Rer xareed want to crown their own sultan Jb elders say no

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Rer xareed want to crown their own sultan Jb elders say no

Post by The_Emperior5 »

Gabiley: Cuqaal Iyo Waxgarad Ka Tirsan Beesha Reer Xareed Oo Si Kulul Uga Digay Caleemo-Saar Suldaan Cusub
Waaheen(Hargeysa) Cuqaal, Ganacsato, iyo Waxgarad ka tirsan Beesha Reer Xareed ee Dega Gobolka Gabiley ayaa si adag uga digay cawaaqib xumo ka dhalan karta Caleemo-Saar Suldaan cusub oo dhawaanahan la hadal hayey in lagu cumaamadi doono Tuulada Kalabaydh ee ka tirsan Gobolka Gabiley.

Odayaashan ayaa sidoo kale baaq u diray Xukuumada dhexe, Maamulka Gobolka Gabiley, iyo Saraakiisha Amniga, waxaanay ugu baaqeen in Xukuumadu Indho dheer u yeelato wixii Nabada iyo wada-jirka wax yeelaya, iyaga(odayashan) oo ku tilmaamay Xukuumada in ay Wada-jirka Dadka ay wax ku yihiin ka Xukuumada ahaan, kala Tafaraaruqana aanay waxba ku ahaan doonin.

Odayaashan ayaa baaqooda u soo jeediyey qaar ka tirsan War-baahinta kala duwan ee ka hawl gasha Dalka, iyada oo uu ugu horrayn halkaa ka hadlay Chief Caaqil Muxumed Maxamed Bile waxana ka mid ahaa hadalladiisa:-“Suldaan kaliya ayuu Beesha Jirbriil Abokor leeyahay, Inanka manta Suldaanka u ahna Aabihii ayaa Suldaanka ahaan jiray, waxaan anigu ka mid ahaa Intii dooratay , waxa manta Da’daydu jirtaa 88sano , intaa aan jiray sadexba maan arag: waa ta koowaad eh Wali maan arag Toban Nin oo inta ay meel fadhiistaan yidhaa Suldaan baanu dooranay, waa ta labaad eh Wali maan arag Suldaan si-tuuganimo ah loo Caleemo saaro, waa ta sadexaad eh Maan arag Reer Xareedka intaa leeg oo Toban Nin ay ka soo fusho Go’aanadoodu. Markaanu intaa aragnay ayaanu Markaskii Reer Xareed iskugu tagnay oo ah Ilma-dado, waxaanu iskugu tagnay Laba boqol oo Odayaal ah oo la soo naqeeyey, waxaanu soo jeedinay in Arrintaa fool xumada ay soo wadato, iyo Dhadhan Xumadeedaba in Dawladu ka hor tagto, anaga oo Badhasaabka u soo jeedinayna oo Saraakiisha Nabad galyada u soo jeedinayna oo Wax-garadka Beelaha Jibriil Abokor u soo jeedinayna, hadii kale ay Dagaal ka dhex ridi karto Beesha gudaheeda iyo Magaalooyinka Gabiley, Wajaale, Kalabaydh, iyo Arabsiyo. Hadii laga hor-tagi waayana ay Eedeeda dusha ku qaadan doonaan Badhasaabka Gobolka iyo Masuuliyiinta Gobolka” .

Waxa kale oo isna halkaa ka hadlay Caaqil Xasan Aw Xuseen Cabaas waxaana hadaladiisa ka mid ah: “In Maanta iyadoo Suldaan la leeyahay hadana la yidhaahdo Suldaan kale oo aan loo ballamin ay toban Nin yidhaahdaan waanu shiraynaa oo Suldaanbaanu dooranaynaa Annagu ma Ogolin, markaa waxaanu u baahnahay in Dawladu arrintaasi Indho gaara u yeelato, Wax aan laga tashana ay hor istaagto, kana hor tagto in dumarka iyo Caruurta ay iska hor keenaan oo ay rabshad abuuraan”.

Waxa kale oo isaguna halkaa ka hadlay Oday “Waxanu leenahay Suldaan Jibriil Abokor qaybta ugu wayna waxa la yidhaa Bahabar Cali, markaa wax aan Bahabar Cali nala ogayn, oo Cumar Cali nala Ogayn oo Ismaaciil Cumar nala Ogayn oo reer Xareed nala Ogayn, oo Guubali nala Ogayn waxay noqonaysaa in Reer Xareed lagu kala jabinayo oo lagu dhabar jabinayo Suldaan Ismaaciil Suldaan C/raxmaan waxaanu Dawlada leenahay in gacan bir leh lagu qabto Hawshaasi oo ciidan loo diro”.

Caleemo Saarka Suldaanka cusub ayaa Maalmahanba dhaqdhaqaaqooda si wayn looga dareemayey Xarunta Gobolka Gabiley ee Gabiley iyada oo hadal haynta ugu badani ahayd in si wayn la isku waydiinayo halka ay daaran tahay iyo cida Daaha dabadiisa ka hagaysa Caleemo saarka Suldaanka Cusub oo aan loo qaban Shir loo dhan yahay oo lagu doortay Suldaankan Cusub.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Rer xareed want to crown their own sultan Jb elders say

Post by KyrieJama »

Reer Xareed waa dagaalyahaanada sacad muse ha iskuu kicina suldan kooga ha caleemo saaran.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rer xareed want to crown their own sultan Jb elders say

Post by The_Emperior5 »

garad13 wrote:Reer Xareed waa dagaalyahaanada sacad muse ha iskuu kicina suldan kooga ha caleemo saaran.

