The Brave SNM Warriors Easten S-Land (Division 7)

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

The Brave SNM Warriors Easten S-Land (Division 7)

Post by LiQaaye_TDH »

History (Buraoonline.com) 23.10.10 Halkan waxaanu idinku soo gubindoonaa hadii ilay yidhaahdoTaariikhdii, Halgankii iyo dagaaladii lagu hoobtay ee Bad iyo beriba lahaa ee ay ga kashay Guutadii Todobaad oo ahayd guuto qaybweyn ka ciyaartay Xorayntii wadanka Somaliland. Kooxda todobaad waxay lahayd hab meliteri oo u gaar ah oo ay ke howlgeli jirtay waxay inta badan targetgarayn jirtay meesha ay fadhiyaan ciidamada dowlada waxay lahayd awood Militery oo dhamaystiran taas oo ay sababtay kooxda todobaad oo ay hogaaminayeen rag khibrad u leh maamulka meleteriga iyo dagaalka gurilaha. Kuutada Todobaad waxaa hogaaminayay Major Mujaahid Maxamed Faarax Cali daad Markii danbena waxaa hogaaminayey Mujaahid Lieutenant Colonel Cisman Cawed Xaashi (Dacasle) iyo Mujaahid Colonel Carab Ducaale Cilmi. Guutada todobaad oo ku guulaystay dagaaladii ay intabadan ay lagashay ciidamada dowlad ku sheegatii dhimatay ayaa ahaa ku layaab lah oo kaga yaabiyey in badan oo ah dad ka maqlay siday shegeen mujaahidiin badan oo ka qaybgalay Hadaba waxaanu halkan idinku soo gudbindoonaa qayb qayb sidii ay ugu guulaysatay todobaad hagankii dibuxoaynta wadanka. Aaga ay intabadan ka dagaalamaysay waxaa ka mid ahaa (Xudun, Xamilka,Ceel Afweyn, Ceerigaabo,Oog, Garadag, laamida, Badweyn, Qoridheere, Godheeli, Gowsaweyne, Berkeda Cali Xirsi, Xudun, Caynaba Habariheshay, Wadaamagoo, Ceeldhaab, Jiidali, Badhan, Dhoqoshay,Sincaro Faraguul, Guumays Yeyle. Hadaba qaybta ugu horaysa waxaadu idiin ku soo gudbindoonaa waraysi aanu layeelanay15 January 1997 Mujaahid Cali Cali Xirsi Axmed (Talalaxo) oo markaa ku sugnaa Wadanka in ingriiska Mujaahidka oo in badan ka qaybgalay dagaaladii ay gashay guutada Todabaad iyo koobaadba. Waxaad kala socon kartaa waraysigaan qaybta labaad ee guutada todobaad ee wiiga danbe inshaa alaah. Lasoco qaybta Labaad

Waxii faah faafin ah iyo hadii aanu wax katagnayba waxaad nagasoo xidhiidhaa
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The Brave SNM Warriors Easten S-Land (Division 7)

Post by The_Emperior5 »

Cismaan cawad xaashi was a general Wuxu ka qayb qaatay dagaalki 77 , 1984 bu so talabay. he is still alive ilahay cimriga ha u dhereyo inkasto imika nin weyn yahay
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The Brave SNM Warriors Easten S-Land (Division 7)

Post by LiQaaye_TDH »

This Division was working with the Divison Koobad, but they were fighting in the Far East, and some times with Koobad.... Blessd men ilaahay ha Daaye...
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: The Brave SNM Warriors Easten S-Land (Division 7)

Post by malakumod »

