Haweenay Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay Cadho Ay Ragga U Qabto Awgeed,Samaysatayna Xaflad Aroos Oo La Yaab Leh Oo Ay Ku Baxday Lacag Gaadhaysa Konton Kun Oo Dollar+Sawir
Haweenay la yaab leh oo u dhalatay dalka Tawain oo lagu magacaabo Chen Wei-yih, ayaa ku dhawaaqday in ay iyada lafteedu is guursatay , waxaanay samaysatay xaflad aroos oo ballaadhan oo ay ku marti qaaday dadweyne tiro badan.
Gabadhan oo ay da”deedu tahay 30 jir, ayaa lagu soo waramayaa in ay kiraysatay Hool weyn![]()
oo kuwa xafladaha lagu qabto ah oo ku yaala caasimadda dalka Tawain, waxaanay soo gashatay taajka cad ee ay ku labistaan Haweenka arooska ahi, ka dibna waxa ay soo fadhiisatay madashii arooskeeda.
![]()
Gabadhan is aroosatay, ayaa ka kacday madashii xafladda arooskeeda iyadda oo gacmaha ku sidata xidhmo ubax ah ee aad u qurux badan, waxaanay ku wargelisay marti sharafeedkii ka soo qayb gashay xafladda arooskeeda, in ay iyaddu is guursatay oo ay matalayso Arooskii iyo aroosadiiba, isla markaana ay si buuxda oo kalsooni leh ugu qanacsantahay qorshaha iyo qaabka ay u soo abaabushay xafladda arooskeeda oo ay xustay in ay kun baxday lacag gaadhaysa Konton Kun oo Dollarka Maraykanka ah.
Qofkan Dumarka ah ee is guursatay oo warbaahintu wax ka weydiisay sababaha ku kalifay in ay khilaafto guurkii la yaqaanay ayaa si kalsooni leh u tidhi iyadda oo dhoola cadaynaysa “ Qorshahaygu muu ahayn in aan ka soo hor jeesto guurka, balse waxa jira sababo la aqbali karo oo igu kalifay in aan sidan sameeyo, rag badan oo aan jeclaaday oo aanu ku heshiinay in aanu is guursano ayaa I khiyaameeyay oo igaga baxay ballantii aanu dhiganay, run ahaantii shaki weyn ayaan ka qaaday, wey adag tahay sida aan u aaminayo nin danbe, sidaa awgeed, waxaan qaraar kama danbays ah ku gaadhay in aan is caashaqo oo aan anigu is guursado oo aan dhigto xaflad ii gaar ah”. Ayay hadalkeedii ku soo gabagabaysay.
Ugu danbayntii, waxa ay haweenaydani u sheegtay martidii arooskeeda ka soo qayb gashay in ay xaflada danbe ee Todoba baxa arooskeeda ay ku qaadan doonto dalka Australia.
http://boramanews.com/index.php?option= ... tooda-kale
Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
Moderator: Moderators
- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

she is gona kill here self by finguring her self and also using artiffial ceeb 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
hargaysaay wrote:she is gona kill here self by finguring her self and also using artiffial ceeb

- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
hargaysaay wrote:she is gona kill here self by fingering her self

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
The_Emperior5 wrote:hargaysaay wrote:she is gona kill here self by finguring her self and also using artiffial ceeb
![]()
![]()
abti manaad xishooneyn
abti runtaan ka hadlay wax kale ma dhicin gabdh kaligeed meel is taagtey farheeday magansan

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
maya saaxib caag bey isticmaalaysa tukaanka laga so iibsada ,, uma baahna faraheeda
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
waa iska artificial penis kan aan kuu sheegyo adu gabadhaasi kii laysku jeclaa ee ahaa born less hard thing way ka haajirtay
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
war sotad imika hargaysaay kulaha ceebThe_Emperior5 wrote:maya saaxib caag bey isticmaalaysa tukaanka laga so iibsada ,, uma baahna faraheeda

