmajo, they think that in so doing a Hawiye will become a PM :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Hawiye deserve to be prime minister and president :som:
Yeah only in :sland: :up:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Raisal Wasaare Armaajo Said This......

Post by Executive »

waryaa wrote:In this thesis, he clearly demonstrates how he is an individual thinker, not a tribal spokesman like so many somali politicians.

here's the book
http://mxcdn.horseedmedia.net/wp-conten ... OMALIA.pdf

I don't know why he did it but Mr. Sharif watered down what was written in the book and defended Ethiopia. Here is Sharif's remarks about the book and voice (i didn't hear it but says click here) http://horseedmedia.net/2010/10/21/mada ... -farmaajo/

I read parts of the book and I see it as a well prepared report on recent Somali history. He is most critical of Siad Barre than anyone else in the parts I read so far.

download, read it and judge it for yourself.


Thanks for the post :up:
ahmed yey
Posts: 168
Joined: Wed Dec 16, 2009 11:41 am
Location: Baled xawo ,gedhweyne ,dollow,shatolow.damase

Re: Raisal Wasaare Armaajo Said This......

Post by ahmed yey »

He was just preparing thesis.i wonder with websites iskudir badana.wale kuwan akhir xagey gali ,esp dahir calasow .boycot this websites.he even described abe as a thug.
ahmed yey
Posts: 168
Joined: Wed Dec 16, 2009 11:41 am
Location: Baled xawo ,gedhweyne ,dollow,shatolow.damase

Re: Raisal Wasaare Armaajo Said This......

Post by ahmed yey »

He was just preparing thesis.i wonder with websites iskudir badana.wale kuwan akhir xagey gali ,esp dahir calasow .boycot this websites.he even described abe siyad a thug.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Raisal Wasaare Armaajo Said This......

Post by The_Patriot »

In the South, the Italian colony found similar willingness in two loyal tribes: the Majeerteen of the Darood clan and the Mudulod, sub-clan of the Hawiye. These two southern tribes helped the Italians without reservation. In return, Italian and British colonies enabled these clans to claim some superiority over the other clans in terms of wealth, scholarship for their children in London and Rome, and future government influence in the post-decolonial era.Naturally, when the Somali government was formed, most parliamentary seats went to those tribes that had been loyal to the colonial rulers, as they were seen as best suited to stability. Somalia’s first president, Adan Abdulle Osman, is a prime example. He was a former civil servant under the Italians as a member of the Mudulod, Hawiye sub-clan. On the other hand, his prime minister, Italian-educated Abdirashid Ali Sharmarke, came from the other favorite tribe, the Majeerteen of the Darood clan.
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Man I am starting to like this guy 8-)
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Raisal Wasaare Armaajo Said This......

Post by The_Patriot »

Siad Barre was willing to create third party enemies in Europe and Ethiopia in order to unite his people behind his regime. He portrayed himself as the father and savior of his people and nation. Then he contradicted himself, waging an unnecessary war against Ethiopia which depleted the country’s funds and military apparatus. This war took its toll on Somalia and Siad Barre’s regime. It puts the dictator in a very precarious position as to how to solidify his power and root out any threats without alienating his people. The regime survived largely because of its effective management of clan conflict
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”