Page 1 of 1

Two female spies executed

Posted: Wed Oct 27, 2010 4:50 pm
by AhlulbaytSoldier
Shabaab oo toogtay labo Haween oo ay sheegeen inay basaas u ahaayeen DKMG.

Baladweyne: (Sh. M. Network) Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa maanta waxaa ay toogteen labo Haween oo ay sheegeen inay u basaas u ahaayeen ciidamada dowaldda KMG Soomaaliya.

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in galabta ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab meel fagaaro oo ku taala Xarunta Maamula gobolka magaalada Baladweyne ay ku tuugteen laba Haween ah.

Labadani qof ee dumarka ah oo ay tuugteen ciidamada Maamulka Xarakada Al Shabaab ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay ku eedeeyeen Maamulka gobolkaasi in ay u basaasayeen dowladda KMG Soomaaliya.

Goobta falka toogasha ay ka dhacday ayaa waxaa isugu soo baxay boqolaal dadwayna ah oo ka kala yimid xaafadaha magaalada Baladweyne kuwaasi Maamulka ku amray inay u soo daawasho tagaan falka toogashada ah oo ay ku fuliyeen labadaasi dumar.

Labadaani Haween oo ay galabta toogteen ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxa la sheegay in horey ciidamada ay ugu soo qabteen deegaanka Buurta Qowleed halkaasi oo dhawaan dagaal xooga uu ku dhexmaray ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab iyo kuwa dowaldda.

Hase ahatee goobta dilkaasi uu ka dhacay ayaa waxaa goob joog ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Hiiraan kuwaasi oo xili ay goobta ka hadlayeen ugu digeen dadka gobolka Hiiraan ku dhaqan inay ku kacaan falka maanta lagu dilay labadaasi Haween.

Re: Two female spies executed

Posted: Wed Oct 27, 2010 4:52 pm
by The_Emperior5
kuwani way so walanayaan :lol:

Re: Two female spies executed

Posted: Wed Oct 27, 2010 6:49 pm
by S-D-M
waa caruur maskaxda laga xaday.

Re: Two female spies executed

Posted: Wed Oct 27, 2010 6:57 pm
by DR-YALAXOOW
hutking plz man, dont write plz what al khawaariji said about those murdared innocent somali women. those are not jaajuus or even if they were jaajuus they do NOT deserve of to be killed, becouse they are somali mothers, doughters, women.
SUBXAAN ALLAH A MAN DO NOT KILL A WOMEN, KILLING OF WOMEN IS ABSOLUTE COWARNESS, FULEYNIMO.

in somali socaity women is respected, never in somali history women were excuted before this ANIMALS al shabaabul shayaadiin.

every body knowns al shabaab you dont need jaajuuus to tell you how mnyy mooryaan maleeshiya and how mny qori ak47 ay al shabaab wataaan, therefore nacalada al shabaabul shayaadiiin they killed women, they are cowards, nacaladi haku dhacdee, walaaahi even ethiopians did not do this, this mutherfukcers al shabaaab are insane, USAMA BEN LADEN WORSHIPING MUTHERFUKCERS al shabaab nacaladi haku dhacdee waa wasaq, bal fiiri GABDHO SOOMALIYEED AYEY DILEEN FULEYAASHA :down: :down: :down:

Re: Two female spies executed

Posted: Wed Oct 27, 2010 6:58 pm
by Advo
Being a spy is underrated, such a dangerous job but it pays so well, too well if u ask me. Your kids would be eating good. Sometimes I think dabadhilifs WON in life.

about the women killed, obviously they werent cut out for such cut throat business.

Re: Two female spies executed

Posted: Wed Oct 27, 2010 7:24 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Advo wrote:obviously they werent cut out for such cut throat business.

:lol: :lol: