Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray

Post by Mr_Alfaas »

Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray baaq ay Madaxweyne Siilaanyo ugaga digayaan in uu xilka ka qaado Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland
Hargeysa (Ishanews) Suldaanka guud ee beesha Ayuub Suldaan Daahir Suldaan Aamin iyo Boqorka Beeshaasi Boqor Cali Xuseen Kaahin ayaa soo saaray baaq ay ku dhaleecaynayaan Sadkii uu Madaxweyne Siilaanyo beeshooda ka siiyay xilalka Xukuumaddiisa isla markaana waxa ay uga digeen inuu ku talaabsado inuu xilka ka qaado safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland Maxamed Xasan Siciid oo ka soo jeeda Beeshooda, taasoo ay ku tilmaameen inay tahay hadii ay dhabawdo inuu xilka ka qaado inay la cuslaan doonto madaxweyne siiranyo .
Baaqaas ay soo saareen Madax-dhaqameedka Beesha Ayuubna waxa uu u dhignaa sidan “ hadaanu nahay Beesha Sayla Bari waxaanu jawaab waafiya ka bixin doonaa haddii ay dhabawdo badalka Safiirka Ethopia u fadhiya Somaliland
Sida umada reer Somaliland markhaatiga ka tahay waxa beesha Sayla bari ku gaadhay xusul-duubkii loogu jiray isbedela nabad badan, waxaanay Filaysay in Xukuumadda maanta jirtaa noqoto mid dhayda hadimooyinkii ka soo gaadhay wakhtigii dedaalka loogu jiray isbedelka balse taa digeed ay xukuumadan uu Madaxweynaha ka yahay Siilaanyo ay Sad uga dhigtay qadin aan hore taariikhda Beesha u soo marin.
Inkasta oo ay yar iyo weyn beesha Sayla bari ka xumaatay qadinta uu ula badheedhay Madaxweyne Siilaanyo hadana waxgaradka beeshu wuxuu ka xishooday inuu si cad u dhaleeceeyo ka been sheegista uu Madaxweynuhu ka been sheegay xarfaha ku qoran buuggii midabka fiicnaa ee dadka iyo dalka lagu Beer-laxawsanayay iyo balan-qaadyadii hal ku dhega looga dhigayay Sinaanta iyo Cadaalada.
Si kastaba ha ahaatee iyadoo beeshii ugu horeysay ee uu Madaxweyne Siilaanyo kula dul kufo cadaalad daradu ay noqotay beeshii Hiilka ugu wey siisay wakhtigii uu xusl-duubka ugu jiray hogaanka Dalka, iyada oo aanu waliba Garawshiiyo ka bixin waxa hadana fajac iyo amakaag nagu noqotay in xilkii yaraa ee aanu ka xishoonay inaa saluugno markii horeba uu hadana yidhaa waan la noqday.
Run ahaantii waxaan u sheegaynaa Madaxweynaha haddii ay arrintani la fududahay inay la cuslaan doonto, waxaanan u sheegaynaa in arrintiisani tahay habartii tidhi dhulow kaama kaco.
Waxaan leenahay haddii aad ka xishoon weyday, damiirkaaguna kuu diidi waayay inaad beesha Sayla Bari Sad-quudhsigii ugu darto Duco qabe, anana waxaanu ilaabi doonaa wixii aan xeerinaynay”.
Mahadsanidin
Suldaanka Guud ee Beesha Ayuub Boqorka Beesha Ayuub
Suldaan Daahir Suldaan Aamin Boqor Cali Xuseen Kaahin
C/raxman Osman C/laahi (Isbatore)
Ishanews Media Group
Email. expensiveman_10@hotmail.com

:lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray

Post by The_Emperior5 »

Ayub ma waxay bilabeen inay Madaxweynaheena u hanjabaaan :down: :down:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray

Post by Mr_Alfaas »

The_Emperior5 wrote:Ayub ma waxay bilabeen inay Madaxweynaheena u hanjabaaan :down: :down:
ayuub ma hanjabin ee boqorki iyo suldaanki ayub ayaa hanjabay,bal maxad u malayn inta hadhay :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray

