Shirka Widhwidh
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Shirka Widhwidh
Shir lagu wado innu ka dhaco Dagamada widhwidh(maxaase ku hoos jira)
By admin2 (online) on Oct 30, 2010 with Comments 0
Share
Wararka ka soo baxaya magaalada Hargaysa ayaa la sheegayaa in wafti ka socda maamulka snm ee u hogaamiyo Siilaanyo u soo dirayo Degmada Widhwidh ee gobolka Cayn.
Waftigan oo ay ku jiraan rag u qaabilsan dhinaca war ururinta iyo qiimaynta ciidanka jabhada SNM ee xarunteedu tahay magaalada OOG oo iyaguna ka soo raacay magaaladaas. Waxayna doonayaa innay ogaadaan deegaanka WidhWidh illaa iyo Buuhoodle. Yaase horboodaya waftigan yaa kale Horgalaha cusub ee Cisman Garaad Soofe.
Shirkii ka dhacay Xamar-lagu Xidh ayaa ahaa mid lagu fidiyay gogol nabadeed, balse nasiib daro kuwii fidiyayay gogoshaas ayaa lagu yidhi waxaan idiin ku imaanaynaa WidhWidh oo ah deegaanka xooga ku haystaan SNM ayna ku xasuuqeen shacabkii deganaa widhwidh iyo Balihadhac. Xasuuqii ka dhacay Bali-hadhac waa mid taariikhdu xusi doonto,markaa nabadan ku sheega ka sacota Widh Widh waa in Beesha Guleed Garaad Barkad aysan marnaba aqbalin. Waxaase is waydiin mudan yay nabadu dan u tahay ma Gobolka Togdheer shacabka ku nool mise Gobolka cay nee ooda waadaga? Waxaase Hubaal ah in SSC aysan dib u noqon shacabka SSC waa tashatay ee maamulka Hargaysa ha tashado.
Waa maxay shirka widhwidh lagu Qabanayo?
Garaadka Guud ee beesha Guuleed Garaad oo asagu dhex joogay shirkii ka dhacay xamar-laguxidh kana hadlay BBC isaga oo loo hoos galiyay su’aal aad u qalafsan ayaa waxaa la soo sheegayaa inuu hada ku soo jeedo deegaanka WidhWidh isaga oo ka soo kicitimay magaalada Garoowe ee xarunta ex-Puntland ama Maamulka Faroole. Shirkan ayaa waxaa loo abaabulayaa sidii daaqada looga saari lahaa SSC loona fur-furi lahaa Beesha dagta Deegaanka widhwidh,ilo lagu kalsoonyahay ayaa noo xaqiijiyay in Maamulka Faroole uu soo diray Garaadada Buuhodle oo ay ka mid yihiin C/laahi Garaad Soofi, Suldaan Siciid waxayna wada shaqaynayaan waftigan ka yimid Hargaysa in ciidamada deegaanka ahi iyo kuwo ka yimid Burco, Hargaysa iyo Boorame la isku daro isla markaasna loo weeraro Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn. Warar lagu kalsoonyahay aanu ka helnay Hargaysa ayaa sheegay in Beesha Barkad laga dalbaday inay keenan Ciidanka ugu jira SSC iyo hubkooda si loogu qarameeyo markaana ay qayb noqdaan Maamulka SNM ee raba inuu weerar deg deg ah Buuhodle ku qaado.
SSC oo iska huruda Buuhoodle?
Maamulka SSC ayaa iska hurda magaalada buuhoodle isaga oo aan wax ficil ah ka qaban magaalada Widh Widh iyo laascanod balse buuhoodle ayuusanba waxba ka qaban taasina waxay ku tusaysaa in raga hogaanka u haya maamulkaas aysan muujin wax fir fircoonaya waqti qurba joogtada SSC muujisay Hiil iyo hooba. Waxaase intaas u dheer in raga maamulka aysanba marna ka bixin aaga hawdka aysana tiigsan innay tagaan aaga Nugaal si ay u soo arkaan ciidamada ku sugan jiidaha hore taasina maysan dhicin.
Isku soo wada duub shirka Widhwidh waa mid la doonayo in lagu duulo magaalada buuhoodle waxaan hubaal ah in hadii hubka buuhoodle ku xaraysan la soo saari waayo in Hargaysa iyo Burco loo rari doono iyaga oo indhahoodu shan yihiin reer buuhoodle cudud military lagu muquunin doono.

- 1nemansquad
- SomaliNet Super
- Posts: 11434
- Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
- Location: Over here and over there
Re: Shirka Widhwidh
I don't like this but hey, it almost became normal to hear these sort of things coming out; it doesn't surprise me anymore. We dhulos are going through something strange recently. But I'm optimistic, hopefully soon we will get out of this mess. Inshaállah.
Re: Shirka Widhwidh
The Garaad's Political Power should be removed! and the ones who are against Dhulbahante interests should be removed from power.
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Shirka Widhwidh
It's hard to do that.Babygirl- wrote:The Garaad's Political Power should be removed! and the ones who are against Dhulbahante interests should be removed from power.
The Garad's immediate family and relative are 100% supporting him. Not to mention, the young Dhulbahante men, that have went to the Somaliland side is the result of disunity, and they lack any financial help.
A Isaaq politician will offer 200 dollars monthly to our Dhulbahante soldiers who are in the Somaliland side. While the Dhulbahante in diaspora will only offer to them 70 or 80 dollars a month. Now, where do you think a kid who hasn't ate 5 days, and who loves eating Khaat and smoking cigarettes go...the Somaliland side or the SSC side?
We have to bolster up our financial capabilities. Fund the youth, build institutions minimizing the defecting of our young men to the darkness.

Re: Shirka Widhwidh
KoW,Knight of Wisdom wrote:It's hard to do that.Babygirl- wrote:The Garaad's Political Power should be removed! and the ones who are against Dhulbahante interests should be removed from power.
The Garad's immediate family and relative are 100% supporting him. Not to mention, the young Dhulbahante men, that have went to the Somaliland side is the result of disunity, and they lack any financial help.
A Isaaq politician will offer 200 dollars monthly to our Dhulbahante soldiers who are in the Somaliland side. While the Dhulbahante in diaspora will only offer to them 70 or 80 dollars a month. Now, where do you think a kid who hasn't ate 5 days, and who loves eating Khaat and smoking cigarettes go...the Somaliland side or the SSC side?
We have to bolster up our financial capabilities. Fund the youth, build institutions minimizing the defecting of our young men to the darkness.![]()
Let me correct you inaadeer, the hight paid SL soldier gets $30/month + his food when he is in their barracks where as a matter of fact, PL pays $42/month + his food when he is in the barracks. The officers receive much more 'cause they report additional soldiers and also siphon some of the money intended for food, Technical repairs, fuel expenses (if you are the guy who is handling the "Saadka"). People say in Somalia, Al-Shabaab pays the highest salary (300/month) and there is the reason why they have so much power in the South. The so-called SSC Hogaanka doesn't pay a dime, let alone $70 or 80 dollars a month you mentioned. As a matter fact, all of the money raised in the diaspora was squandered between Sallebaan Wajixaad, Mohamed Buraale Hassan, Abdirisaaq Sancad, Garaad Jaamac Garaad Cali, Salleebaan Xaglatoosiye, Babygirl, and two other women in Columbus, Ohio and in Nairobi, Kenya. The latest reports are stating some of the people bought big villas in North Carolina (Ina Wejixaad), England (Inna Xasan Buraale), Columbus, Ohio, and in Nairobi, Kenya. One of the main reasons that has divided this group who call themselves SSC Hogaanka is the money who has been squandered by those individuals. What I have been saying from the beginning have proved themselves. To just sum up, SSC Hogaanka trick doesn't pay any salary.
Starting a genuine movement that has our full support is what is needed and the SSC Hogaanka trick has failed miserably. For good riddance, that is how they should have been from the beginning!
Re: Shirka Widhwidh
this things is failling apart before it even started.]Hargeysa,(lasanod Online) Guddidii uu Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo u saaray xal u helida Goboladda SSC ayaa la sheegay in Maamulku Bangiga Dhexe ee Hargeysa uga saaray Lacag..
gaadhaysa Hal Bilyan oo shilling Somaliland ah oo u dhiganta $170,000 - Doollar oo ah kharashkii ay u isticmaalayeen wada hadalo la sheegay inay ka furmayaan Degmada Widh-widh.
