Cuqasha & Odayasha Beesha Guleed Garaad refuse talks with

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Cuqasha & Odayasha Beesha Guleed Garaad refuse talks with

Post by Babygirl- »

Dabo-Dhilifka & SNM ta Somalidiidka Beel Waynta Dhulbahante na Uugu baaqay Dagaal.... (have you noticed how Udun has not commented on all this he knows his masters PL supports talks with Somaliland, Dabo Dhilif nimo kuu dhimo Xaraan yahay)

Cuqaasha iyo odayaasha Beesha Guleed Garaad Oo Qaadacay Shirqoolka Widhwidh{Dhagayso}

Waxaa shir balaadhan isugu yimid in ka badan 50 odey oo isg jira Cuqaasha beesha Gulleed Garaad{Barkad} iyo nin Garboodka, kuwaasoo shir ga socday labo maalmood ay magaalada Balicad ka soo saaray Baaq deg deg ah. Isla markaana cadeeyey in wada hadalada u socda Xubno ka socda Dabaqoodhida SNM iyo wasiiro ku sheegooda oo dhinac ah iyo Garaadka Beesha Gulleed Gaaraad,

Waxaana ay odayaash baaqoodan ku sheegeen in aysan waxba kala socon shiqoolkaas, hadeey Beesha Guulleed Garaad yihiina ay wax la qabaan tolkooda gud ee Dhulbahante ee la haysto. Waxayna ugu baaqeen beelaha SSC in ay u diyaar garoobaan dagaal xaq ah oo Dhulka lagu xoraysto.

Hadabna Linkigan hoose ka dhagayso baaqa odayaasha oo maqal ah. iyo Magacyadoodaba. ama Toos uga dhagayso http://www.sscradio.com .
Last edited by Babygirl- on Wed Nov 03, 2010 12:01 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Cuqasha & Odayasha Beesha Guleed Garaad refuse talks wit

Post by Babygirl- »

[youtube]vbHYBLktZtE&feature=player_embedded#![/youtube]

[youtube]MCOiRSFKVcE&feature=player_embedded[/youtube]

ULULULULULULULULULULULULULULULULULULULULUL :som: :up: :rose: SSC! :rose:

Garaad13 waxaan ku leyahay dabo dhilif baa yiraahda aan cadoowga la hadlo inadeer sharaafta & Gobanimada waa loo dhintaa waa tii awoowayasha ku dhamadeen! :idea: waxaa ficaan in la iska danbeeyo oo wax la maqlo qoof ba meel inu adoo waxa kuu dhuma iskuudubnidi iyo wada taashigi..

Dabodhilfka udun kuuye in support of Xaraanta SNM taa & SSDF " SL pays $30 & PL pays $42 and SSC doesn't pay a thing!!" dabo dhilifnimo intaa leeg!!

BTW SSC PAYS $50 ayaaga uu Naage huunguriga kuu gooye. :idea:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Cuqasha & Odayasha Beesha Guleed Garaad refuse talks wit

Post by Cali_Gaab »

:lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Cuqasha & Odayasha Beesha Guleed Garaad refuse talks wit

Post by The_Emperior5 »

:lol: :lol: who are cuqaasha beesha guleed garaad

the Garaad of beesha guleed garaad ba baba shirka gudoomiye ma garaad meel ka saraysa ba jirta :lol:

Baby listen to this caaqil http://www.zshare.net/audio/8225669327dacae3/
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Cuqasha & Odayasha Beesha Guleed Garaad refuse talks wit

Post by udun »

Islaantu biyihii iyo saliidii bay isku dartay, xagay aniga sheekadani igala soo gashay? :lol: :lol: Udun baa aamusan ku lahaa :shock: Naa SSC Farce Hogaanka trick aad la ordayseen hadduu wax tari waayey maxaad aniga iyo Barkad ku maagi?
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Cuqasha & Odayasha Beesha Guleed Garaad refuse talks wit

Post by KyrieJama »

Babygirl- wrote:[youtube]vbHYBLktZtE&feature=player_embedded#![/youtube]

[youtube]MCOiRSFKVcE&feature=player_embedded[/youtube]

ULULULULULULULULULULULULULULULULULULULULUL :som: :up: :rose: SSC! :rose:

Garaad13 waxaan ku leyahay dabo dhilif baa yiraahda aan cadoowga la hadlo inadeer sharaafta & Gobanimada waa loo dhintaa waa tii awoowayasha ku dhamadeen! :idea: waxaa ficaan in la iska danbeeyo oo wax la maqlo qoof ba meel inu adoo waxa kuu dhuma iskuudubnidi iyo wada taashigi..

