Garad Abshir Salaax is welcomed to widhwidh with stones
Moderator: Moderators
Garad Abshir Salaax is welcomed to widhwidh with stones
Jidbaale.com{Wdhwidh}Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaadhaya magaalada Widhwidh ayaa xaqiijinaya inuu halkaas soo gaadhay Garaad Abshir Salaax, Garaadka ayaa waxaa la sheegay in lagu soo dhaweeyey shiid, mudaharaada iyo dhagax tuur.
Waxaana la sheegay in maleeshyaadka SNMta ee magaalada haystaa ay ku soo galboyeen tiknikadda ay ku hastaan deegaankiisa, Rasaas ay fureen ayaa waxaa ku dhawacmay gabadh ka mid ah kuwii mudaharaadayey, waxaana la sheegay in dhaawaceeda loo qaaday magaalada Buuhoodle.
Xalaada magaalada Widhwidh ayaa kacsan, waxaana shacabku ay luuq walba ka soo tuurayaan Qasaacado lagu soo buuxiyey gaas taasoo la sheegay in ku tuurayan maleeshiyaka SNMta oo magaalada soo buux dhaafiyey.
Garaad Abshir sida la xaqiijiyey cidi kuma wehelin safarkiisa, waxaana la sheegay in Cuqaashii beesha iyo dhamaan waxgaradkoodii ay Buuhoodle kaga hadheen. Kuwaasoo uu ku gacan saydhay, sidoo kale waxaa muuqata in uu Garaad Abshir iska dhego maray baaq iyo talooyin ay xalay u soo jeediyeen in ka badan 500 oo qurbjoogta beeshiisa ah kuwaasoo u sheegay inuusan Widhwidh tegin.
Gelitaanka Garaad Abshir Salaax ee Widhwidh ayaa waxay daah fur u tahay in la joogo wakhtigii beel weynta Dhulbahante ay go’aan ka qaadan lahayd Isim marba siyaasiyiin meel kula kulma. Waxaana saacadaha soo socda la rajeynayaa in beesha Guleed Garaad ay go’aan cad ka qaadato talaabadan uu keligi qaaday Garaad Abshir Salaax.
Waxii wara ee ka soo kordha wararkeen danbe la soco, hadii Allaah idmo.
Jidbaale.com

Re: Garad Abshir Salaax is welcomed to widhwidh with stones
Wararka naga soo gaadhay magaalada Widhwidh ayaa sheegaya in uu halkaas ka socdo Mudaharaad balaadhan oo shacabka Widhwidh qaybihisa kala duwan ka qayb qaadanayaan .
Mudahraadkan oo looga soo horjeedo Horgalada deegaanka u dhashay iyo Maleeshiyada SNMta la socda, Garaad Abshir Salaax oo asaguna ku soo wajahan magaalada si uu kulan ula yeesho wasiirada beesha Isaaq iyo horgalada deegaanka, waxaana markii ay dadweynuhu bilaaben mudaharaadka magaalada halka mar ka wada bilowday xabad, taasoo ay shacaka ku ridayaan, waxaana ilaa hada la sheegin cid ku dhimatay xabada ay ridaan SNMtu walow weli mudaharaadkii sii xogaysanayo jidadka oo dhana lagu gooyey dhagxaan iyo taayiro.
Goob jooge ku sugan gudaha magaalada Widhwidh oo aan khadka isgaadhsiinta kula xidhiidhnay ayaa na maqahsiiyey xabada Widhwidh ka dhacaysa taasoo u eg in marmarka qaarkood la ryado qurga dhashikaha loo yaqaano oo shacabka loo isticmaalayo.
Garaad Abshir ayaa la sheegay inuu daqiqadaha soo socda soo gaadhi doono magaalada, waxayna u egtahay in uu fashlmay dedaal weyn oo 24 saac ee ugu dnabeeyey loo galay inuusan shirqoolka Wdhwidh ka qaybgelin. Taasoo uu marki hore ku balan qaaday shirweyne la sheegay n beeshi dal iyo debedba ay ku yeelata xaga telefoonka.
Waxaana hada la sugaya go’aamadii iyo warbixinihii ka soo baxya shirweynahaas, taasoo laga sugaya Gudidada Qurbajoogta ee beesha u dhashay.
Wax wara ee ka soo kordha Widhwidh kala soco wararkeena dannbe hadii Allaah idmo.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32732
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Garad Abshir Salaax is welcomed to widhwidh with stones
Jidbaale.com is really funny
suldaan sicid and garaad soofe are comming tommorow shirku na wu dhacaya

suldaan sicid and garaad soofe are comming tommorow shirku na wu dhacaya
Re: Garad Abshir Salaax is welcomed to widhwidh with stones
Inuu shir meesha ka dhacayo wala ogyahay laakin natijada iyo qodabada ka soo baxa wa la arki doona mid ka farxisa noqon mayso taa waan huba.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32732
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Garad Abshir Salaax is welcomed to widhwidh with stones
garad13 wrote:Inuu shir meesha ka dhacayo wala ogyahay laakin natijada iyo qodabada ka soo baxa wa la arki doona mid ka farxisa noqon mayso taa waan huba.
Jidbaale hada waxay naga dhadhicnaysa garaadki u dhashay widhwidh ba dhagax lugu so dhaweyey i dont believe that one bit waxay ay so qoreen bey wayeen, wada hadalku wu fiicanyahay nabbada iyo somalilandnimada in laga shaqeye wa Muhim abti
- Blue_609
- SomaliNetizen
- Posts: 758
- Joined: Sun Aug 23, 2009 11:52 am
- Location: Kabaal nagi kobtii laygu dhalay kaydka inankayga
Re: Garad Abshir Salaax is welcomed to widhwidh with stones
garad abshir kuna waa qolo ma ?
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32732
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Garad Abshir Salaax is welcomed to widhwidh with stones
Wa garaad dhulbahante ahBlue_609 wrote:garad abshir kuna waa qolo ma ?
Re: Garad Abshir Salaax is welcomed to widhwidh with stones
Abti I don't like the idea of madax dhaqmeedyo iyo siyaasin inay meel ku shiran waa ina loo tago hogaanka SSC, im sick and tired of garads trying to be politicians.
Also keep in mind garad abshir salaax met with Faroole last night and garowe ba laga so ambabixiyay.