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
hargaysaay wrote:waa iska artificial penis kan aan kuu sheegyo adu gabadhaasi kii laysku jeclaa ee ahaa born less hard thing way ka haajirtay

war salaadiintu hadaladoodi maahe wa side oday

- Blue_609
- SomaliNetizen
- Posts: 758
- Joined: Sun Aug 23, 2009 11:52 am
- Location: Kabaal nagi kobtii laygu dhalay kaydka inankayga
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
borama news is back in business with new look i see 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
this women must have multiple personalities like BasraKeyse_0208 wrote:Haweenay Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay Cadho Ay Ragga U Qabto Awgeed,Samaysatayna Xaflad Aroos Oo La Yaab Leh Oo Ay Ku Baxday Lacag Gaadhaysa Konton Kun Oo Dollar+Sawir
Haweenay la yaab leh oo u dhalatay dalka Tawain oo lagu magacaabo Chen Wei-yih, ayaa ku dhawaaqday in ay iyada lafteedu is guursatay , waxaanay samaysatay xaflad aroos oo ballaadhan oo ay ku marti qaaday dadweyne tiro badan.
Gabadhan oo ay da”deedu tahay 30 jir, ayaa lagu soo waramayaa in ay kiraysatay Hool weyn![]()
oo kuwa xafladaha lagu qabto ah oo ku yaala caasimadda dalka Tawain, waxaanay soo gashatay taajka cad ee ay ku labistaan Haweenka arooska ahi, ka dibna waxa ay soo fadhiisatay madashii arooskeeda.
![]()
Gabadhan is aroosatay, ayaa ka kacday madashii xafladda arooskeeda iyadda oo gacmaha ku sidata xidhmo ubax ah ee aad u qurux badan, waxaanay ku wargelisay marti sharafeedkii ka soo qayb gashay xafladda arooskeeda, in ay iyaddu is guursatay oo ay matalayso Arooskii iyo aroosadiiba, isla markaana ay si buuxda oo kalsooni leh ugu qanacsantahay qorshaha iyo qaabka ay u soo abaabushay xafladda arooskeeda oo ay xustay in ay kun baxday lacag gaadhaysa Konton Kun oo Dollarka Maraykanka ah.
Qofkan Dumarka ah ee is guursatay oo warbaahintu wax ka weydiisay sababaha ku kalifay in ay khilaafto guurkii la yaqaanay ayaa si kalsooni leh u tidhi iyadda oo dhoola cadaynaysa “ Qorshahaygu muu ahayn in aan ka soo hor jeesto guurka, balse waxa jira sababo la aqbali karo oo igu kalifay in aan sidan sameeyo, rag badan oo aan jeclaaday oo aanu ku heshiinay in aanu is guursano ayaa I khiyaameeyay oo igaga baxay ballantii aanu dhiganay, run ahaantii shaki weyn ayaan ka qaaday, wey adag tahay sida aan u aaminayo nin danbe, sidaa awgeed, waxaan qaraar kama danbays ah ku gaadhay in aan is caashaqo oo aan anigu is guursado oo aan dhigto xaflad ii gaar ah”. Ayay hadalkeedii ku soo gabagabaysay.
Ugu danbayntii, waxa ay haweenaydani u sheegtay martidii arooskeeda ka soo qayb gashay in ay xaflada danbe ee Todoba baxa arooskeeda ay ku qaadan doonto dalka Australia.
http://boramanews.com/index.php?option= ... tooda-kale
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
anba marmar aan isku eego muraayada waxaan idhaahdaa damn cidna uma qalantid aan naftaada ahayn.
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
^^
Miskiina niman badan ba wadnahheeda jabiyey.

Miskiina niman badan ba wadnahheeda jabiyey.

- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
helwaa would you ever do this kind of thing.?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 3973 Views
-
Last post by fatimazahra
-
- 30 Replies
- 925 Views
-
Last post by MJ-Pride
-
- 14 Replies
- 748 Views
-
Last post by aweys_gedoow
-
- 0 Replies
- 300 Views
-
Last post by Moguul21
-
- 15 Replies
- 906 Views
-
Last post by kambuli
-
- 16 Replies
- 1041 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 8 Replies
- 582 Views
-
Last post by FBISOMALIA