Abti Reer xareed wa run wa dagaalyahan laakin abtiyo ma fiicna salaadinta baddan habar awal hada 8 suldaan iyo cuqaal bey leeyihin there is no need jilibkasta suldaan jeesho reer xareed caaqil bey leeyihin caaqilka ha haystan
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Rer xareed want to crown their own sultan Jb elders say

Post by KyrieJama »

The_Emperior5 wrote:

lol ma dhulbahante syndrome ba na abtiyashay galay waa runta ma ficna suldanada badan khilaaf bu horseedaya.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rer xareed want to crown their own sultan Jb elders say

Post by The_Emperior5 »

Garad maya anaga salaadintyada wa just ceromonial they dont hold any power unlike you guys siyasi ino ma noqda laakin sideeda ba uma fiicna reerku inu salaadin badan yeesho midnimada reerku bu kala fogeya Habr awal hal suldaan bey leeyihin oo ka guud ah oo anu caleemo saarnay 1840 wil wil u awoow ila dhaxal awoow u yahay ba suldaan u ah maanta Laakin siyasada haka hadlin banu ku odhanay only weegi ugu danbeye doorashadi bu yidhi beesha habar awal wa kulmiye inta kale siyasad kama hadlo :lol: intana anaga u fasaxnay :lol:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Rer xareed want to crown their own sultan Jb elders say

Post by KyrieJama »

The_Emperior5 wrote:Garad maya anaga salaadintyada wa just ceromonial they dont hold any power unlike you guys siyasi ino ma noqda laakin sideeda ba uma fiicna reerku inu salaadin badan yeesho midnimada reerku bu kala fogeya Habr awal hal suldaan bey leeyihin oo ka guud ah oo anu caleemo saarnay 1840 wil wil u awoow ila dhaxal awoow u yahay ba suldaan u ah maanta Laakin siyasada haka hadlin banu ku odhanay only weegi ugu danbeye doorashadi bu yidhi beesha habar awal wa kulmiye inta kale siyasad kama hadlo :lol: intana anaga u fasaxnay :lol:
You guys put a muzzle on your suldans cano al marai buu iska caba oo raxaysta waan gartay, I heard ina suldanka beri dhowayd la caleemo saaray oo uu ahaa nin yar dubai ka yimi.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rer xareed want to crown their own sultan Jb elders say

Post by The_Emperior5 »

Haaa waxa weyee wa nin dhaliyaro ah Maha hadal badna Villa baanu hargeysa galinay halka ku raxayso markay arin qabil jirto na so bax wa nin aad u dagan suldaan xasan suldaan cabdilahi suldaan cabdiraxmaan suldaan diiriye

Image
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Rer xareed want to crown their own sultan Jb elders say

Post by Cumar-Labasuul »

Reer awoowgey ha loo daayo suldaankooga, let anyone have suldan even reer samatar. :lol:

Emp, ninyow adiga phd ku qaatay qabiilada, makahiil suldaan ama caaqil miyay leeyihiin?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rer xareed want to crown their own sultan Jb elders say

Post by The_Emperior5 »

Cumar-Labasuul wrote:Reer awoowgey ha loo daayo suldaankooga, let anyone have suldan even reer samatar. :lol:

Emp, ninyow adiga phd ku qaatay qabiilada, makahiil suldaan ama caaqil miyay leeyihiin?

Makahilku caaqil bey waligood lahaan jiray but after 1990s waxay caleemo saareen suldaan mid reer xassan ah :lol:

Cumar reer samatar have a sultan he lives in Jigjiga :lol: he came to hargeisa maalinti diwaangelinta uun :lol:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Rer xareed want to crown their own sultan Jb elders say

Post by Cumar-Labasuul »

The_Emperior5 wrote:
Cumar-Labasuul wrote:Reer awoowgey ha loo daayo suldaankooga, let anyone have suldan even reer samatar. :lol:

Emp, ninyow adiga phd ku qaatay qabiilada, makahiil suldaan ama caaqil miyay leeyihiin?

Makahilku caaqil bey waligood lahaan jiray but after 1990s waxay caleemo saareen suldaan mid reer xassan ah :lol:

Cumar reer samatar have a sultan he lives in Jigjiga :lol: he came to hargeisa maalinti diwaangelinta uun :lol:
oo reer xasanku ma waxaad ka wada xasan makaahiil.

Mar haddey reer samatar suldaan leeyihiin reer xareedna maxaad u diidi :?:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rer xareed want to crown their own sultan Jb elders say

Post by The_Emperior5 »

dee anagu reer samatar waanu ka badanahay reer xareed men we live all the way to kenya we deserve to have a seperate sultan suldaanka reer samatar in 1957 baanu caleemo saarnay
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Rer xareed want to crown their own sultan Jb elders say

Post by Cumar-Labasuul »

The_Emperior5 wrote:dee anagu reer samatar waanu ka badanahay reer xareed men we live all the way to kenya we deserve to have a seperate sultan suldaanka reer samatar in 1957 baanu caleemo saarnay
ok tiini hayso, laakin dadka kale ha u diidin :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rer xareed want to crown their own sultan Jb elders say

Post by The_Emperior5 »

Cumar-Labasuul wrote:

Jibriel abokor uma ogala reer xareed a seperate sultan they want to crown a sultan in kalabaydh in the next comming months waloo diiday Habarawal dont need no more sultans
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Rer xareed want to crown their own sultan Jb elders say

Post by Cumar-Labasuul »

don't worry they won't give up that easily, teeda kale let JB sort out their internal affairs unless you would like to give up your suldaan for them. :D
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rer xareed want to crown their own sultan Jb elders say

Post by The_Emperior5 »

Cumar-Labasuul wrote:don't worry they won't give up that easily, teeda kale let JB sort out their internal affairs unless you would like to give up your suldaan for them. :D

wtf how can i do such a thing they can come under suldan Emperior sultanate if they like wa runta jb solve their shit but who knows ambay isku yaacda ba :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”