magtaa lakala qaadanaayaa waxay dhantahay shan nin 500 oo halaad.
[youtube]2B-OG9dqLUw&feature[/youtube]
Re: Shirka Furmay Xudun, WATCH, Sa'ad yonis & Naleye Axmed
Posted: Wed Nov 03, 2010 5:17 am
by The_Emperior5
Thats very good nabada halaga shaqeyo
Re: Shirka Furmay Xudun, WATCH, Sa'ad yonis & Naleye Axmed
Posted: Wed Nov 03, 2010 7:16 am
by Siciid85
Not bad peace is good for both sides. War Emperior adinkana gormaad la heeshinaysiin Gadabursi - Reer Nuurka - Ceelbardaale -Gabiley aad iis ku laysan meesha for over a decade.
Re: Shirka Furmay Xudun, WATCH, Sa'ad yonis & Naleye Axmed
Posted: Wed Nov 03, 2010 7:21 am
by The_Emperior5
Siciid85 wrote:Not bad peace is good for both sides. War Emperior adinkana gormaad la heeshinaysiin Gadabursi - Reer Nuurka - Ceelbardaale -Gabiley aad iis ku laysan meesha for over a decade.
I dunnow saaxib i am not aware of that waxasi reer xareed iyo reer nuur bey u taala., qodaalku isaga is dila baan maqlay oo hadana heshiya
Re: Shirka Furmay Xudun, WATCH, Sa'ad yonis & Naleye Axmed
Posted: Wed Nov 03, 2010 7:24 am
by RuralMan08
^^ Dhul beereed always waa la isku laayaa, Siciid and Emperior waa reer Geeley yall wont understand The conflict between reer maxamuud nuur and reer xareed is not that bad if you compare it to the conflict between Makayldheere and Bahabar Cabdalla (both Gadabursi) in Ethiopia, this too was a conflict over farms that lasted for over a hundred years and over 1000 killed.
Here was the peace treaty just recently
Re: Shirka Furmay Xudun, WATCH, Sa'ad yonis & Naleye Axmed
Posted: Wed Nov 03, 2010 8:24 am
by djibsomali
Dhul beeretkii jibril abokor iyoo reer nuurkii especially reer xareed and reer mohamoud nuur waxaa kuu adkaaday reer mohamoud nuur kii!!
Re: Shirka Furmay Xudun, WATCH, Sa'ad yonis & Naleye Axmed
Posted: Wed Nov 03, 2010 8:39 am
by Siciid85
RuralMan08 & Emperior. It seems Reer Beered conflicts last longer. .
Re: Shirka Furmay Xudun, WATCH, Sa'ad yonis & Naleye Axmed
Posted: Wed Nov 03, 2010 11:25 am
by Siciid85
Gogol nabadayn ah oo ka socota Degmada Xudun
Xudun(Riinji.com)Magaalada Xudun ee Gobolka Sool ayaa waxa beryahan ka socdey shir labo beelood oo isku ood ah lagu Nabadaynayey,shirkan ayaa waxaa soo abaabuley labada degmo ee Xudun iyo Oog..
Shirkan ayaa waxa ka soo qayb galay ergooyin labada dhinac ka socda iyo Xubno maamulka Somaliland ka tirsan. Isku soo wada duubo shirkan ayaa lagu wadaa in uu soo gabogaboobo maalmaha fooda inagu soo haya.
Re: Shirka Furmay Xudun, WATCH, Sa'ad yonis & Naleye Axmed
Posted: Wed Nov 03, 2010 3:16 pm
by AsadSL
Dhulbahnte cant run away from isaaq meel walba we live with you.
Re: Shirka Furmay Xudun, WATCH, Sa'ad yonis & Naleye Axmed
Posted: Wed Nov 03, 2010 3:22 pm
by Cali_Gaab
Bohol, what's the outcome of this 'shir'? That dhulbahante are now long lost habar younis?
