Page 1 of 1

Garaad Abshir Saalax ”Waligeen Puntland Ayaan Ahaay"

Posted: Thu Nov 04, 2010 6:56 pm
by grandpakhalif
Image

BBC Wareysi: Garaad Abshir Saalax ”Waligeen Puntland Ayaan Ahayn"

Ka dhagayso meeshan: http://www.zshare.net/audio/8229721291d97329/

http://puntlandnews24.com/wp-cWidh Widh,(Lasanod Online)- Garaad Abshir Saalax Maxamed ayaa waraysigan kaga warbixinaya shirka beesha Barkad iyo maamulka Somaliland ugu furmay Magaalada WidhWidh..

iyo Qodobada ilaa iyo hadda laga wada hadlay.

Qodobada horudhaca ah ee laga wada hadlayna waxaa ka mid ah:

1. In Ciidamada Maamulka Somaliland ee ku sugan Degmada Widh Widh laga qaado degmadaasi WidhWidh

2. in La bixiyo duunyada dadkii lagu dilay dagaalkii ka dhacay Magaalada Widh Widh ee Ciidamada Maamulka Somaliland halkaasi ka gaysteen.

3. in Lasoo daayo Maxaabiistii lagu qabtay Dagaalkii ka dhacay Degmada WidhWidh

Re: Garaad Abshir Saalax ”Waligeen Puntland Ayaan Ahaay"

Posted: Fri Nov 05, 2010 12:18 am
by Goljano Lion
kani ma Udun adeerkiibaa :lol:

Re: Garaad Abshir Saalax ”Waligeen Puntland Ayaan Ahaay"

Posted: Fri Nov 05, 2010 3:40 am
by Executive
^ Thats my 2nd cousin :up:

Re: Garaad Abshir Saalax ”Waligeen Puntland Ayaan Ahaay"

Posted: Fri Nov 05, 2010 4:50 am
by The_Emperior5
Good stuff for garaad abshir ,, we welcome this :up: :up:

Re: Garaad Abshir Saalax ”Waligeen Puntland Ayaan Ahaay"

Posted: Fri Nov 05, 2010 4:57 am
by Executive
The_Emperior5 wrote:Good stuff for garaad abshir ,, we welcome this :up: :up:



Ku dayo Puntland, ku dayoo :lol:

Re: Garaad Abshir Saalax ”Waligeen Puntland Ayaan Ahaay"

Posted: Fri Nov 05, 2010 4:59 am
by The_Emperior5
Executive wrote:
The_Emperior5 wrote:Good stuff for garaad abshir ,, we welcome this :up: :up:



Ku dayo Puntland, ku dayoo :lol:

ku dayo bintiland ku dayo :lol: :lol:

Re: Garaad Abshir Saalax ”Waligeen Puntland Ayaan Ahaay"

Posted: Fri Nov 05, 2010 10:46 am
by udun
Executive wrote:^ Thats my 2nd cousin :up:
Oo ileen reer M A Bulay baad ahayd. Ok I gotcha you. Europena waad ka timid Maraykana waad joogtaa reerkaasna waad tahay waa kusoo helayaa :D

Waxaan hadda garanayaa islaanta BG, Garaad, Malakumood, tan yar ee Siren isgu yeedhana in yar baan ula saaranahay inaan pinpoint gareeyo :)

Kan yaree 1ManSquad isaga farbaa ku godan :lol: :lol:

Union iyo Kambuli waa reerkaa la yidhi laakiin weli waa ku maqanahay inaan pinpoint gareeyo. Question: union ma ninbaa mise waa gabadh?

Gaajounit laftigiisa waa reerka laakiin weli ma pinpoint garayn.

Samadoon waaxid waa lasoo heli isagana.

Cartan Boss isagana waan gartay.

Shirshoore7 iyo KoW iyagana waa lasoo heli.

Iska wada idinku maalinba mid baa hint i siinaya.

Re: Garaad Abshir Saalax ”Waligeen Puntland Ayaan Ahaay"

Posted: Fri Nov 05, 2010 10:50 am
by udun
Garaad Abshir Saalax wants the best for reer Widhwidh under the circumstances. I solute him for all his efforts to get peace for his community when the rest of his tribesmen (I mean Dhulbahnate including myself) betrayed them and I have learned that you don't want to be emotional but deal with realities based on the circumstances.

Truth needs to be told.