Dabodhilfka udun kuuye in support of Xaraanta SNM taa & SSDF " SL pays $30 & PL pays $42 and SSC doesn't pay a thing!!" dabo dhilifnimo intaa leeg!!

BTW SSC PAYS $50 ayaaga uu Naage huunguriga kuu gooye. :idea:
Mujahidad Babygirl talada waan ka qatay inadeer :up:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Cuqasha & Odayasha Beesha Guleed Garaad refuse talks wit

Post by udun »

Wax socon waayey bay isku maaweelinayaan :lol: :lol: SSC Hogaanka F-rce is a history and gone - good riddance its failure. What has started in bogus remains bogus. All that has left in its supporters is photo taking while they are wrapping themselves with the Somali flag and throwing a big party on October 16 to celebrate the seizure of LA by SL. The hypocrisy among the supporters of the SSC F-race Hogaanka entity is just beyond belief :lol: :lol:

Udun has started busting the myth in that bogus entity and will continue to do so as long as there are people who are still bragging about their support to a bogus entity when in fact they threw a big party on October 16 in commemoration of SL's takeover of SL :shock: We are talking about people who couldn't extend a helping hand to Reer Widhwidh at the time of their greatest need while they collected millions from the diaspora.

Let me just leave a line here: what has started in bogus remains a bogus :idea:
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Cuqasha & Odayasha Beesha Guleed Garaad refuse talks wit

Post by samadoon-waaxid »

udun wrote:Wax socon waayey bay isku maaweelinayaan :lol: :lol: SSC Hogaanka F-rce is a history and gone - good riddance its failure. What has started in bogus remains bogus. All that has left in its supporters is photo taking while they are wrapping themselves with the Somali flag and throwing a big party on October 16 to celebrate the seizure of LA by SL. The hypocrisy among the supporters of the SSC F-race Hogaanka entity is just beyond belief :lol: :lol:

Udun, adigu ma hogaanka ayaad ka soo hor jeedaa mise fikrada SSC baad ka soo hor jeedaa,su'aashu ma xuma ee? hadii hogaanka aad ka soo hor jeedidna, maxaa xal ah awoowe? what r ur alternatives?
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Cuqasha & Odayasha Beesha Guleed Garaad refuse talks wit

Post by malakumod »

^^ hogaanka SSC waa disposale and the people at the to can be replaced (and their performance thus far leaves a lot to be desired).
laakin fakrada SSC ama qadiyada SSC waa mid muqadas ah mid marnaba laga tanasulayo garo ma ah.
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: Cuqasha & Odayasha Beesha Guleed Garaad refuse talks wit

Post by siren »

Great videos Habaryar... :)
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Cuqasha & Odayasha Beesha Guleed Garaad refuse talks wit

Post by udun »

udun wrote:Wax socon waayey bay isku maaweelinayaan :lol: :lol: SSC Hogaanka F-rce is a history and gone - good riddance its failure. What has started in bogus remains bogus. All that has left in its supporters is photo taking while they are wrapping themselves with the Somali flag and throwing a big party on October 16 to celebrate the seizure of LA by SL. The hypocrisy among the supporters of the SSC F-race Hogaanka entity is just beyond belief :lol: :lol:

Udun has started busting the myth in that bogus entity and will continue to do so as long as there are people who are still bragging about their support to a bogus entity when in fact they threw a big party on October 16 in commemoration of SL's takeover of LA :shock: We are talking about people who couldn't extend a helping hand to Reer Widhwidh at the time of their greatest need while they collected millions from the diaspora.