Last edited by KyrieJama on Sun Oct 31, 2010 4:43 pm, edited 1 time in total.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32732
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Garad Abshir Salaax is welcomed to widhwidh with stones
garad13 wrote:Abti I don't like the idea of madax dhaqmeedyo iyo siyaasin inay meel ku shiran waa ina loo tago hogaanka SSC, im sick and tired of garads trying to be politicians.
That is true abti an ku sheego Ninki Awoowga Cali garaad nin talo wanaagsan bu aha siyasi na wu aha Marka dhuloska waxa iskaga qaldan madax dhaqmeed iyo siyaasi waxay u haystaan wali inay Cuqaasho iyo salaadintu siyasin yihin laakin maha. Wa inay cuqaashu ka shaqeyaan arimaha dhaqanka arimaha beelaha siyasada na u dayaan siyasinta ,,, Maanta Madaxweyne siilaanyo Qabilka somaliland salaadintoodu kama amar sareyaan, Laakin xaglatoosiye garaadada buhoodle joogaan ma maqlayaan ba
- Blue_609
- SomaliNetizen
- Posts: 758
- Joined: Sun Aug 23, 2009 11:52 am
- Location: Kabaal nagi kobtii laygu dhalay kaydka inankayga
Re: Garad Abshir Salaax is welcomed to widhwidh with stones
reer waqooyigo salaadiintooda aad ayay uga dambeeyaan so i dont think in wax la yeeli karo garadka specially marku gobolkiisa joogo.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32732
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Garad Abshir Salaax is welcomed to widhwidh with stones
Sax wa iska buhu baha waxanay ay jidbaale qortay garaadka sii fiican ba loogu so dhaweye widhwidh oo shirkuna wa u bilaabmaya inshallahBlue_609 wrote:reer waqooyigo salaadiintooda aad ayay uga dambeeyaan so i dont think in wax la yeeli karo garadka specially marku gobolkiisa joogo.
Waki abwaanki Ciidagale laha
cuqaal talisa boqor caadileh culimo mizaan leh

Re: Garad Abshir Salaax is welcomed to widhwidh with stones
Waxba yeeli mayaan waa garad laakin they are showing they are against shirka widhwidh lagu qabanayo, remember when garad abdilahi garad soofe met with the habar jeclo suldan rasas ba lagu furay dadka maanta shirqool ogalaan mayaan.Blue_609 wrote:reer waqooyigo salaadiintooda aad ayay uga dambeeyaan so i dont think in wax la yeeli karo garadka specially marku gobolkiisa joogo.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32732
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Garad Abshir Salaax is welcomed to widhwidh with stones
garad13 wrote:Waxba yeeli mayaan waa garad laakin they are showing they are against shirka widhwidh lagu qabanayo, remember when garad abdilahi garad soofe met with the habar jeclo suldan rasas ba lagu furay dadka maanta shirqool ogalaan mayaan.Blue_609 wrote:reer waqooyigo salaadiintooda aad ayay uga dambeeyaan so i dont think in wax la yeeli karo garadka specially marku gobolkiisa joogo.
Garad laakin saaxib shirka garaad abdilahi soofee and salaadinta habarjeclo wuxu ka dhacay xadhadhanka tuuladi caligeriga... wich is outside somaliland authority while Widhwidh is in the hands of somaliland so securityiga waxa ilaalinaya ciidanka qarranka
Re: Garad Abshir Salaax is welcomed to widhwidh with stones
khalid Ali, Do you think this shir will have similar qodobo as the last one, because in order for their to be an agreement one of the qodobs must be that cidamada SL have to leave widhwidh, and also SSC.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32732
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Garad Abshir Salaax is welcomed to widhwidh with stones
garad13 wrote:khalid Ali, Do you think this shir will have similar qodobo as the last one, because in order for their to be an agreement one of the qodobs must be that cidamada SL have to leave widhwidh, and also SSC.
Thats not acceptable i think if they ask ciidanka qarranka halugu badalo Ciidamo boolis ah that will be accepted but that should mean there will be no Threat from Puntland comming back to widhwidh or ssc , remember last time Some hj salaadins said anagu ciidanka waanu qaadayna and you do remember what somaliland defence minister said he sait it's not up to them because they are elders the commander of the armed forcess Come under president siilanyo he is the commander in chief only he can remove the troops . This shir will be different abti,, there will be politicians there There will be parliamentarians there Ministers and deputy ministers this shir is more political.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 600 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 4 Replies
- 476 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 18 Replies
- 1515 Views
-
Last post by Nubis
-
- 8 Replies
- 1404 Views
-
Last post by damu
-
- 0 Replies
- 225 Views
-
Last post by SLEW_DEM
-
- 20 Replies
- 1853 Views
-
Last post by Dr.Galbeyte.
-
- 1 Replies
- 606 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 13 Replies
- 976 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 6 Replies
- 1099 Views
-
Last post by 1nemansquad
-
- 13 Replies
- 1827 Views
-
Last post by udun