WAR DEG DEG AH Degmada Beled-Xaawo Oo Madaafiic Lagu Garaacay Caawa.
[2010-10-27 22:34:40] Wararka ka imaanaya Degmada Beled-Xaawo ee woqooyiga Gobolka Gedo ayaa waxaa ay ku soo waramayaan in Goor Dhawayd lagu Soo garaacay Madaafiic kuwaasi oo la sheegay in Soo tureen Mileeshiyaadka Shabaab oo Dhawaan laga saaray Degmadaasi.
Madaafiicdani ayaa la sheegfay in laga suutuuray Duleedka Degmada Beled-Xaawo gaar ahaana Deegaanka Loo yaqaano War Cadeey, waxayna Sheegeen Dadka Deegaanku in ay Madaafiicdaasu ay u malaynayaan in ay ahaayeen kuwo laga soo ridayay Qoryaha loo yaqaano Hoobiyeyaasha.
Wararka ayaa waxay inta badan ku dhacayeen Goobaha ay ku sugan yihiin Ciidamada Dawlada KMG ee Soomaaliya iyo Culima Awdiinka Ahlu Sunna.
Ciidamada Dawlada KMG ee Soomaliya iyo Culima Awdiinka Ahlu Suna ayaa waxaa lagu Soo waramayaa in ay iyaguna Jawaab ka bixiyeen Madaafiicdaasi waxaana ay Dhawr Madfac ku tuuren Goobtii lagaga Soo tuuray madaafiicda.
Madaafiicdani oo aan la ogayn qasaaraha dhabta ah oo ay Gaysteen ayaa waxaa ay cabsi iyo Wal Wal hor leh ku abuureen dadka ku haray Gudaha Degmada Beled-Xaawo.
Waxaa sidoo kale la filayaa in waabarigii uu mar kale dagaal dhex maro dhinacyada isku haya Magaalada Beled-Xaawo.
wixii Warar Ku Soo Kordha Kala Soco Gedo24news.com
http://www.gedo24news.com/actiontools/G ... hp?id=4470
Shiskabab oo madafic ku qaraacay Beled Hawo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 719 Views
-
Last post by ArcadeFire
-
- 6 Replies
- 784 Views
-
Last post by Advo
-
- 4 Replies
- 430 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 7 Replies
- 1151 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 6 Replies
- 654 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 4 Replies
- 721 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 3 Replies
- 713 Views
-
Last post by Garbo_Gedo
-
- 3 Replies
- 681 Views
-
Last post by Garbo_Gedo
-
- 12 Replies
- 1118 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 482 Views
-
Last post by Mad May