Page 1 of 3

Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay

Posted: Thu Nov 04, 2010 6:20 pm
by Siciid85
War deg-deg Ah: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Caawa Gaadhi Kula Qalibmay Meel U Dhexaysa Berbera Iyo Hargeysa & Dhaawac Soo Gaadhay Wasiirka
Hargeysa (OWN)- Wasiirka Wasaarada arrimaha gudaha ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa caawa abaaro 10kii habeenimo uu gaadhi kula qalibmay agagaarta buurta lafa-ruug ee u dhaxaysa Berbera iyo Hargeysa.
Wasiirka oo markiiba loola soo cararay dhinaca cusbitaalka Hargeysa, ayaan dhaawaciisu sahlan yahay, isla markaana ilaaladii la socotay ayaa iyaga laftoodu ay xaaladii ladan tahay.
Inkasta oo aan ilaa hadda si cad loo ogayn sababta keentay shilka gaadhiga Wasiirka, oo si weyn waxyeeloobay ayaa hadana ilaahay ka samata-bixyey Wasiirka iyo intii la socotay.
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo xilliga uu shilka la kulmay ka soo kici-timay dhinaca gobolada Bariga Somalilnada kana mid ahaa weftigii xukuumada Somaliland u xil-ka-saartay wada-xaajookdii madax-dhaqameedka Widhwidh, ayaa qaybtii kale ee weftigu waxa ay kaga hadheen oo ay hoyden magaalada Burco.
Wararkii ugu dambeeyey ee na soo gaadhayaa waxa ay tibaaxayaan in xaalada Wasiirku ladan tahay, isla markaana la geeyey gurigiisa magaalada Hargeysa.
Wixii war ah ee ka soo kordha arrinta Wasiirka wararka dambe ayaanu idinkula soo socodsiin doonaa.




http://oodweynenews.com/news/26109-war- ... geysa.html

Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay

Posted: Thu Nov 04, 2010 6:23 pm
by Khalid Ali
i hope he recovers fast from his injuries

inshallah kheyr he is back in hargeisa.

Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay

Posted: Thu Nov 04, 2010 6:27 pm
by Siciid85
Inshallah.

Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay

Posted: Thu Nov 04, 2010 6:31 pm
by Siciid85
Oodweynenews are the first to report it i guess they care about him afterall lol.

Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay

Posted: Thu Nov 04, 2010 6:33 pm
by Khalid Ali
Siciid85 wrote:Oodweynenews are the first to report it i guess they care about him afterall lol.
Siciid oodweynenews is very fast with the news one of the fastest of all the somaliland websites.
rememember siilaanyos victory speech.2 july 2010 they were the first speechkisa oo qoraal ah bay so galiyeen they removed it markiba, and later all the websites ba so galiyey

Sure they care about him wa nin Muse care ah damal muse wa dhashi , xaji muse farax igare :up:

Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay

Posted: Thu Nov 04, 2010 6:36 pm
by Keyse_0208
Isnt that the same road uu ku dhintay ali marshal.? Deadly road.

Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay

Posted: Thu Nov 04, 2010 6:40 pm
by Chinaman
Ilaahay baan ka Rajaynaya ino caafimaad usoo ciliyo.

Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay

Posted: Thu Nov 04, 2010 6:42 pm
by Khalid Ali
Keyse_0208 wrote:Isnt that the same road uu ku dhintay ali marshal.? Deadly road.

i think it is but it could be closer to that of the one in hargeisa , the road needs to be fixed
Mujaheed ali marhsaal allah ha u naxairsto , there was no one like him in the kulmiye camp :|

Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay

Posted: Thu Nov 04, 2010 7:31 pm
by KyrieJama
That road which connect hargeisa and berbera is too dangerous and has taken a lot lives, Ilahi ha uu naxaristo abtiyo ali marshal he was a close family friend and aqoonyahan and was a man who gave up a six figure salary in the U.S to do something good for his country :up:

Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay

Posted: Fri Nov 05, 2010 2:18 am
by CoolPoisons
Gabose oo ay dhaleen Rer Dalal should go to Mogadishu and work with his abti Farmajo who's also Rer Dalal

Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay

Posted: Fri Nov 05, 2010 5:11 am
by Siciid85
Maxu ka doonaya the hell of koonfurta somalia marku wadankiisa :sland: joogo.

Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay

Posted: Fri Nov 05, 2010 8:19 am
by CoolPoisons
^^ Sow Dir Konfureed ma aha

odayga waa Rer Mudug

Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay

Posted: Fri Nov 05, 2010 8:34 am
by Siciid85
^^ Ma habarta ba ka dhiigatay Dir Koonfured? :lol:. your stupidity is beyond believe . Ninku wa nin Garhajis - Habar Yoonis- Musa arreh - Damal Muse ah just like the legendary Ina Garreh.

Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay

Posted: Fri Nov 05, 2010 8:39 am
by CoolPoisons
Siciid85 wrote:^^ Ma habarta ba ka dhiigatay Dir Koonfured? :lol: your stupidty is beyond believe . Ninku wa nin Garhajis - Habar Yoonis- Musa arreh ah.
War wuxu yahay waxna iga ma galin. Odayga wuxu ku dhashay in Mudug and his waarid waana Rer Mudug

teeda kale, Rer Abtigis ayuu la so koray. this why he was the personal physician of Jale Siad

Re: Breaking News: Dr.Gaboose Oo Caawa Gaadhi la Qalibmay

Posted: Fri Nov 05, 2010 8:43 am
by Siciid85
Ninku wa nin Somalilander :sland: ah even though he was born in Galckayo. Reer Daloolka iyo waxan aad melaha la ordaysiid ma naqaano.