pesa...
Sacabka u tuma
soo dhawow dhaha
siidka dhaha siida
Nairobi weeye
midaan dhaarta ku mari
Nairobi weeye
midaan jaceylka u qabo
Nairobi weeye
gabdhaha quruxda badan
Nairobi u daa
gabdhaha sharafta badan
Nairobi u daa
magaalada jaceylkana
Nairobi weeye
hooygi nabadana
Nairobi weeye
salaanta u dir
xerta teydi weeye
dhuuxa lafaha
dhiiga dhiiga weeye
hadaan dhoofo
dhoofo aan tagay dheh
ma hilmaamin hooygi quruxda bul dheh
diyaarada saar
si dagdag u saar dheh
dusha uga dag baarashuut
ku deg dheh
ku dadd calanka
wadankiisi weeye
shacabka sxb shacabkeygi weeye
waan u xiisay ani waan u xiisay
weey ii xiiseen ani wee ii xiiseen
weey i jecelyihin ilkacase sxb
weey jecelyihin sxbkey Kamaale
weey jecelyihin
reer Barmuudo kuligood
wadani baan nahay
nalki wadankan nahay
ubax baan nahay
ubaxi wadankan nahay
marka dambe dhehe
heegan baan dhahay dheh
Ii sug ii sug
wax yar ii sug
firimbiga keen
fakatax dheh
kabaha i sii
kubada i sii
garoonka i gee
bugleey i gee
asxaabteydi away
jam street aaway
shaleemo ayaan
togdheer aaway
kaakuma aaway
kaaranbuste aaway
gaarisa aaway
buula burde aaway
mustafe aaway
calanle aaway
najax aaway
najax na celi
twende pana pesa
sida ragi nuur
camu seef dheer i siiya
sida boqorki jordan
dahabka i saara
boqorki rap-ki weey
muran dooni maayo
salaama ii dira
universal tv
camu see tahay dheh
camu see tahay
seatle ku noolahay
washington-na weeye
roobki di'i
afarta dhinac ka di'i dheh
nimca Rabi dheh
Rabi baa ku deeqay dheh
bandraqsimti nacowdeedi weeye
dalxiis u imow
huuno ii imada
sarta dhexe aan saarka
aan ku dheelne
markaan bururo
bilaawaha hab isiiya
halbowlaha jara
dhiiga haba seerme
ha ka baqin dheh
wiilka wuu bururee
xiisa weeye dheesha uu u qaade
Nairobi qalbigiisi weeye