Kuul carre
Re: Shirka Furmay Xudun, WATCH, Sa'ad yonis & Naleye Axmed
Posted: Wed Nov 03, 2010 3:29 pm
by Siciid85
^^^ What has this got to do with the overall tribe of H.Y nation? do you think we are like HJ who live with dhullos everywhere. wixi daadka adiga kugu dacayeedayan ha la imaan meeshan. Bwt It's even alleged your a lost son of bigtime former hargeysa Faqash Barkad resident Garaad Abshiir Garaad Salaax.
Re: Shirka Furmay Xudun, WATCH, Sa'ad yonis & Naleye Axmed
Posted: Wed Nov 03, 2010 5:11 pm
by Bohol iyo karaman
Degmada Xudun Oo Uu Ka Furmay Shir Lagu Heshiisiinayo Laba Beelood Oo Halkaas Wada DegaLaascaanood, October 29, 2010 (Haatuf) – Degmada Xudun oo ka tirsan gobolka Sool ayaa waxa ka furmay shir lagu heshiisiinayo laba beelood oo halkaasi wada dega, kuwaas oo ay ka dhex dhaceen aanooyin qabiil.
Shir nabadeedkan ayaa u dhexeeya labada beelood ee Sacad Yoonis/H.Yoonis iyo Naaleeye Axmed/Dhulbahante oo muddo ay u dhaxaysay anooyin qabiil oo ay kala tirsanayeen labadaasi beelood, ayaa waxa guddoominayey Caaqil Maxamuud Askar Jaamac. Waxaa kale oo shirkaa ka qayb galay oo furay guddoomiyaha Gobolka Sool C/laahi Jaamac Diiriye, taliyaha qaybta booliska Gobolka Sool Axmed Maxamed Guutaale, guddoomiyaha degmada Xuddun Aadan Maxamed Bulaale, waxayna masuuliyiintaasi ku dheeradeen muhimada ay nabadgelyadu leedahay iyo daris wanaagu waxayna shirka u rajeeyeen inuu guul ku dhamaado. Sida uu khadka telefoonka ugu xaqiijiyey Haatuf Maayarka degmada Xudun Aadan Maxamed Bulaale ayaa waxa shirkaa ka qaybgalay ergooyin dhan 60 xubnod oo dhinacba 30 ergo ay ka socotay, kuwaas oo ka kala yimid magaalooyinka Oog, Bohol, Sabawanaag, Awr Bogays, Adhicadeeye, Laascaanood iyo Xudun Gudaheeda, waxaa kale oo iyana shirka ka qayb galay sida uu mayarka xuddun noo sheegay saladiinta 2-da beelood ee Naaleeye Axmed iyo Sacad Yoonis oo kala ah Garaad C/laahi Guuleed iyo Suldaan Cali Cumar. waxaa kale oo maayarka degmada xudun Aadan Maxamed Bulaale intaa ku daray in 2-da beelood kala tirsanayeen 5 nin oo dhimasho ah iyo 2 nin oo dhaawaca. Waxaa kale oo maayarku inta ku daray in shirkaasi socon doono mudo dhan 6 cisho, wixii natiijo ah ee ka soo baxana loo gudbin doono saxaafada marka uu dhamaado shirkaasi.
Degmada Xudun Oo Lagu Soo Gabogabeeyey Shir Laba Beelood Oo Colaadi Dhex Martay Lagu HeshiisiiyeyXudun, November 3, 2010 (Haatuf) – Shir Nabadeed ayaa shalay lagu soo gagabeyay degmada Xudun oo ka tirsan gobolka Sool oo muddo 7 cisho ah uga socday beelaha Sacad-Yoonis Habaryoonis iyo Naaleeye-Axmed Dhulbahante, sida uu noo xaqijiyay duqa degmada Xudun Aadan Maxamed Bulaale.
Shir nabadeedkan lagu heshiisinayey beelahan ay dhex martay gacan ka hadal ay dad ku dhinteen ayaa laga soo saaray qodabo ay ka mid ahaayeen in 5 nin oo ku dhintay xurguf dhex martay labadan beelood midkiiba laga bixiyo 100 halaad iyo Gabadh. Halka labada nin ee dhaawaca ahna ay ka kala dhaawacmeen labada dhinac ee dagaalay.
Sidoo kale waxa ay labada dhinac ku heshiiyeen In la iska kaashado wixii isku day ah in aan deegaan cusub la samayn.
