Ciidanka shisheeye ee xoogga ku jooga magaalada Muqdisho ayaa sare u qaaday tacadiyada ay kula kacayaan dadka Soomaalida iyaga oo aan u kala sooceyn midka iyaga la shaqeeya iyo mid aan la shaqeyn.
Dhacdo xanuun badan ayaa dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho, Shabakadda SomaliMeMo oo ku caan baxday helidda macluumaadka xasaasiga ah ayaa heshay tacadi ay ciidanka shisheeye kula keceen mid kamida dhalinyara Muqdisho ku dhaqan oo iyaga Calooshood u shaqeyste u ahaa.
Maalinimadii sabtida ayay ciidanka Milleteriga Shabaabul Mujaahidiin iyo Maleeshiyaad Mushrikiin ah oo lasoo dhigay afaafka hore ee daaraha shaqaalaha waxay is dhaafsadeen rasaas culus.
Markii muddo rasaas xoogani socotay ayay ciidanka shiishyahanada Mujaahidiinta toogteen ilaa iyo 5 Maleeshiyo kuwaasi oo ahaa dhalinyaro deganaa degmada Waaberi basle uu Khalday wiil uu dhalayey Macalin Nuur Max'med Siyaad oo dhalinta xaafadda ku yiri "qofkii aan Shabaab la dagaalamin xerta Macalin Nuur kamid maahan".
Mid kamida dhalinyarada ku dhaawacantay dagaalka ayaa dhaawac ahaan loogu qaaday Isbitaalka ay ciidanka AMISOM ku leeyihiin xerada Xalane, balse xeradaasi waxaa ka jira fisqi aad u xun waxaa ku kulansan saraakiil Liwaadka iyo fawaaxishta kale ku caanbaxay.
Hooyada dhashay wiilka dhaawaca ah bale gadaal ka dhintay ee Xalane lageeyey waxay degantahay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, sida ay sheegtay gabar ay walaala yihiin wiilka dhaawacmay hooyada ayaa durba lagusoo wargeliyey in wiilkeeda oo dhaawac ah loo qaaday Xalane.
Markii uu dhegteeda ku dhacay warkaas ayay tiri "Khalaas wiilkeyga waa dhintay adoomadii ayaa faraxumeyn ku dilaya"!!, malaha hooyadani waxay horey u ogeed in Foolxumo iyo liwaad ka jiro xerada Xalane.
Hooyada wiilkeeda dhaawacmay ma ogayn in wiilkeedu u dagaalamo AMISOM balse ciyaalka xaafadda ayaa u sheegay in wiilkeedu uu kamid ahaa xerta Macalin Nuur oo hadda isku bedeshay Xerta "Bahuuko" maadaama ay difaacaan ciidanka AMISOM.
"Walaalkey iskuul ayaan aadaa ayuu saaka nadhahay laakin dhaawaciisa ayaa noola sheegay in uu xalane yaal, nasiib darro waa dhintay" ayay tiri gabar walaal la ah wiilkaasi.
Weriye katirsan SomaliMeMo oo dhacdadan soo xuuraamiyey ayaa wareystay dadka deegaanka waxaana loo sheegay in hooyada dhashay wiilka markii dambe loo keenay Maydka wiilkeeda oo mara ku duuban weliba lafara xumeeyey.
"Maydka walaalkeey ayay niman wata gaari cabdi billa ah keeneen guriga waxay sheegeen in wiilkeena uu isagu xabad isku dhiftay, balse markii la dhaqi rabey Meydka ayay dadka oo dhan qaracmeen markii faraxumeyn lagu arkay Meydka" ayay tiri gabar ladhalatay wiilka lagu xadgudbay.
Dhacdadan layaabka leh ayaa siweyn looga hadal hayaa Waaberi balse haweenayda wiilkeeda oo dhaawca ah lafara xumeeyey ayaa lahadashay dadka ku dhaqan waabri waxayna ka digtay in carruurtooda u dhintaan AMISOM kadibna faraxumeyn lamarsiiyo.
Shabakadda SomaliMeMo ayaa 4 bil ka hor soo werisay dhacdo tan lamid ah oo ay ciidanka shisheeye ku faraxumeeyeen Maleeshiyaadka DKMG ah taasi oo keentay in dhaawacyada Maleeshiyaadka aan lageyn Isbitaalka Xalane oo ay isku aruursadeen Cadaw Liwaad iyo anshax xumo kulansaday.