Let me just leave a line here: what has started in bogus remains a bogus :idea:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Cuqasha & Odayasha Beesha Guleed Garaad refuse talks wit

Post by udun »

samadoon-waaxid wrote:
udun wrote:Wax socon waayey bay isku maaweelinayaan :lol: :lol: SSC Hogaanka F-rce is a history and gone - good riddance its failure. What has started in bogus remains bogus. All that has left in its supporters is photo taking while they are wrapping themselves with the Somali flag and throwing a big party on October 16 to celebrate the seizure of LA by SL. The hypocrisy among the supporters of the SSC F-race Hogaanka entity is just beyond belief :lol: :lol:

Udun has started busting the myth in that bogus entity and will continue to do so as long as there are people who are still bragging about their support to a bogus entity when in fact they threw a big party on October 16 in commemoration of SL's takeover of SL :shock: We are talking about people who couldn't extend a helping hand to Reer Widhwidh at the time of their greatest need while they collected millions from the diaspora.

Let me just leave a line here: what has started in bogus remains a bogus :idea:
Udun, adigu ma hogaanka ayaad ka soo hor jeedaa mise fikrada SSC baad ka soo hor jeedaa,su'aashu ma xuma ee? hadii hogaanka aad ka soo hor jeedidna, maxaa xal ah awoowe? what r ur alternatives?
Bal hadda adigu fikrada ii sheeg maxay ahayd? Waxaan ogaa in loo samaaystay in diasporahana lacag lagaga urursado maamul goboleedyada iyo tfg-dana kuraas lagaga doonto dadkana loogu sheekeyo waxa loogu yeedhay "midnimo iyo dib-u-xorayn" hadda ogow October 16 2010 bay u dabaal degeen qabsashadii LA ay qabsatay SL . Weligeey munaafaqad intaas le'eg ma arag :shock:

What has started in bogus will remain in bogus and that is what is blowing up in front of our eyes. Look at Widwidh and the f-rce SSC Hogaanka trick collecting millions of dollars from the diaspora while doing nothing to help Reer Widhwidh. Whether you believe it or not, that is the sad fate that this bogus entity has brought to the reerka. Not only that but they have also sabotaged any internal Dhulbahante reconcialation and have actually weakened the resolve and the unity that Reer Buuhoodle have built and lived thru during the civil war. Today Reer Buuhoodke are divided on this and that is the legacy of TFG Hogaanka trick. In Nugaal Godan and Southern Sanaag (Dhulbahante territories), nobody supports them so their sad fate is all over the place.

The alternative, the sooner we realize that this is an entity that is detrimental to our existance as people and start reconcialing our internal bickering and division, the better. If you want to know the solution, we need rally behind Mohamed Ali Mire and C/Laahi Spannish and threw our wieght behind those men and NSUM coupled with internal Dhulbahante turxaan bixin.
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Cuqasha & Odayasha Beesha Guleed Garaad refuse talks wit

Post by samadoon-waaxid »

Udun, let me try to answer your post point-by-point

Bal hadda adigu fikrada ii sheeg maxay ahayd?
fikradeeyduu waa siduu MALAKUMOOD uu uga dhawaajiyay, hogaanka waa disposable, the khusuusi is disposable, and any other polititican oo xil loo dhiibay hadii uu ka soo bixi waayo he we will be shown the door out. lakinse qadeyaada iyo mabda'aa SSC waa muqadas, and non negotiable
Waxaan ogaa in loo samaaystay in diasporahana lacag lagaga urursado maamul goboleedyada iyo tfg-dana kuraas lagaga doonto

we both know that argument doesnt stand on one leg awoowe . if xaglatoosiye wanted a position in PL or SL. he wouldnt refuse the ministerial post that Farole offered him, neither would Silaanyo be still asking for peace.
as for the TFG position, its almost comical to suggest nin Buhodle fadhiya ayaa TFG post la siinayaa. if you want a TFG post, you go where the action is(Xamar&Nairobi).everyone knows it.

