Shabaab oo toogtay labo Haween oo ay sheegeen inay basaas u ahaayeen DKMG.
Baladweyne: (Sh. M. Network) Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa maanta waxaa ay toogteen labo Haween oo ay sheegeen inay u basaas u ahaayeen ciidamada dowaldda KMG Soomaaliya.
Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in galabta ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab meel fagaaro oo ku taala Xarunta Maamula gobolka magaalada Baladweyne ay ku tuugteen laba Haween ah.
Labadani qof ee dumarka ah oo ay tuugteen ciidamada Maamulka Xarakada Al Shabaab ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay ku eedeeyeen Maamulka gobolkaasi in ay u basaasayeen dowladda KMG Soomaaliya.
Goobta falka toogasha ay ka dhacday ayaa waxaa isugu soo baxay boqolaal dadwayna ah oo ka kala yimid xaafadaha magaalada Baladweyne kuwaasi Maamulka ku amray inay u soo daawasho tagaan falka toogashada ah oo ay ku fuliyeen labadaasi dumar.
Labadaani Haween oo ay galabta toogteen ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxa la sheegay in horey ciidamada ay ugu soo qabteen deegaanka Buurta Qowleed halkaasi oo dhawaan dagaal xooga uu ku dhexmaray ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab iyo kuwa dowaldda.
Hase ahatee goobta dilkaasi uu ka dhacay ayaa waxaa goob joog ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Hiiraan kuwaasi oo xili ay goobta ka hadlayeen ugu digeen dadka gobolka Hiiraan ku dhaqan inay ku kacaan falka maanta lagu dilay labadaasi Haween.
Two female spies executed
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Two female spies executed
kuwani way so walanayaan 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: Two female spies executed
waa caruur maskaxda laga xaday.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Two female spies executed
hutking plz man, dont write plz what al khawaariji said about those murdared innocent somali women. those are not jaajuus or even if they were jaajuus they do NOT deserve of to be killed, becouse they are somali mothers, doughters, women.
SUBXAAN ALLAH A MAN DO NOT KILL A WOMEN, KILLING OF WOMEN IS ABSOLUTE COWARNESS, FULEYNIMO.
in somali socaity women is respected, never in somali history women were excuted before this ANIMALS al shabaabul shayaadiin.
every body knowns al shabaab you dont need jaajuuus to tell you how mnyy mooryaan maleeshiya and how mny qori ak47 ay al shabaab wataaan, therefore nacalada al shabaabul shayaadiiin they killed women, they are cowards, nacaladi haku dhacdee, walaaahi even ethiopians did not do this, this mutherfukcers al shabaaab are insane, USAMA BEN LADEN WORSHIPING MUTHERFUKCERS al shabaab nacaladi haku dhacdee waa wasaq, bal fiiri GABDHO SOOMALIYEED AYEY DILEEN FULEYAASHA

Being a spy is underrated, such a dangerous job but it pays so well, too well if u ask me. Your kids would be eating good. Sometimes I think dabadhilifs WON in life.
about the women killed, obviously they werent cut out for such cut throat business.
about the women killed, obviously they werent cut out for such cut throat business.
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super
- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: Two female spies executed
Advo wrote:obviously they werent cut out for such cut throat business.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 557 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 3 Replies
- 574 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 0 Replies
- 346 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 0 Replies
- 653 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 7 Replies
- 746 Views
-
Last post by Crazy Cat Lady
-
- 7 Replies
- 633 Views
-
Last post by LAFO-LAFO
-
- 1 Replies
- 428 Views
-
Last post by Navy9
-
- 11 Replies
- 1496 Views
-
Last post by paperino
-
- 17 Replies
- 975 Views
-
Last post by LaQaNyO