Sida ay noo xaqiijiyeen dad u dhuun daloolay qaadista kharashkaas ayaa sheegay inay Guddidaasi isla shalayba Ambabaxeen markii ay qaateen lacagtaasi, taasoo uu gadhwadeen ka haa sida ay sheegeen Fu’aad Aadan Cade oo ka mid ah tobanka xubnood ee Guddidaasi ku jiraa, kuwaas oo maalmahanba ku hawlanaa Gogol-xaadhka wad ahadlo dhex mari doona iyaga iyo Madax-dhaqameed kasoo kicitami doona Buuhoodle.
Waxaase wararku sheegeen in Garaad Abshir oo kaliyi soo gaadhay Widh-widh, taasoo uu warku intaa ku daray inay diideen xubnihii kale ee la filayay inay ku weheliyaan oo ka qayb gaataan Shirkaas. waxaanu warku intaa ku daray inay soo waajahday shirkan xaalad adag oo laga baqa qabo inuu qabsoomi waayo.
Warar kale ayaa iyana sheegay in markii Garaad Abshir soo gaadhay Degmadda Widh-widh ee lagu waday inuu shirku ka dhaco Mudaharaad ka dhacay kaasoo la sheegay in hal qof ku dhaawacmay, isla markaana ay qasantay xaaladii Amni ee magaalddu, una egtahay inay ka aloosantay xiisad culus oo lagaga soo horjeedo in wadahadalada ay wadaan Guddida uu Madaxweyne Siilaanyo magacaabay iyo Madax-dhaqameedka ka soo jeeda dhinaca kale, taasoo ay dadka Deegaanku u arkaan mid aanay Beelaha SSC u dhamayn.
Guddida ka socda maamulka Somaliland ee uu siilaanyo u magacaabay arrintaas oo shalay lacagtaas qaatay ayaa la sheegay inay xalay ku dhaxeen magaaladda Burco, iyadoo la filayo inay halkaas sii joogaan inta xal loo helayo xiisada ku kacday Qorshihii ay u socdeen ee ahaa inay gaadhaan Degmadda Widh-widh si ay u bilaabaan shaqadii loo igmaday.
Guddida arrintan loo xil saaray ayaa ka kooban: Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Cadde, Fu’aad Aadan Cadde, Wasiirka Ganacsiga C/risaaq Khaliif Axmed, Wasiirka Boosaha C/risaaq Ibraahim Madar, Wasiirka Gaashaan-dhiga Axmed X Cali Cadami, Wasiirka Arrimaha Gudaha Dr: Maxamed Cabdi Gaboose, Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha Cismaan Garaad Soofe, Waiirka Duulista Maxamud Xaashi Cabdi iyo Maxamed Kaahin Axmed.
Shacabka reer SSC ayaa badankodu kasoo ka soo horjeeda hawsha gudidani wado iyo magacaabistoodaba, waxaana loo arkaa mashruuc aan waxba kasoo bixi doonin

this is unacceptable to the population of widhwidh. shacabka reer widhwidh ay ka dhidhiyeen arintan abshirna garaadnimadiisana ay meelka dhacay ee cid kale wax ma yeelin. garaad abshir committed a political suicide and soomaalidiidkii have been embrassased themselves
Re: Shirka Widhwidh
SSC is failing miserably because they lack unity and they have no support from their neighboring mamuls jabhad walba meel uu dabarka saarto bu uu bahanyahay. Jaliyadaha dib inay tashadan wayaan lasanod iska da widhwidh bay waxba ka qaban kari wayeen, haddan nahay beesha dhulbahante inan caqli keeno wayaan oo dhantayna garano wayaan hadii halgan la galiyo anagoo is wada raacsan aan galno laakin Axmed Garad keliya buuhoodle dhaafi mayaan.
Re: Shirka Widhwidh
what do we have hear. another fool who was a pretender along and straight up munaafaq. he states SSC is failing miserable due to lack of unity and then he ends his statement with 'laakin Axmed Garad keliya buuhoodle dhaafi mayaan'. he talks about needs for unity and then divides people in his following sentence. talk about an oxymoron. the problem with dhulbahante is people like this ignorant f-king clown.garad13 wrote:SSC is failing miserably because they lack unity and they have no support from their neighboring mamuls jabhad walba meel uu dabarka saarto bu uu bahanyahay. Jaliyadaha dib inay tashadan wayaan lasanod iska da widhwidh bay waxba ka qaban kari wayeen, haddan nahay beesha dhulbahante inan caqli keeno wayaan oo dhantayna garano wayaan hadii halgan la galiyo anagoo is wada raacsan aan galno laakin Axmed Garad keliya buuhoodle dhaafi mayaan.