dadkana loogu sheekeyo waxa loogu yeedhay "midnimo iyo dib-u-xorayn"
labadaas qodob beesha dhulbahante oo dhan baa qaadatay, regardless of their support for hogaanka. adigu maxaad ku diidantahay?
hadda ogow October 16 2010 bay u dabaal degeen qabsashadii LA ay qabsatay SL . Weligeey munaafaqad intaas le'eg ma arag :shock:
maalintii shirka horseed go'aamadiisii qalinka lagu duugay happend to be a day after the oct 15 date,dhibaatada ku jirta run ahaanti anigu ma arko.
What has started in bogus will remain in bogus and that is what is blowing up in front of our eyes. Look at Widwidh and the f-rce SSC Hogaanka trick collecting millions of dollars from the diaspora while doing nothing to help Reer Widhwidh. Whether you believe it or not, that is the sad fate that this bogus entity has brought to the reerka.
its true that there has been some discrepancies& corruption allegations in the past fund raises. however dont forget this is a new mamul and there is so much room for imporovement.in fact the neighboring mamuls (who existed for almost 2 decades) still cant get rid of corruption,its still the standard procedure for a minister to steal $300K out the fiscal budget in PL, or for a simple radio director to walk away with $150K in SL.
However, by the same token,
there use to be so much corruption in the SOOL mamul bk in the PL days,did that make you call for the abolishment of PL, or suggest in shir cusub la isugu yemaado?
Not only that but they have also sabotaged any internal Dhulbahante reconcialation
i cant think of any DH subclans who had war or need reconciliation, be more specific. yaa uu baahan reconciliations and turxan bixin?
and have actually weakened the resolve and the unity that Reer Buuhoodle have built and lived thru during the civil war. Today Reer Buuhoodke are divided on this and that is the legacy of TFG Hogaanka trick.
reer Buuhoodle r not divided,but its fair to say some traditional leaders felt the hogaan is taking their political power away,so they r fighting back a little.but I assure you the will of the people will prevail,and traditional leaders will go back to arimaha dhaqanka while leaving politics for siyaasiyeenta beesha.

In Nugaal Godan and Southern Sanaag (Dhulbahante territories), nobody supports them so their sad fate is all over the place.
I agree with you that the hogaanka presence in the Nugal hasnt been as strong as we wished,but again the maamul is still young and there is so much room for improvement.
The alternative, the sooner we realize that this is an entity that is detrimental to our existance as people and start reconcialing our internal bickering and division, the better.
again my initial question comes back here.are u suggesting the idea of having SSC hogaan is detrimental? or u suggesting the current two men in charge are the issue? :?
If you want to know the solution, we need rally behind Mohamed Ali Mire and C/Laahi Spannish and threw our wieght behind those men and NSUM coupled with internal Dhulbahante turxaan bixin.
we both know NSUM is not ready to go bk hom, pick the AK-47 and put their lives on the line for the SSC cause. unless you suggesting that it is possible to liberate a land, and establish mamul through press releases& communiques (which is all that NSUM has been doing lately) i dont see how could they be an alternative?
the only turxan bixin needed in this time is between NSUM& hoganka, and not beelaha dhulbahante.
I personally see NSUM's role to be complementary to that of hogaanka, they should be the Hogaan's arm in the diaspora, sidii axdiga shirkii Horseed uu qeexay.
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Cuqasha & Odayasha Beesha Guleed Garaad refuse talks wit

Post by malakumod »

^^
:up: :up:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Cuqasha & Odayasha Beesha Guleed Garaad refuse talks wit

Post by udun »

samadoon-waaxid wrote:Udun, let me try to answer your post point-by-point

fikradeeyduu waa siduu MALAKUMOOD uu uga dhawaajiyay, hogaanka waa disposable, the khusuusi is disposable, and any other polititican oo xil loo dhiibay hadii uu ka soo bixi waayo he we will be shown the door out. lakinse qadeyaada iyo mabda'aa SSC waa muqadas, and non negotiable
What mabda'a that is muqadas? Ok take it to the blue moon guys. Let it be muqadas in the minds of its misinformed supporters. Rest assured as long as certains sections of Dhulbahante in Sool, South Sanaag, and Hawd (aka Cayn) are opposed to it, it will never work. The sad fate that it found itself today is a reality that is going to exist as long as internal reconcialation is not sought.

