Bosaaso Children need your help
Posted: Fri Nov 05, 2010 8:01 pm
.....
http://www.somalitalk.com/gurmad/
Waxaa xusid mudan oo aan arkay mar aan tagay Hargeysa Ururka Dhalinyarada HAVAYKO oo ay wadaan Dhalinyaro isku tagtay ayaa Daryeel u samayay Caruur aad u fara badan oo ay waxbarashadooda, Raashinkooda iyo Jiifba u sameeyeen iyagoo ii sheegay in ka helaan gacan Hay'ado kale oo Caalamiya oo ka mid yihiin UNICEF. Dhanka kale mar aan booqasho ku weheliyay Mas'uuliyin Ururka YODA oo ah Ururka Horumarka Dhalinyarada xaruntiisu tahay Boosaaso ayaa Gacanta ku haya Iskool ay dhigtaan Arday ka mida Dadka soo bara kacay ee ka yimid Koonfurta Soomaaliya, Iskoolkaa oo ku yaal Xaafada Boqolka Buush laguna magacaabo, DARYEEL ayaa waxa Dhigta Arday aad u Da,yar oo ugu badanaan ah Caruurta Waalidkood marka ay waayaan waxa ay siiyaan iyo Iskool ay ku bixiyaan Lacag dayaca, kadibna noqda Caruurta ku dayacan Wadooyinka.
Bahda SomaliTalk.com waxay bulshada Soomaaliyeed gebi ahaanteed ku baraarujinayaan in haddii aan si degdeg ah wax looga qaban ay dhumi doonaan laba fac (ama labo Jiil) oo Soomaali ah, kuwaas oo noqon doona qayb ku talfa goobaha qashinka macaluul iyo dacdarro awgeed, iyo qayb noqon doonaan kuwo aan waxna qorin waxna akhrin oo seega waxbarahada asaasiga ah, arintaas oo halis weyn ku ah jiritaanka mujtaaca Soomaaliyeed qarnigan 21aad