Re: Shirka Widhwidh
I'm not dividing anyone im just saying in Somalia not London the only active supporters of SSC are Ahmed ma been ba sheegay adiga malakumod muran uun ba iska jeceshahay cida aan fikirkaga kula qabin waa cayaysa sida ciyaal suuq southall jooga ba uu hadlaysa. As much as I wanted SSC to become a force and relevant player in Somali politics I have figured out the truth and you will soon.malakumod wrote:what do we have hear. another fool who was a pretender along and straight up munaafaq. he states SSC is failing miserable due to lack of unity and then he ends his statement with 'laakin Axmed Garad keliya buuhoodle dhaafi mayaan'. he talks about needs for unity and then divides people in his following sentence. talk about an oxymoron. the problem with dhulbahante is people like this ignorant f-king clown.garad13 wrote:SSC is failing miserably because they lack unity and they have no support from their neighboring mamuls jabhad walba meel uu dabarka saarto bu uu bahanyahay. Jaliyadaha dib inay tashadan wayaan lasanod iska da widhwidh bay waxba ka qaban kari wayeen, haddan nahay beesha dhulbahante inan caqli keeno wayaan oo dhantayna garano wayaan hadii halgan la galiyo anagoo is wada raacsan aan galno laakin Axmed Garad keliya buuhoodle dhaafi mayaan.and they need to be purged.
Re: Shirka Widhwidh
who told you all the active supports are 'ahmed'?London the only active supporters of SSC are Ahmed ma been ba sheegay
war dadkan xagee baa laga keenay, wey wad bugaan, oo wey wada xanuunsanayaan, oo wada munafaqiin. reer hebel baa laga raacay. in ay hareerahooda egaan moyeey hore ma egaan.dad mowqif iyo qadiyad midna leh ma aha. waa xoolo ubahan in sida geela la daac geeyo. just take this statement as an example,
waa kaa caqliga maan gaabku! waxbaa lagu shubaa, week ka bacdi baa laga shubaa. look here look here sxb SSC is a dhulbahante movement, qof kasta oo dhulbahante ah xil baa ka saran sidii mowqifakan iyo qadiyadan laga midho dhalin lahaa.hadii uu kacankani dhicisobo every single one of us is to blame. adeer maanta aduunka asagaa baa xukuma, people like you and i lead coutries and shape the destiny of the peoples and nations. adiguna halkii aad maanta dalkaga iyo dadkaba aad wax u qaban lahayd baadna ladahay. 'I have figured out the truth and you will soon'. there is only one word to describe that and that word is pathetic. xagee baad intii hore ku jirtay were they just following the action. sxb you should be leading apart rather than following others. soomaalidu wax ku maahmaahda gacmo wada jir bey wax ku go'yaan. marka ina adeer instead of blaming others take look at yourself.'As much as I wanted SSC to become a force and relevant player in Somali politics I have figured out the truth and you will soon'
p.s ma filayo aniga iyo adigu in aynu nahay labo qof oo isku mowqif iyo isku qadiyad ah. marka we should keep this prev and short
Re: Shirka Widhwidh
Thanks for the advice inadeer but I paid my hard earned money for the cause and supported wholeheartedly ignoring the lack of ficil from hogaanka, and am not wasting it again until a lot of questions get answered from now on I'm only contributing to devolopment projects if that make me maangaab or whatever I don't give a shit inadeer.
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Shirka Widhwidh
Let's be honest to one another guys. Let's not fight.
What destroyed Dhulbahante's unity?
One of the main reason why, was the signature Garaad Abdiqani Garaad Ali (Or was it Garad Abdiqani Garad Jamac)...of the bahararsame signed on 1991 with the SNM leadership in Burco. He signed a treaty, that not only spoke of PEACE, but also he agreed to that Dhulbahante are always part of SOMALILAND.
Reality is, let's talk about the deep roots of the conflict within Dhulbahante. Majority of the Jamaac Siyaad and Bahrarsame are with the Isaaq, not to mention, the Hayaag are also having secret connections with the Salmadow of the Habr Jeclo.
