Soo Guryo Noqoshada Reer Miyiga Iyo Xoolahooda Ee Gobolka Gedo Iyo Samida Bay’ada(Daawo Sawirada Barnaamijka Socdaalka Gedo)
[2009-10-27 13:00:14] Xoolaha dhaqaale ahaan waxa ay kaalin muhiim ah kaga jiraan habnololeedka dadka ku dhaqan gobolka Gedo waxana ay kamid yihiin qeyraadka uu Alle ku manaystay gobolka. Cilmi-baaris la sameeyay ayaa xaqiijisay in 70% dhaqaalaha gobolka Gedo uu ku qotomo xoolaha sidaas darteedna ay lafdhabar u yihiin guud ahaan nolosha dadka ee miyiga iyo magaaladaba. Gobolka Gedo oo ka mid ah gobolda ugu xoolaha badan Soomaaliya ayaa si gaar ah caan ugu ah dhaqashada geela.
Inkasta oo ay taasi jirto ayaa intabadan xoolihii horay gobolka ugu dhaqnaa ay ka hayaamay abaarihii sida ba'an ugu dhuftay gobollada koofur galbeed ee Soomaaliya. Haatan oo ay gobolka ka hooreen roobab lixaad leh ayaa iminka reer guuraagii iyo xoolohoodiiba waxa ay u muuqdaan kuwa dib ugu soo gurya noqonaya gobolka xili la guda galay Barwaaqo oo ay curteen roobabkii deyrtu.
http://www.allwariye.com/actiontools/ge ... hp?id=3413
Reer miyi from Gedo come back iyo Xoolaha(DAAWO SAAWIRO)
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 591 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 10 Replies
- 1526 Views
-
Last post by HorseedS
-
- 3 Replies
- 753 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 1 Replies
- 530 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 19 Replies
- 1565 Views
-
Last post by Asraa
-
- 1 Replies
- 371 Views
-
Last post by Complicated19
-
- 6 Replies
- 864 Views
-
Last post by Abdi_westldn
-
- 6 Replies
- 945 Views
-
Last post by CigaalSHiiDaaDCFC
-
- 9 Replies
- 990 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 30 Replies
- 1884 Views
-
Last post by musika man