we both know that argument doesnt stand on one leg awoowe . if xaglatoosiye wanted a position in PL or SL. he wouldnt refuse the ministerial post that Farole offered him, neither would Silaanyo be still asking for peace.
as for the TFG position, its almost comical to suggest nin Buhodle fadhiya ayaa TFG post la siinayaa. if you want a TFG post, you go where the action is(Xamar&Nairobi).everyone knows it.
Xaglatoosiye and his handlers heavily campaigned for a portfolio in PL and when they couldn't get it, they started to promise that they will undermine it. More like the Somali saying "Haddaan waayey waan kaa ciideyn".
labadaas qodob beesha dhulbahante oo dhan baa qaadatay, regardless of their support for hogaanka. adigu maxaad ku diidantahay?
Have you heard of "Qacda maqashii waxna ha u qaban"? That is what that slogan is all about. The evidence is the racket SSC Hogaanka trick neglecting Widhwidh while collecting millions from the diaspora. Somalis say "mar i dage Alle ha dago, labo jeer i dagase anaa isu dagay". Well, if the racket SSC Hogaanka trick did fullfill what we were expecting it today from the beginning and that was furthering internal divisions and tapping into the discontent of many Dhulbahante to generate more funds while doing the opposite of what it claims, there should be no reason why people still have a hope in it.
maalintii shirka horseed go'aamadiisii qalinka lagu duugay happend to be a day after the oct 15 date,dhibaatada ku jirta run ahaanti anigu ma arko.
:lol: :lol: @ Horseed name :lol: :lol: More like the day the we said "waxaanu ku heshiinay inaanaan heshiin". There is no doubt the supporters of the racket SSC Hogaanka trick have celebrated for the October 16, 2010, the day SL took over LA. Many of its current supporters are oblivious this fact but its handlerts knew it.
[/quote]

its true that there has been some discrepancies& corruption allegations in the past fund raises. however dont forget this is a new mamul and there is so much room for imporovement.in fact the neighboring mamuls (who existed for almost 2 decades) still cant get rid of corruption,its still the standard procedure for a minister to steal $300K out the fiscal budget in PL, or for a simple radio director to walk away with $150K in SL.
However, by the same token,
there use to be so much corruption in the SOOL mamul bk in the PL days,did that make you call for the abolishment of PL, or suggest in shir cusub la isugu yemaado?
The difference is one was established internally with full consensus and the other is founded few disgrutled politicians in a Hotel in Nairobi. It is a dream that don't have consensus. In the Burawadal conference, over 11 Dhulbahante elders (isimo) rejected it and that is the fate it was always find itself unless it obtains full consensus and support from the mainstream Dhulbahante.
i cant think of any DH subclans who had war or need reconciliation, be more specific. yaa uu baahan reconciliations and turxan bixin?
Why did we find ourselves in this situation if we don't need internal turxaan bixin? Tell me any Somali clans that is so divided as we are? Tell me our competition for meaningless posts while neglegting how we are related and what can unite us? It has been like this within the last 40 years. If we continue to neglect our division, we will remain in this situation within Allah knows how long.
reer Buuhoodle r not divided,but its fair to say some traditional leaders felt the hogaan is taking their political power away,so they r fighting back a little.but I assure you the will of the people will prevail,and traditional leaders will go back to arimaha dhaqanka while leaving politics for siyaasiyeenta beesha.
Reer Buuhoodle were mostly united until the racket got there and all it did is to create more divisions. That is a known fact. Do you think united Reer Hawd would have watched Widhwidh to be in the current situation that it is in today? Don't kid yourself. What I am proposing is to deal with the wounds while the racket SSC Hogaanka is flasely claiming to treat the symptoms while not even trying it.

I agree with you that the hogaanka presence in the Nugal hasnt been as strong as we wished,but again the maamul is still young and there is so much room for improvement.
There is a reason why it is not there 'cause the foundation of SSC Hogaanka did not have the full support of our people. That is reason why you wouldn't find in nearly all of the Dhulbahante territories. Tell me how you can claim midnimo and consensus if major sections of your people are not with you?

we both know NSUM is not ready to go bk hom, pick the AK-47 and put their lives on the line for the SSC cause. unless you suggesting that it is possible to liberate a land, and establish mamul through press releases& communiques (which is all that NSUM has been doing lately) i dont see how could they be an alternative?
the only turxan bixin needed in this time is between NSUM& hoganka, and not beelaha dhulbahante.
I personally see NSUM's role to be complementary to that of hogaanka, they should be the Hogaan's arm in the diaspora, sidii axdiga shirkii Horseed uu qeexay.
[/quote]

The leaders of NSUM don't need to pick the AK47. They have setup a platform and we need to support it instead of undermining it by running with a bogus entity. What makes them different is they are capable leaders and free from any divisive stigma that you will find it attached it to the leaders of the racket named SSC Hogaanka :idea:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”