The Dhulbahante subclans are loosing trust for one another, it seems as though each subclan wants to stand alone, and that's a major problem. NOW, what can we resolve this issue with?

KoW,
Here is the way we need to tackle the problem:
1. We need internal reconcialiation and turxaan bixin. If you really pay attention to our issues, you will find it is internal squablings and nothing else.
2. We need to remove the so-called Garaads from the political leadership. They are tradional elders but not political leadership. You will never find any other Somali clan whose politics have been handled by traditional elders. The goal should be the rejection of any traditional elder from entering politics.
3. Any politician who is based in the diaspora and who wants to lead us politically should be rejected if he is not willing to move backhome and join or the start the action that is needed.
4. Any politician who will lead a movement should have the support of the majority of Dhulbahnate. This is what SSC Hogaanka was lucking and they did not want to see or hear the advice from the people who were pointing out the obvious.
5. The failure of SSC Hogaanka should be used as a lessons-learned project and we must take it from there. We should stop being emotional; we should use our heads, choose capable leaders, and make sure they are men who can go beyond the internal squablings.
6. We should understand the dynamics in Somalia and understand that if we are at war with one entity, we need to stop alienating other entity especially if it is a one with whose population is very supportive of our actions. In other words, we should have our priorities straight.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Shirka Widhwidh
Go,aamo ka soo Baxay Shirka Widh-widh .
Burco-(TogdhNews)- Shirkii ka Socday Magaaladda Widh-Widh ee u Dhexeeyay Xukuumadda Soomaaliland
iyo Madax Dhaqameedka Degaankaasi, oo la filaayo in uu maalinta Berito soo gaba gaboobo ayaa labada Dhinac isla Gaadheen Go’aamo ka kooban Dhawr qodob.
Sida ay u Xaqiijiyeen Jamhuuriya Xubno ka mida Waftiga Xukumada ee Shirkaasi ku sugani ayaa Qodobada Go’aamada la isla Gaadhay ee ka soo baxay Shirkaasi Waxa ka mida.
1- In la Adkeeyo Nabadda Si Wada jirana looga Wada Shaqeeyo
2- In la Fidiyo Gogosha Nabadeed oo anay ku Eekaan Degmo , Gobo l ee ay wada Gaadho Beel waynta Dhulbahante
3- In La Fidiyo Maamul , Isla markaana la Balaadhiyo Barnaamijyadda Horumarineed ee laga Fulinaayo Deegaankaasi.
4- In Xukumadda Soomaaliland Mag Dhaw ka Bixiso Dadki Shicibka ahaa eek u Dhintay Dagaaladii ka Dhacay Wakhtigii Xukuumadda Rayaale.
5- In Ciidanka Qaranka eek u Sugan Degaankaasi Wada Shaqayn Wanaagsan la Yeeshan Bulshadda Deegaanka.
Togdheernews.com

what a joke!The_Emperior5 wrote: 1- In la Adkeeyo Nabadda Si Wada jirana looga Wada Shaqeeyo
2- In la Fidiyo Gogosha Nabadeed oo anay ku Eekaan Degmo , Gobo l ee ay wada Gaadho Beel waynta Dhulbahante
3- In La Fidiyo Maamul , Isla markaana la Balaadhiyo Barnaamijyadda Horumarineed ee laga Fulinaayo Deegaankaasi.
4- In Xukumadda Soomaaliland Mag Dhaw ka Bixiso Dadki Shicibka ahaa eek u Dhintay Dagaaladii ka Dhacay Wakhtigii Xukuumadda Rayaale.
5- In Ciidanka Qaranka eek u Sugan Degaankaasi Wada Shaqayn Wanaagsan la Yeeshan Bulshadda Deegaanka.
Togdheernews.com
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 676 Views
-
Last post by samadoon-waaxid
-
- 56 Replies
- 3465 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 2 Replies
- 691 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 4 Replies
- 745 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 0 Replies
- 429 Views
-
Last post by PrinceOfDarwiishLand
-
- 3 Replies
- 590 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 10 Replies
- 1191 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 9 Replies
- 1196 Views
-
Last post by MaxPowar
-
- 0 Replies
- 320 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 933 Views
-
Last post by UkMan9