Gudomiyaha gobolka Sool C/laahi Jaamac Diiriye oo hadal ka jeediyey gabagabada kulankan labada beelood isla markaana u soo xidhay ayaa kulanka ayaa ku dheeraaday qiimaha ay nabadu bini’aadamka uu leedahay, isla markaana uga mahadnaqay naqay odayaasha labada dhinac deedaalka ay sameeyeen.
Sidoo kale gabagabadii kulankaasi guddoomiyaha gobolka Sool C/laahi Jaamac Diiriye ayaa waxa uu shir la yeeshay odayaasha iyo waxgaradka degmada Xudun, kaas oo guddoomiyuha aanu wax ka weydiinay waydiinay wada hadalka uu odayaasha la galay waxa ay ku saabsanaayeen ayaa Haatuf u sheegay inay ugu horayn ka wada hadleen sidii ay ugu diyaar garoobi lahaayeen gogoshii uu fidiyey madaxwayanha Somaliland loona baahan yahay in wax walba ay ka horaysiiyaan nabadgelyada, wixii baahi ahna ee degmada ku saabsana uu u gudbin doono dawlada. Waxayna odayaasha degmada Xudun u balanqaadeen Guddoomiyaha Sool in ay aqbaleen oo qaateen gogoshii uu fidiyey madaxwaynaha Somaliland, isla markaana ay adkaynayaan Nabadgelyada degmada Xudun, Waxa kale oo ay odayaashu ka codsadeen dawladda Somaliland in degmada Xudun laga dhaqaajiyo maamulka dawliga ah waxna laga qabto xalada degmada Xudun ee dhinacyada Caafimaadka, Waxbarashada, Biyaha, Bileyska iyo Maxkamadaha.
Ugu danbayntii Guddoomiyaha gobolka Sool C/laahi Jaamac Diiriye wuxu soo kormeeray xarumaha dawladda ,sida dawlada hoose, Iskuulada, Ceelasha biyaha, saldhiga.
Waxaana guddoomiyaha safarkiisa ku weheliyey isuduwaysha qorshaynta macdanta iyo biyaha waxbarashada ee gobolka Sool.
3 dhimasho ah iyo mad dhaawac ah
1. Reer Jibriil
2. Reer Cilmi
3. Jaamac Siyaad
4. Bihi Darays (dhaawac
Re: Shirka Furmay Xudun, WATCH, Sa'ad yonis & Naleye Axmed
Posted: Wed Nov 03, 2010 5:55 pm
by udun
^ Aar day kii yaraa ee cuqdada qabay. Waryaa bentaadii baad ku dar dartay. Waxaa laga wada hadlay waa 4 nin oo dhimasho ah iyo 2 dhaawac ah. 2 Isaaq ah iyo 2 Dhulbahante ah oo dhimasho ah iyo 1 HY oo dhaawac ah iyo 1 Dhulbahante ah oo dhaawac ah. Ninkan Jaamac Siyaad ee aad ku dartay waa been aad adigu samaysatay.
Aan kuu saxo you punk kid:
In 2003, HY - Sacad Yoonis - Jibriil Xasan killed one Jaamac Siyaad - Reer Warsame guy. Jaamac Siyaad - Reer Warsame retaliated and killed 2 HY - Sacadyoonis - Idarays guys. That is how it happened. That issues is not resolved as far as I know.
It is good that senseless tribal revenge killing stops and people resolve it as they should have been.
Btw, the so-called SL officials in Xudun that you mentioned are bogus. These are local boys who just visited their homes and you folks are showing off bogus videos The problem is you people believe in your own propoganda
Re: Shirka Furmay Xudun, WATCH, Sa'ad yonis & Naleye Axmed
Posted: Thu Nov 04, 2010 4:42 am
by Bohol iyo karaman
anyway waxa jiraa afar nin iyo badh magtoot oo dhulbahante laa siinaayo layskanaa ururiyeey,
1. Reer jibriil
2. Reer Cilmi
3. Jaamax Siyaad
4. Barkad Dhulbahante
5. Bihi Idarays (dhaawac)