Axmed Godane oo la weeraray!!!!!!!!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Axmed Godane oo la weeraray!!!!!!!!!!

Post by grandpakhalif »

Kolonyadan gaadiidka ah oo ay wateen horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada Kooxda Al-Shabaab ayaa gelinkii dambe ee Shalay lagu weeraray inta u dhaxeeysa Degmooyinka Bu’aale iyo Saakoow ee gobolka Jubada Dhexe, waxaana weeraray   kooxo hubeysan oo ay wararka aynu helnay halkaa ay sheegayaan inay yihiin dadka deegaanka oo kaashanaya maleeshiyaad taabacsan Axmed Madoobe oo kamid ah horjoogayaasha kooxda Xisbul Islaam.

Warar kala duwan  ayaa ka soo baxaya horjoogayaasha weerarka lagu qaaday waxaana wararku ay sheegayaan in Axmed Cabdi Godane iyo rag kale oo isaga ku feker ah oo isugu jira Soomaali iyo Ajaaniib, waxaana lasheegayaa in horjoogayaashaasi qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray kaasi oo aan si rasmi ah looheyn.
http://radiomuqdisho.net/news/wararka/2 ... raray.html

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Axmed Godane oo la weeraray!!!!!!!!!!

Post by grandpakhalif »

Waa BREAKING NEWS !!!!!!!!!

Kooxaha weeraray kolonyada ayaa ugu horeyn hub culus ku bilaabay weerarkooda,  kuwaasi oo ay la eegteen gaadiidka ay saarnaayeen horjoogayaasha kooxdaasi, ayadoo markaasi kaddibna uu dagaal toos ah oo xalay fiidkii gaaray uu goobtasi oo howd ah ku dhexmaray labada maleeshiyo

http://ceelbaraf.net/view.php?id=3634
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Axmed Godane oo la weeraray!!!!!!!!!!

Post by Goljano Lion »

ina godane abihiin bu kuwasay, ala ikloyartii maxaa ciil hayaa :lol: dumar iyo ciyaalkiinaba waxay u qaxeen Kenya
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Axmed Godane oo la weeraray!!!!!!!!!!

Post by XimanJaale »

Goljano Lion wrote:ina godane abihiin bu kuwasay, ala ikloyartii maxaa ciil hayaa :lol: dumar iyo ciyaalkiinaba waxay u qaxeen Kenya
Saxiib what's wrong with you?, do you think it is islamic to laugh and joke about your brothers and sisters suffering subxannallah.

May Allah make it easy for the Muslim ummah that are being brainwashed by these terrorist from the heroin farms in Afghanistan and Pakistan amiin.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”