LiQaaye_TDH wrote:History (Buraoonline.com) 23.10.10 Halkan waxaanu idinku soo gubindoonaa hadii ilay yidhaahdoTaariikhdii, Halgankii iyo dagaaladii lagu hoobtay ee Bad iyo beriba lahaa ee ay ga kashay Guutadii Todobaad oo ahayd guuto qaybweyn ka ciyaartay Xorayntii wadanka Somaliland. Kooxda todobaad waxay lahayd hab meliteri oo u gaar ah oo ay ke howlgeli jirtay waxay inta badan targetgarayn jirtay meesha ay fadhiyaan ciidamada dowlada waxay lahayd awood Militery oo dhamaystiran taas oo ay sababtay kooxda todobaad oo ay hogaaminayeen rag khibrad u leh maamulka meleteriga iyo dagaalka gurilaha. Kuutada Todobaad waxaa hogaaminayay Major Mujaahid Maxamed Faarax Cali daad Markii danbena waxaa hogaaminayey Mujaahid Lieutenant Colonel Cisman Cawed Xaashi (Dacasle) iyo Mujaahid Colonel Carab Ducaale Cilmi. Guutada todobaad oo ku guulaystay dagaaladii ay intabadan ay lagashay ciidamada dowlad ku sheegatii dhimatay ayaa ahaa ku layaab lah oo kaga yaabiyey in badan oo ah dad ka maqlay siday shegeen mujaahidiin badan oo ka qaybgalay Hadaba waxaanu halkan idinku soo gudbindoonaa qayb qayb sidii ay ugu guulaysatay todobaad hagankii dibuxoaynta wadanka. Aaga ay intabadan ka dagaalamaysay waxaa ka mid ahaa (Xudun, Xamilka,Ceel Afweyn, Ceerigaabo,Oog, Garadag, laamida, Badweyn, Qoridheere, Godheeli, Gowsaweyne, Berkeda Cali Xirsi, Xudun, Caynaba Habariheshay, Wadaamagoo, Ceeldhaab, Jiidali, Badhan, Dhoqoshay,Sincaro Faraguul, Guumays Yeyle. Hadaba qaybta ugu horaysa waxaadu idiin ku soo gudbindoonaa waraysi aanu layeelanay15 January 1997 Mujaahid Cali Cali Xirsi Axmed (Talalaxo) oo markaa ku sugnaa Wadanka in ingriiska Mujaahidka oo in badan ka qaybgalay dagaaladii ay gashay guutada Todabaad iyo koobaadba. Waxaad kala socon kartaa waraysigaan qaybta labaad ee guutada todobaad ee wiiga danbe inshaa alaah. Lasoco qaybta Labaad

Waxii faah faafin ah iyo hadii aanu wax katagnayba waxaad nagasoo xidhiidhaa
look at these kids trying to manufacture history!
these so called 'mujahids' were not fighting the somali military since the SNA had no military bases in any of these places (Xudun, Xamilka,Ceel Afweyn, Ceerigaabo,Oog, Garadag, laamida, Badweyn, Qoridheere, Godheeli, Gowsaweyne, Berkeda Cali Xirsi, Xudun, Caynaba Habariheshay, Wadaamagoo, Ceeldhaab, Jiidali, Badhan, Dhoqoshay,Sincaro Faraguul, Guumays Yeyle). these bunch of ragtag tribal miltias were fighting a tribal war attacking innocent nomads in the countryside. furthermore, these SNM 'warrior mujahids' lost thousands of men fighting in qordheree,oog, caynaba, Ceeldhaab, yeyle and guumeys against just one subclan of dhulbahante. these are the kind of brave heroes you people worship :down:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The Brave SNM Warriors Easten S-Land (Division 7)

Post by The_Emperior5 »

malakumod wrote:

Well you were fighting in the name of your goverment the so called faqash goverment ba Hubku siisay la dagaalaan ba lugu yidhi SNM so your just a Tribal Militia men protecting siyaad bare for clan reasons against the SNM manu ina dafle Hub m16 idinka dhergin oo aad tidhahdeen war axmedow dhici wa ma dhulbahanta M16 Yaqaana sida loo riido :lol: Hubki ay haysteen na walaga furtay :lol:

The_Emperior5 wrote:

loooooooool @ Hubki ay haysteen na walaga furtay!
horta caruurta in aan la murmaa wa qalad, ina dhiig muslimna lagu faanona waa qalad.
laakin su'aal yar baan ku weydinayaa. Qordheree kaliya inta nin ee SNM ah ama isaaq ah ee dhimatay ma ogtahay? dagaalkii caynaba, guumeys, ceeldheb, badweyn se inta ku dhimatay ma ogtahay?.raggii se tolka oo dhan haadka wadhay cid ay yihiin ma taqaan.?
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The Brave SNM Warriors Easten S-Land (Division 7)

Post by LiQaaye_TDH »

Malakou....SNM warriors occupied every Dhullbahante Village West of Laascanood, to the time Your Main Garaad came to Burco in 91 begging for his people to be saved from the SNM Might in North of Somalia(Somaliland), and the SNM Made him Sign the Somaliland Deal for the Dhullos if they wanted to live in peace in Somaliland... The SNM Koobad Division controled Buuhoodle for a week, after they took over from the Faqash Regime, not the Dhullo geeljires in the area....

