Waxad arkaysa casriga cusub dad magacii Somali isticmaalaya iyo wadanka.hadana hadad u fiirsato ula jeedadu wa qabiil oo dano qabiil uun bu uhadlayo oo ka hormarinaya somalinimadi iyo diinta,ya ogada dadka noocas ah waqtiga damena heer waxu gadhaya uu qabiilka uu sheeganayo sii kala shaandha shaandheeyo,sow inkaar ma'aha dad iyo dal aan waxa u fiican oo dan u ah gadhanayn.
