Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay
Moderator: Moderators
Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay
War deg-deg Ah: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Caawa Gaadhi Kula Qalibmay Meel U Dhexaysa Berbera Iyo Hargeysa & Dhaawac Soo Gaadhay Wasiirka
Hargeysa (OWN)- Wasiirka Wasaarada arrimaha gudaha ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa caawa abaaro 10kii habeenimo uu gaadhi kula qalibmay agagaarta buurta lafa-ruug ee u dhaxaysa Berbera iyo Hargeysa.
Wasiirka oo markiiba loola soo cararay dhinaca cusbitaalka Hargeysa, ayaan dhaawaciisu sahlan yahay, isla markaana ilaaladii la socotay ayaa iyaga laftoodu ay xaaladii ladan tahay.
Inkasta oo aan ilaa hadda si cad loo ogayn sababta keentay shilka gaadhiga Wasiirka, oo si weyn waxyeeloobay ayaa hadana ilaahay ka samata-bixyey Wasiirka iyo intii la socotay.
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo xilliga uu shilka la kulmay ka soo kici-timay dhinaca gobolada Bariga Somalilnada kana mid ahaa weftigii xukuumada Somaliland u xil-ka-saartay wada-xaajookdii madax-dhaqameedka Widhwidh, ayaa qaybtii kale ee weftigu waxa ay kaga hadheen oo ay hoyden magaalada Burco.
Wararkii ugu dambeeyey ee na soo gaadhayaa waxa ay tibaaxayaan in xaalada Wasiirku ladan tahay, isla markaana la geeyey gurigiisa magaalada Hargeysa.
Wixii war ah ee ka soo kordha arrinta Wasiirka wararka dambe ayaanu idinkula soo socodsiin doonaa.
http://oodweynenews.com/news/26109-war- ... geysa.html

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay
i hope he recovers fast from his injuries
inshallah kheyr he is back in hargeisa.
inshallah kheyr he is back in hargeisa.
Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay
Inshallah.
Last edited by Siciid85 on Thu Nov 04, 2010 6:32 pm, edited 1 time in total.
Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay
Oodweynenews are the first to report it i guess they care about him afterall lol.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay
Siciid oodweynenews is very fast with the news one of the fastest of all the somaliland websites.Siciid85 wrote:Oodweynenews are the first to report it i guess they care about him afterall lol.
rememember siilaanyos victory speech.2 july 2010 they were the first speechkisa oo qoraal ah bay so galiyeen they removed it markiba, and later all the websites ba so galiyey
Sure they care about him wa nin Muse care ah damal muse wa dhashi , xaji muse farax igare

- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay
Isnt that the same road uu ku dhintay ali marshal.? Deadly road.
Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay
Ilaahay baan ka Rajaynaya ino caafimaad usoo ciliyo.
Last edited by Chinaman on Thu Nov 04, 2010 6:44 pm, edited 1 time in total.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay
Keyse_0208 wrote:Isnt that the same road uu ku dhintay ali marshal.? Deadly road.
i think it is but it could be closer to that of the one in hargeisa , the road needs to be fixed
Mujaheed ali marhsaal allah ha u naxairsto , there was no one like him in the kulmiye camp

Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay
That road which connect hargeisa and berbera is too dangerous and has taken a lot lives, Ilahi ha uu naxaristo abtiyo ali marshal he was a close family friend and aqoonyahan and was a man who gave up a six figure salary in the U.S to do something good for his country 

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay
Gabose oo ay dhaleen Rer Dalal should go to Mogadishu and work with his abti Farmajo who's also Rer Dalal
Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay
Maxu ka doonaya the hell of koonfurta somalia marku wadankiisa
joogo.

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay
^^ Sow Dir Konfureed ma aha
odayga waa Rer Mudug
odayga waa Rer Mudug
Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay
^^ Ma habarta ba ka dhiigatay Dir Koonfured?
. your stupidity is beyond believe . Ninku wa nin Garhajis - Habar Yoonis- Musa arreh - Damal Muse ah just like the legendary Ina Garreh.

Last edited by Siciid85 on Fri Nov 05, 2010 9:25 am, edited 2 times in total.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay
War wuxu yahay waxna iga ma galin. Odayga wuxu ku dhashay in Mudug and his waarid waana Rer MudugSiciid85 wrote:^^ Ma habarta ba ka dhiigatay Dir Koonfured?your stupidty is beyond believe . Ninku wa nin Garhajis - Habar Yoonis- Musa arreh ah.
teeda kale, Rer Abtigis ayuu la so koray. this why he was the personal physician of Jale Siad
Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay
Ninku wa nin Somalilander
ah even though he was born in Galckayo. Reer Daloolka iyo waxan aad melaha la ordaysiid ma naqaano.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 301 Views
-
Last post by yesman10099
-
- 8 Replies
- 807 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 69 Replies
- 4676 Views
-
Last post by wadaniweyn1
-
- 35 Replies
- 8155 Views
-
Last post by Elmi_Dheere
-
- 18 Replies
- 1510 Views
-
Last post by DEMOLITION MAN
-
- 0 Replies
- 436 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 36 Replies
- 2201 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 1 Replies
- 434 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 570 Views
-
Last post by Hiiraan boy