Im surprisd the Dhullos who were saved by the HJ, when the Garxajis Division came to Buuhoodle with over 100 armed vehicles and 1000s of soldiers, who wanted to take over Lascanood and anything beyond, and the Habar jeclo saved them from the Garxajis, Abaalka Ba'a :down:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The Brave SNM Warriors Easten S-Land (Division 7)

Post by The_Emperior5 »

Yeah it was ina kahin who saved the dhulos,,, who said wa magantayda yaan la tabaan Abduraxmaan tuur at that time Chairman of the SNM respected his wishes eventhough , He could not controll Muj Libaahe and Muj Axmed mire Oo nugaasha sara ka so galay sool. Ciidanki kobaad wa run balidhig xaruntoodi intay ka so dhaqaqeen ayay wixii yaalaay buhoodle so qaadeeen wa intanu Garaad cabdiqani iman Xarunta SNM Baligubudle.
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: The Brave SNM Warriors Easten S-Land (Division 7)

Post by malakumod »

LiQaaye_TDH wrote:Malakou....SNM warriors occupied every Dhullbahante Village West of Laascanood, to the time Your Main Garaad came to Burco in 91 begging for his people to be saved from the SNM Might in North of Somalia(Somaliland), and the SNM Made him Sign the Somaliland Deal for the Dhullos if they wanted to live in peace in Somaliland... The SNM Koobad Division controled Buuhoodle for a week, after they took over from the Faqash Regime, not the Dhullo geeljires in the area....

Im surprisd the Dhullos who were saved by the HJ, when the Garxajis Division came to Buuhoodle with over 100 armed vehicles and 1000s of soldiers, who wanted to take over Lascanood and anything beyond, and the Habar jeclo saved them from the Garxajis, Abaalka Ba'a :down:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
caruur ee caynka ba' baan maqli jiray :lol: alla yarku sheeko xuma
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: The Brave SNM Warriors Easten S-Land (Division 7)

Post by malakumod »

The_Emperior5 wrote:Yeah it was ina kahin who saved the dhulos,,, who said wa magantayda yaan la tabaan Abduraxmaan tuur at that time Chairman of the SNM respected his wishes eventhough , He could not controll Muj Libaahe and Muj Axmed mire Oo nugaasha sara ka so galay sool. Ciidanki kobaad wa run balidhig xaruntoodi intay ka so dhaqaqeen ayay wixii yaalaay buhoodle so qaadeeen wa intanu Garaad cabdiqani iman Xarunta SNM Baligubudle.
war nacanacday inta aad iska dhaaftii, hadii aad rabtiid ni ayno xaqiiq ka hadlano ka jawab, su'aashi an ku weydiiyey.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The Brave SNM Warriors Easten S-Land (Division 7)

Post by LiQaaye_TDH »

Malakumood... Tariikhdaada wa la haya inaad Footsoldier uu tahay Cidi madax noqotaba... Haddana waxaad Footsoldier uu noqonaysa Silaanyo :lol:
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: The Brave SNM Warriors Easten S-Land (Division 7)

Post by malakumod »

LiQaaye_TDH wrote:Malakumood... Tariikhdaada wa la haya inaad Footsoldier uu tahay Cidi madax noqotaba... Haddana waxaad Footsoldier uu noqonaysa Silaanyo :lol:
adeero iska fadhiso waxad tahay caruur aan aduunba war uhayn ee. anigaba macno ku yeelnay oo ku quote garaynay ee just go back to copying and pasting gacan ku rimis article from shitty websites written by the like of you. you have noticed a similar qualities between you and siciid eventhough he is more of visual learner. waaxad tihin laba canteynle hadla kuba waa idinku qasaare :down:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: The Brave SNM Warriors Easten S-Land (Division 7)

Post by Siciid85 »

Big respects to ( Division 7) but got nothing on the most fierce Guto in eastern Somaliland ( Gutaada Muj.Axmed Miire & Col.Libaahe) who made many groups almost extinct in sanaag. despites that i don't agree with some of the things they have done.
Last edited by Siciid85 on Sat Oct 23, 2010 12:08 pm, edited 1 time in total.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The Brave SNM Warriors Easten S-Land (Division 7)

Post by LiQaaye_TDH »

Malakommud... Haddi macal runta lagu sheego, maxaaad uga cararta? Miskiin ayaad tahaye, Ka Faidayso Tariikhda Lagu Duugay Qurjiilahad ceeb :mrgreen:
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: The Brave SNM Warriors Easten S-Land (Division 7)

Post by Somalistan »

Hadii barigaa xasuuq lagu dhigi lahaa dhiloz, wasans and all other dooros like the USC maanta hadal uma yaaleen. Sidii USC ay ugashay oo kalaa haboonayd. Laakin Isaaqu waa dad beer jilicsan oo markay arkeen Dhiloz Garaad uu yimid baryayna SNM chairman Abdirahman Tuur ayaa la iska daayey.

Xatta waxa ay saxeexeen Gooni Isu taaga Somaliland maalin hadh cad ayaa qalinka Qasab layidhi ku duuga, kuna saxeexin sidii inkastoo ay laabtoodu aysan rabbin in samayso. Taas ayaa ladhahaa awood sheegasho. :clap:

Iskaba Illow barigaa hadda miyaanay ahayn kuwan gaaf wareegaya oo soo dhacsan la' tuuladoodii Naas Canood. :clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”