3 round is about to start in B/xaawo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

3 round is about to start in B/xaawo

Post by AhlulbaytSoldier »

Barakac ka jiro Beledxaawo iyo Xarakada Alshabaab ee Gedo oo shacabka ugu Baaqday Dagaal Jihaada

Khamiis, 28 October, 2010 (HOL) - Barakac aad u xoogan ayaa ka jiro degmada beledxaawo ee gobolka gedo, iyadoo ay sahcabka ku dhaqan degmada beledxaawo ay ka cabsi qabaan dagaallo xoogan oo markale degmadaaasi ku dhex mara xoogaga xarakada Alshabaab iyo ciidamada dowladda KMG oo garab ka heleya ururka Ahlusunna Waljameeca ee gobolka Gedo.

Qaar katirsan dadka ku dhaqan degmada Beledxaawo oo ay la xiriirtay HOL ayaa waxa ay noo xaqiijiyeen in dad aad u fara badani ay ka barakacayaan degmada Beledxaawo kuwaas oo u qaxaya dhanka degmada Mandeere ee dalka Kenya, waxaana xaalada degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ay haatan tahay mid aad u kacsan maadaama labadii dhinac ee dhawaan ku dagaalamay halkaasi ay isu hub urursanayaan.

Dhanka kale gudoomiyaha gobolka Gedo Sheekh Bishaar Aadan Xasan oo maanta la hadlayay warbaahinta ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan gobolka Gedo in ay ka qeybqaataan dagaallada ay kula jiraan dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo Ururka Ahlusunna waljameeca ee dhawaan la wareegay gacan ku haynta degmada Beledxaawo.

Maamulka gobolka Gedo ayaa xafiisyo lagu diiwaangeliyo dadka doonaya in ay ka qeybqaataan dagaallada looga soo horjeedo DKM ah ee Soomaaliy iyo Ururka Ahlusunna waxa ay ka fureen qaar katirsan degmooyinka gobolka Gedo.

Xaalada gobolka Gedo ayaa haatan ah mid kacsan, waxaana ka soconaya dhaqdhaqaaqyo ciidan oo aad u xoogan iyo diyaargarow dagaal, xilli walba waxaa la filan karaa dagaal maadaama ay dhinacyadii dhawaan ku dagaalamay gobolka Gedo ay haatan isu hub urursanayaan,  waxaana xiisadahani dagaal ay cabsi ba’ani ku abuureen shacabka ku dhaqan gobolka Gedo.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: 3 round is about to start in B/xaawo

Post by The_Emperior5 »

This is really not good for shacabka why are they fighting inside the city
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: 3 round is about to start in B/xaawo

Post by FBISOMALIA »

kawaharj want to take city back in name of aljihad but they will not take it back because the somali ppl dont wont them and soon al gedo wall fall
LobsterUnit
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10442
Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
Location: singapore

Re: 3 round is about to start in B/xaawo

Post by LobsterUnit »

Trow dem Dabodhilifs of a cliff.
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: 3 round is about to start in B/xaawo

Post by qoraxeey »

byee byee al-shabab :clap:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: 3 round is about to start in B/xaawo

Post by AhlulbaytSoldier »

FBISOMALIA wrote:kawaharj want to take city back in name of aljihad but they will not take it back because the somali ppl dont wont them and soon al gedo wall fall
Is that you, grand :lol:
User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

Re: 3 round is about to start in B/xaawo

Post by Monk-of-Mogadishu »

Wrong Account Syndrome :lol:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: 3 round is about to start in B/xaawo

Post by FBISOMALIA »

HutuKing01 wrote:
FBISOMALIA wrote:kawaharj want to take city back in name of aljihad but they will not take it back because the somali ppl dont wont them and soon al gedo wall fall
Is that you, grand :lol:
who grand :?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”