Page 1 of 2

Beled Xaawo

Posted: Fri Oct 29, 2010 7:20 pm
by Goljano Lion
yaa haysta iminka and how is the situation?

Re: Beled Xaawo

Posted: Fri Oct 29, 2010 7:22 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
back in Muslim hands :up: the ethiopians are their drug addicted warlord slave have been thoroughly subdued :twisted:

Re: Beled Xaawo

Posted: Fri Oct 29, 2010 7:26 pm
by grandpakhalif
i don't get why idoors care? leave us alone

Re: Beled Xaawo

Posted: Fri Oct 29, 2010 7:28 pm
by Goljano Lion
grandpakhalif wrote:i don't get why idoors care? leave us alone
Granpa, waryaa am on your side and I don't like Al-kalaabta

Re: Beled Xaawo

Posted: Fri Oct 29, 2010 7:37 pm
by Goljano Lion
Image
miskiinkani Hiraale orod uun buu kujiraa :lol:

Re: Beled Xaawo

Posted: Fri Oct 29, 2010 7:43 pm
by SultanOrder
Enemy_Of_Mad_Mullah wrote:back in Muslim hands :up: the ethiopians are their drug addicted warlord slave have been thoroughly subdued :twisted:
They're parked 5km outside the city :lol:

Re: Beled Xaawo

Posted: Fri Oct 29, 2010 7:48 pm
by DR-YALAXOOW
khawaarijtis al shayaadiin al shabaab are back in beled xaaawo, :down: :down: :down: those USAMA motherfukcers al shabaabul shayaadiiin waa sidii MASKA oo kale, dhaqso kuma bakhtiyaan nacalada :down: :down:

Re: Beled Xaawo

Posted: Fri Oct 29, 2010 7:54 pm
by Goljano Lion
DR-YALAXOOW wrote:khawaarijtis al shayaadiin al shabaab are back in beled xaaawo, :down: :down: :down: those USAMA motherfukcers al shabaabul shayaadiiin waa sidii MASKA oo kale, dhaqso kuma bakhtiyaan nacalada :down: :down:
:lol: :lol: Dr Yalaxo, Odaygan Bare Hiiraale ciyaaalkii Alshabaab ayaa ogaaaday oo kolba eryanaaya, waxaa fiican inu iska Retire garoobo oo ay dad cusubi la wereegaan xoraytan Gedo iyo garbaharay

Re: Beled Xaawo

Posted: Fri Oct 29, 2010 8:02 pm
by DR-YALAXOOW
Goljano Lion wrote:
DR-YALAXOOW wrote:khawaarijtis al shayaadiin al shabaab are back in beled xaaawo, :down: :down: :down: those USAMA motherfukcers al shabaabul shayaadiiin waa sidii MASKA oo kale, dhaqso kuma bakhtiyaan nacalada :down: :down:
:lol: :lol: Dr Yalaxo, Odaygan Bare Hiiraale ciyaaalkii Alshabaab ayaa ogaaaday oo kolba eryanaaya, waxaa fiican inu iska Retire garoobo oo ay dad cusubi la wereegaan xoraytan Gedo iyo garbaharay
the problem is barre hiiraaale ciidankiisa they dont wanna die, jaadkii ay cuni lahaayeen ayey ka sii fikirayaan, marka dhimasho diyaar uma aha, halka USAMA WORSHIPING LUNATICS AL SHIISHKABAAB cant waite to be killed and die inorder to get those 72 vergins , al shabaab are so braiwanshed they are like RABIES DOG qof waliba waa inuu ka ordaaa. marka ma dagaalami karaan nin xabada isku dhigaya iyo nin jaadkii ii cawada cuni lahaa meel u sii yaal.

Re: Beled Xaawo

Posted: Fri Oct 29, 2010 8:06 pm
by zingii
Caqli xumada dadka qaar waa layaab miiran, sxb rag waa kuwii dagaalkooda fagaaraha ula baxo oo shacabka iyo hantida magaalada kala dheeraada.

Mise muqdisho oo kale baad doonaysaan in wadooyinka la isku karbaasho? :arrow:

Re: Beled Xaawo

Posted: Fri Oct 29, 2010 8:46 pm
by Goljano Lion
zingii wrote:Caqli xumada dadka qaar waa layaab miiran, sxb rag waa kuwii dagaalkooda fagaaraha ula baxo oo shacabka iyo hantida magaalada kala dheeraada.

Mise muqdisho oo kale baad doonaysaan in wadooyinka la isku karbaasho? :arrow:
Image

Re: Beled Xaawo

Posted: Fri Oct 29, 2010 9:29 pm
by ciyaal_warta
Goljano Lion wrote: Image

:lol: :lol: :lol:

Re: Beled Xaawo

Posted: Fri Oct 29, 2010 9:36 pm
by Goljano Lion
ciyaal_warta wrote:
Goljano Lion wrote: Image

:lol: :lol: :lol:
:lol: XITAA XAYAWAANKII BAA LA YAABAN OO leh ...encore its Hiiraale

Re: Beled Xaawo

Posted: Fri Oct 29, 2010 9:40 pm
by SultanOrder
weren't you guys just saying he was underhouse arrest :lol:

Re: Beled Xaawo

Posted: Fri Oct 29, 2010 9:42 pm
by Goljano Lion
Perfect_Order wrote:weren't you guys just saying he was underhouse arrest :lol:
i guess you will have to ask Ilokar Snet Ambassador Mr Voltage