Denmark Minister of development &inter cooparation visit S/l

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Denmark Minister of development &inter cooparation visit S/l

Post by The_Emperior5 »

War Degdega: Wafti Heer Sare Ah Oo Uu Hogaaminayo Wasiirka Horumarinta Iyo Xidhiidhka Caalamiga Ah Ee Dawlada Denmark Oo Saaka Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargeysa.

Hargeysa(Ramaas) Okt. 26, 2010 – Waxa Saaka abaaro 10-kii subaxnimo kasoo dagay gegada dayuuradaha ee Cigaal International Airport ee Magaalada Hargeisa wafti balaadhan oo ka socday dawlada wadanka Denmark oo uu hogaaminayo Wasiirka Horumarinta iyo xidhiidhka Caalamiga ah Mr. Sorn Pind oo ay weheliyaan masuuliyiin iyo madax kale oo ka tirsan hay’adaha iyo dawlada Denmark.

Waftiga waxa saaka ku qaabilay Garoonka caalamiga ah ee Cigaal International Airport koox kamid ah wasiirada xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka Arimaha dibada iyo xidhiidhka Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi iyo saraakiisha ciidank booliska Somaliland.

Waxa gabi ahaanba aad loo adkeeyay amaanka jidka dheer ee isku xidha garoonka diyaaradaha Cigaal iyo madaxtooyada, halkaas oo la filayo in waftigu ugu horeyn kulan la yeesho madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Siilaanyo), iyo hay’adaha kala duwan ee xukuumada.

Warka oo faahfaahsan kala socda shabakada Ramaasnews.com goor dhow hadii Allaha awooda lihi ogolaado.

Ramaasnews Desk

Hargeisa.
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Denmark Minister of development &inter cooparation visit

Post by abdalla11 »

Sh sharif should boycot Denmark
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Denmark Minister of development &inter cooparation visit

Post by The_Emperior5 »

abdalla11 wrote:Sh sharif should boycot Denmark
:lol: :lol: :lol:

Sh dalxis is busy inu farmaajo barlamaanka dhex mariyo :lol: :lol:

ma denmark bu taag u haya
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Denmark Minister of development &inter cooparation visit

Post by abdalla11 »

The_Emperior5 wrote:
abdalla11 wrote:Sh sharif should boycot Denmark
:lol: :lol: :lol:

Sh dalxis is busy inu farmaajo barlamaanka dhex mariyo :lol: :lol:

ma denmark bu taag u haya
Is jalaato still not sworn in? bal maxay ku naceen?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Denmark Minister of development &inter cooparation visit

Post by The_Emperior5 »

yeah he has some big problems dhibaato fara badan ba farmaajo haya and i dont think dalxiis can safe him i mean there are 500 parliamanterians in the tfg :lol:
User avatar
Paddington Bear
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2908
Joined: Wed Jun 24, 2009 8:20 am
Location: Over there..

Re: Denmark Minister of development &inter cooparation visit

Post by Paddington Bear »

abdalla11 wrote:Sh sharif should boycot Denmark
That was going to be his next destination, he's issuing instructions to cancel that trip as we speak. :mrgreen:
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: Denmark Minister of development &inter cooparation visit

Post by Cirwaaq »

Why would Sharif waste his time and effort on the northern lands. His main agenda should focus on koonfur and it's stability since he does not have direct influence on their aid allocation it is perhabs time to think outside the 1sq km and show the lands he is not envious nor an impediment to their progress. The moment he can begin to stop seeing them as competition and turn his attention closer to home he is a new path.

It shall soon be every land for itself :up:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Denmark Minister of development &inter cooparation visit

Post by abdalla11 »

The_Emperior5 wrote:yeah he has some big problems dhibaato fara badan ba farmaajo haya and i dont think dalxiis can safe him i mean there are 500 parliamanterians in the tfg :lol:
lol lakiin the fat kid from Canada use to handle them infact the Galkacyo-agreement was one hell of a job :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Denmark Minister of development &inter cooparation visit

Post by The_Emperior5 »

abdalla11 wrote:

yeah cumar buur was cool he got a few million i heard he is in dubai at jumaro beach right now maalinti u ka so dhoofay nairobi he went to UAE wali hony moon bu ku jira

Cumar buur got owned a few times though heshiski ibi maad ilawday iyo piracy basekii :lol:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Denmark Minister of development &inter cooparation visit

Post by abdalla11 »

The navy is based in Puntland, Ibbi became a little obstacle not a big problem. The trick is to have mighty friends, Cumar was befriended with Abdiqeybdid :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Denmark Minister of development &inter cooparation visit

Post by The_Emperior5 »

abdalla11 wrote:The navy is based in Puntland, Ibbi became a little obstacle not a big problem. The trick is to have mighty friends, Cumar was befriended with Abdiqeybdid :lol:
No i mean the big one the one they international community promised 200 million investment Cumar buur was not bad he did what he could do with the failed TFG, now lets see Mr cheese
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Denmark Minister of development &inter cooparation visit

Post by abdalla11 »

sxb come on we can't compete with djibouti lakiin we stood our ground, djibouti won because of irirism it was irir vs PL 8-)
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Denmark Minister of development &inter cooparation visit

Post by The_Emperior5 »

abdalla11 wrote:sxb come on we can't compete with djibouti lakiin we stood our ground, djibouti won because of irirism it was irir vs PL 8-)

True waad dadaasheeen i have to say that
Irirsm lol
so what are the plans dor 2011 who is going to xammer to be the pm or president
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Denmark Minister of development &inter cooparation visit

Post by Dhaga Bacayl »

The_Emperior5 wrote:War Degdega: Wafti Heer Sare Ah Oo Uu Hogaaminayo Wasiirka Horumarinta Iyo Xidhiidhka Caalamiga Ah Ee Dawlada Denmark Oo Saaka Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargeysa.

Hargeysa(Ramaas) Okt. 26, 2010 – Waxa Saaka abaaro 10-kii subaxnimo kasoo dagay gegada dayuuradaha ee Cigaal International Airport ee Magaalada Hargeisa wafti balaadhan oo ka socday dawlada wadanka Denmark oo uu hogaaminayo Wasiirka Horumarinta iyo xidhiidhka Caalamiga ah Mr. Sorn Pind oo ay weheliyaan masuuliyiin iyo madax kale oo ka tirsan hay’adaha iyo dawlada Denmark.

Waftiga waxa saaka ku qaabilay Garoonka caalamiga ah ee Cigaal International Airport koox kamid ah wasiirada xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka Arimaha dibada iyo xidhiidhka Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi iyo saraakiisha ciidank booliska Somaliland.

Waxa gabi ahaanba aad loo adkeeyay amaanka jidka dheer ee isku xidha garoonka diyaaradaha Cigaal iyo madaxtooyada, halkaas oo la filayo in waftigu ugu horeyn kulan la yeesho madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Siilaanyo), iyo hay’adaha kala duwan ee xukuumada.

Warka oo faahfaahsan kala socda shabakada Ramaasnews.com goor dhow hadii Allaha awooda lihi ogolaado.

Ramaasnews Desk

Hargeisa.

Great news.
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Denmark Minister of development &inter cooparation visit

Post by abdalla11 »

no idea, if you're a popular candidate there's zero chance to be named, nobody knew of Cumar or Farmaajo. The only ministery of PL that is doing excellent work is the ministery of Health, the young doctor is doing great work, 2011 will be a good year insha Allah from Calula to xudun from Goldogob to Las qoray
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”