Boggagga Internetka ee Amisom Taageera oo Qiray in Gaalomadowdu Carruurta Xamar Joogta Nacnac-siin ku Gaaleeyaan
Muqdisho:- Mid ka mid ah boggagga internetka Soomaalida ee Amisom iyo Shariif taageerta ayaa qirtay in gaalomadowda Amisom ee Muqdisho joogto caydo Nabi Muxamed (SCW). Waxay dhaheen Amisom kuwooda jooga KM4 waxay carruurta meesha soo marta siiyaan labo nacnac oo midna ku qoran “Jesus” oo ka wadaan Nabi Ciise (CS) iyo mid ay ku qoreen Nabi Muxamed (SCW). Kan ay Jesus ku qoreen waa nacnac aad u macaan. Marka carruurta la kala siiyo labada nacnac waxay dhahaan waxaan rabnaa kan Jesus ku qoran tahay!
Boggaasi Amisom iyo Shariif buu taageeraa. Ma filayo inuu ka-beensheegayo. Marka hadda Amisom waxay toos u caayaan Nabi Muxamed (SCW). Nacnaca ay ku qoreen Muxamed ma aha mid macaan marka sidaasaa carruurtu u doorteen Jesus! Yaa garanaya cay taas ka weyn?
Hadda wataas la gaaleynayo Soomaalidii xeryaha qaxootiga ee Kenya. Wataas niman imaamyo sheeganaya galiyeen dhallinyaradii iyo dumarkii kaniisado ku yaal Minnesota, USA. Haddana wataas Amisom ku gaaleyneyso carruurteenna Xamar!
Marka Indhocadde haku hayo Xisbul Islaam baan guddoomiye u ahay. Sidoo kale Shariif iyo C/Qaadir Cali Cumar haku hayeen dowladdu waa Islaam iyadoo Amisom carruurtiina gaaleyneyso; maatadiina ay la dhacayaan madaafiic. Marka Insha Allaahu waa la gaarayaa mar loo aaro Nabigeenna Muxamada SALLALLAAHU CALEYHI WA SALAM.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com
Muqdisho
AMISOM is proselytising Somali children in Mogadishu
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Re: AMISOM is proselytising Somali children in Mogadishu
Waxaaba taas kasii daran sida soomaalidu u kala liido nabiyada.war ma waxaa jira nabi ka fadli iyo karaamo badan nebi ciise inta nebi ee ilaahay abuuray ? Nebi ciise miyuusan ahayn kan kaliya ee iminka nool halka nebiyadii kale oo idil ciida wada galeen? 

Re: AMISOM is proselytising Somali children in Mogadishu
^Do you really believe AMISOM soldiers who are proselytising these Somali children believe in prophet Issa (Jesus) (peace be upon him)? What they believe is a son-of-god who they think he is part of god himself
If one wants to follow prophet Issa (peace and blessings be upon him), they need to follow prophet Mohamed (peace and blessings be upon him) as it was commanded in the Holly Koran. What AMISOM is doing is, on one hand to destroy the city of Mogadishu and the civilian population, and on the hand influnce these young kids to reject prophet Muhammad (peace and blessings be upon him). It is part of the religious war that is imposed on the people of Somalia 


-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 23 Replies
- 2087 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 7 Replies
- 452 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 22 Replies
- 602 Views
-
Last post by GeoSeven
-
- 1 Replies
- 710 Views
-
Last post by BeyondQabil
-
- 1 Replies
- 559 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 15 Replies
- 1395 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 2 Replies
- 634 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 0 Replies
- 530 Views
-
Last post by Zoomalia4Kucks
-
- 8 Replies
- 779 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 4 Replies
- 532 Views
-
Last post by ciyaal_warta