Post by The_Emperior5 »

suldaanka ayub iyo boqorka ayub wuxu matala qabilka ayub :|
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray

Post by LiQaaye_TDH »

I think we have to Wage War on the Ayuub :lol: :lol: :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray

Post by Mr_Alfaas »

LiQaaye_TDH wrote:I think we have to Wage War on the Ayuub :lol: :lol: :lol:
whats wage war sxb
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray

Post by Khalid Ali »

Mr_Alfaas wrote:
LiQaaye_TDH wrote:I think we have to Wage War on the Ayuub :lol: :lol: :lol:
whats wage war sxb
DAGAAL LUGU QAADO BEESHA AYUB :lol:
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray

Post by Dhaga Bacayl »

Ayuub are the wrong family to mess with. Sillanyo should know better.

Walaahi reer ka xaragao iyo nabad jecel inaan Somaliland laga so helayn.

Don’t take their kinds as a sign of weakness Mr. President and have a respect for the MUDAN of Sh. Isaxaaq. :up:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray

Post by Mr_Alfaas »

khalid ali wrote:
Mr_Alfaas wrote:
LiQaaye_TDH wrote:I think we have to Wage War on the Ayuub :lol: :lol: :lol:
whats wage war sxb
DAGAAL LUGU QAADO BEESHA AYUB :lol:
ma aanu guulno miyaa..... :lol: :lol:


wale h.j war kale inaanay soo wadanin baan arkayey,aanu guulno ayey arinkedu noqdey :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray

Post by Mr_Alfaas »

Dhaga Bacayl wrote:Ayuub are the wrong family to mess with. Sillanyo should know better.

Walaahi reer ka xaragao iyo nabad jecel inaan Somaliland laga so helayn.

Don’t take their kinds as a sign of weakness Mr. President and have a respect for the MUDAN of Sh. Isaxaaq. :up:
:clap:

in la is ixtiraama waa shay aad u weyn oo Diintu ina farayso :up:
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray

Post by Dhaga Bacayl »

Mr_Alfaas wrote:
Dhaga Bacayl wrote:Ayuub are the wrong family to mess with. Sillanyo should know better.

Walaahi reer ka xaragao iyo nabad jecel inaan Somaliland laga so helayn.

Don’t take their kinds as a sign of weakness Mr. President and have a respect for the MUDAN of Sh. Isaxaaq. :up:
:clap:

in la is ixtiraama waa shay aad u weyn oo Diintu ina farayso :up:

Hadaad cadhootaan anaguna waanu idin la cadhoon.. :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray

Post by Khalid Ali »

^^ waleh anigu la cadhoon mayo ayub wasir u ooyaya 2010 :lol: :lol: :down: ama safiir yar
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray

Post by Mr_Alfaas »

khalid ali wrote:^^ waleh anigu la cadhoon mayo ayub wasir u ooyaya 2010 :lol: :lol: :down: ama safiir yar

rer samatar way na taageersan yihin :lol: :lol:


adu qurbahaad ku korte uma xisaabsanin rer xaraf :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray

Post by Mr_Alfaas »

Dhaga Bacayl wrote:
Mr_Alfaas wrote:
Dhaga Bacayl wrote:Ayuub are the wrong family to mess with. Sillanyo should know better.

Walaahi reer ka xaragao iyo nabad jecel inaan Somaliland laga so helayn.

Don’t take their kinds as a sign of weakness Mr. President and have a respect for the MUDAN of Sh. Isaxaaq. :up:
:clap:

in la is ixtiraama waa shay aad u weyn oo Diintu ina farayso :up:

Hadaad cadhootaan anaguna waanu idin la cadhoon.. :lol:
:lol: :lol: :up: :clap:
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Suldaanka iyo Boqorka Guud ee beesha Ayuub oo soo saaray

Post by Dhaga Bacayl »

khalid ali wrote:^^ waleh anigu la cadhoon mayo ayub wasir u ooyaya 2010 :lol: :lol: :down: ama safiir yar
ALLAH maxaan ka ayaabay adna. Waar isn't about the Wasiir ot safiir.

It’s about the principles saxiib.

The highest honor in man’s life is respect.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”