Page 1 of 2
Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
Posted: Wed Oct 27, 2010 12:18 pm
by Keyse_0208
Haweenay Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay Cadho Ay Ragga U Qabto Awgeed, 
Samaysatayna Xaflad Aroos Oo La Yaab Leh Oo Ay Ku Baxday Lacag Gaadhaysa Konton Kun Oo Dollar+Sawir
Haweenay la yaab leh oo u dhalatay dalka Tawain oo lagu magacaabo Chen Wei-yih, ayaa ku dhawaaqday in ay iyada lafteedu is guursatay , waxaanay samaysatay xaflad aroos oo ballaadhan oo ay ku marti qaaday dadweyne tiro badan.
Gabadhan oo ay da”deedu tahay 30 jir, ayaa lagu soo waramayaa in ay kiraysatay Hool weyn

oo kuwa xafladaha lagu qabto ah oo ku yaala caasimadda dalka Tawain, waxaanay soo gashatay taajka cad ee ay ku labistaan Haweenka arooska ahi, ka dibna waxa ay soo fadhiisatay madashii arooskeeda.
Gabadhan is aroosatay, ayaa ka kacday madashii xafladda arooskeeda iyadda oo gacmaha ku sidata xidhmo ubax ah ee aad u qurux badan, waxaanay ku wargelisay marti sharafeedkii ka soo qayb gashay xafladda arooskeeda, in ay iyaddu is guursatay oo ay matalayso Arooskii iyo aroosadiiba, isla markaana ay si buuxda oo kalsooni leh ugu qanacsantahay qorshaha iyo qaabka ay u soo abaabushay
xafladda arooskeeda oo ay xustay in ay kun baxday lacag gaadhaysa Konton Kun oo Dollarka Maraykanka ah.
Qofkan Dumarka ah ee is guursatay oo warbaahintu wax ka weydiisay sababaha ku kalifay in ay khilaafto guurkii la yaqaanay ayaa si kalsooni leh u tidhi iyadda oo dhoola cadaynaysa “ Qorshahaygu muu ahayn in aan ka soo hor jeesto guurka, balse waxa jira sababo la aqbali karo oo igu kalifay in aan sidan sameeyo, rag badan oo aan jeclaaday oo aanu ku heshiinay in aanu is guursano ayaa I khiyaameeyay oo igaga baxay ballantii aanu dhiganay, run ahaantii shaki weyn ayaan ka qaaday, wey adag tahay sida aan u aaminayo nin danbe, sidaa awgeed, waxaan qaraar kama danbays ah ku gaadhay in aan is caashaqo oo aan anigu is guursado oo aan dhigto xaflad ii gaar ah”. Ayay hadalkeedii ku soo gabagabaysay.
Ugu danbayntii, waxa ay haweenaydani u sheegtay martidii arooskeeda ka soo qayb gashay in ay xaflada danbe ee Todoba baxa arooskeeda ay ku qaadan doonto dalka Australia.
http://boramanews.com/index.php?option= ... tooda-kale
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
Posted: Wed Oct 27, 2010 12:19 pm
by The_Emperior5
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
Posted: Wed Oct 27, 2010 12:26 pm
by hargaysaay
she is gona kill here self by finguring her self and also using artiffial ceeb

Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
Posted: Wed Oct 27, 2010 12:27 pm
by The_Emperior5
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
Posted: Wed Oct 27, 2010 12:28 pm
by Keyse_0208
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
Posted: Wed Oct 27, 2010 12:30 pm
by hargaysaay
abti runtaan ka hadlay wax kale ma dhicin gabdh kaligeed meel is taagtey farheeday magansan

Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
Posted: Wed Oct 27, 2010 12:31 pm
by The_Emperior5
maya saaxib caag bey isticmaalaysa tukaanka laga so iibsada ,, uma baahna faraheeda
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
Posted: Wed Oct 27, 2010 12:38 pm
by hargaysaay
waa iska artificial penis kan aan kuu sheegyo adu gabadhaasi kii laysku jeclaa ee ahaa born less hard thing way ka haajirtay
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
Posted: Wed Oct 27, 2010 2:41 pm
by Mr_Alfaas
The_Emperior5 wrote:maya saaxib caag bey isticmaalaysa tukaanka laga so iibsada ,, uma baahna faraheeda
war sotad imika hargaysaay kulaha ceeb

Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
Posted: Wed Oct 27, 2010 2:42 pm
by Mr_Alfaas
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
Posted: Wed Oct 27, 2010 7:24 pm
by Blue_609
borama news is back in business with new look i see

Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
Posted: Thu Oct 28, 2010 12:13 am
by Goljano Lion
Keyse_0208 wrote:Haweenay Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay Cadho Ay Ragga U Qabto Awgeed, 
Samaysatayna Xaflad Aroos Oo La Yaab Leh Oo Ay Ku Baxday Lacag Gaadhaysa Konton Kun Oo Dollar+Sawir
Haweenay la yaab leh oo u dhalatay dalka Tawain oo lagu magacaabo Chen Wei-yih, ayaa ku dhawaaqday in ay iyada lafteedu is guursatay , waxaanay samaysatay xaflad aroos oo ballaadhan oo ay ku marti qaaday dadweyne tiro badan.
Gabadhan oo ay da”deedu tahay 30 jir, ayaa lagu soo waramayaa in ay kiraysatay Hool weyn

oo kuwa xafladaha lagu qabto ah oo ku yaala caasimadda dalka Tawain, waxaanay soo gashatay taajka cad ee ay ku labistaan Haweenka arooska ahi, ka dibna waxa ay soo fadhiisatay madashii arooskeeda.
Gabadhan is aroosatay, ayaa ka kacday madashii xafladda arooskeeda iyadda oo gacmaha ku sidata xidhmo ubax ah ee aad u qurux badan, waxaanay ku wargelisay marti sharafeedkii ka soo qayb gashay xafladda arooskeeda, in ay iyaddu is guursatay oo ay matalayso Arooskii iyo aroosadiiba, isla markaana ay si buuxda oo kalsooni leh ugu qanacsantahay qorshaha iyo qaabka ay u soo abaabushay
xafladda arooskeeda oo ay xustay in ay kun baxday lacag gaadhaysa Konton Kun oo Dollarka Maraykanka ah.
Qofkan Dumarka ah ee is guursatay oo warbaahintu wax ka weydiisay sababaha ku kalifay in ay khilaafto guurkii la yaqaanay ayaa si kalsooni leh u tidhi iyadda oo dhoola cadaynaysa “ Qorshahaygu muu ahayn in aan ka soo hor jeesto guurka, balse waxa jira sababo la aqbali karo oo igu kalifay in aan sidan sameeyo, rag badan oo aan jeclaaday oo aanu ku heshiinay in aanu is guursano ayaa I khiyaameeyay oo igaga baxay ballantii aanu dhiganay, run ahaantii shaki weyn ayaan ka qaaday, wey adag tahay sida aan u aaminayo nin danbe, sidaa awgeed, waxaan qaraar kama danbays ah ku gaadhay in aan is caashaqo oo aan anigu is guursado oo aan dhigto xaflad ii gaar ah”. Ayay hadalkeedii ku soo gabagabaysay.
Ugu danbayntii, waxa ay haweenaydani u sheegtay martidii arooskeeda ka soo qayb gashay in ay xaflada danbe ee Todoba baxa arooskeeda ay ku qaadan doonto dalka Australia.
http://boramanews.com/index.php?option= ... tooda-kale
this women must have multiple personalities like Basra
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
Posted: Thu Oct 28, 2010 8:24 am
by Sakhraan
anba marmar aan isku eego muraayada waxaan idhaahdaa damn cidna uma qalantid aan naftaada ahayn.
Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
Posted: Thu Oct 28, 2010 8:42 am
by HELWAA
^^
Miskiina niman badan ba wadnahheeda jabiyey.

Re: Haween Is Caashaqday Oo Nafteeda Guursatay
Posted: Thu Oct 28, 2010 1:26 pm
by Keyse_0208
helwaa would you ever do this kind of thing.?
