
Somaliland 100 days of progress Tomorrow.
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland 100 days of progress Tomorrow.
Waxyabo badan oo la qabtay wey jiran iyo khaladad badan 100 malamood lagalayna way jirta laakin I like the transparency of this government.



- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland 100 days of progress Tomorrow.
garad13 wrote:Waxyabo badan oo la qabtay wey jiran iyo khaladad badan 100 malamood lagalayna way jirta laakin I like the transparency of this government.![]()
yeah sure there problems but the govt is trying its best so lets see tommorow what they bring forward , dawladan i am sure it will be much and much better then that of rayaale
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Somaliland 100 days of progress Tomorrow.
kuwan waa lagu hungoobay. Inay wax sii qaribaan mooyaane wax ay hagaajiyeen ma jiraan.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland 100 days of progress Tomorrow.
kaliil wrote:kuwan waa lagu hungoobay. Inay wax sii qaribaan mooyaane wax ay hagaajiyeen ma jiraan.
Ka sug abti ha midho dhasho ,, waxyaalo fiican oo ay qabteen oo wanaagsani wey jirta terminalki berbera wey furreen maxjar labaaad bey berbera ka fureen., Dhismihi bridkgii so xawli ah bu u socda Airportki burco ba diib lo furay wufuud fara badan oo wasirka arimaha calaamka iyo hormarka oo yimid somaliland iyo wufuud aad u fara badan. kastamka berbera iyo wajaale wixi ka so gali jiray oo sadex laabmay. wadooyin oo ay ka hirgaliyeen gobolka saaxil. koley way jiran waxyaalo qaladad ah laakin wa hubaal inay dawladi cunay cabay eeh daahir rayaale dhamayso. Marka abti aynu ka midho sugno. waxay bari ino sheegan. Mamuulki somaliland oo badhan la gaadhsiiyey

Last edited by The_Emperior5 on Sun Nov 07, 2010 4:20 pm, edited 1 time in total.
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Somaliland 100 days of progress Tomorrow.
kaliil wrote:kuwan waa lagu hungoobay. Inay wax sii qaribaan mooyaane wax ay hagaajiyeen ma jiraan.


- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland 100 days of progress Tomorrow.
Mr_Alfaas wrote:kaliil wrote:kuwan waa lagu hungoobay. Inay wax sii qaribaan mooyaane wax ay hagaajiyeen ma jiraan.![]()
wasiiro oo wasiir wasiiro waad naga raaagtay

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Somaliland 100 days of progress Tomorrow.
beenay waa run beeeeeeenay waa run.The_Emperior5 wrote:Mr_Alfaas wrote:kaliil wrote:kuwan waa lagu hungoobay. Inay wax sii qaribaan mooyaane wax ay hagaajiyeen ma jiraan.![]()
wasiiro oo wasiir wasiiro waad naga raaagtay

Re: Somaliland 100 days of progress Tomorrow.
Mr. Alfaas amba sami qaybsiga dowladan waan diidsanahay laakin waxan ku farxay waxqabadkeeda iyo dacadnimada dowladan hadda sidan lagu si wado horumar la taban karo wala gadhaaya inshallah.Mr_Alfaas wrote:kaliil wrote:kuwan waa lagu hungoobay. Inay wax sii qaribaan mooyaane wax ay hagaajiyeen ma jiraan.![]()
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Somaliland 100 days of progress Tomorrow.
Emperor intaad sheegtay waa run laakiin waxaasi wax weyn oo wax la sheego ah maaha. Siday kulmiye wadanka u qabsadeen amnigu wuu xumaaday, heshiisyadii(Total iyo Jaabiri) dawladihii hore galeen ee kulmiye balan qaadeen inay cancelgareyn doonaan farahay ka qaadeen oo iyana way sii wateen. Dadkii ayaa kala wada shakisan oo sidii xaaladu 90skii ahayd ayaa durba lagu laabtay. Ilaa galbeed iyo ilaa bari dadki way wada cabanayaan. Gudabiirsigi Awdaland ayay la baxeen, Dhulbahantihina way cadaysteen inaanay somaliland rabin. Shirkii widhwidh wuu fashilmay oo Ciidankii udub ilaa Laascaanood geysay waa lagasoo saarayaa Sool oo dhan dhowaan.
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Somaliland 100 days of progress Tomorrow.
garad13 wrote:Mr. Alfaas amba sami qaybsiga dowladan waan diidsanahay laakin waxan ku farxay waxqabadkeeda iyo dacadnimada dowladan hadda sidan lagu si wado horumar la taban karo wala gadhaaya inshallah.Mr_Alfaas wrote:kaliil wrote:kuwan waa lagu hungoobay. Inay wax sii qaribaan mooyaane wax ay hagaajiyeen ma jiraan.![]()
waxqabadkeda iyo wanaageeda anba wa an ku faraxsanahay ,ee khaladaadkeda aya ka badan wanageeda.
wax loo dul qaadan karana ma aha.waxay cunta ka badan waxay qabato shaki kama jiro.

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Somaliland 100 days of progress Tomorrow.
Kaliil, welcome back man
Hey Mr Alfaas, you're not alone anymore

Hey Mr Alfaas, you're not alone anymore

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland 100 days of progress Tomorrow.
Kalil maya inadeer koley wey jiran waxyaalo qaladad oo dhacaan wey jiraysa laakin waxyaalo badan oo ay qabteen na wa jirta run marki xilka la kala wareejinay oo xita booliski sii wacan u qabsan aya niman onlf ah so dhex mareen xeebaha seylac wey jirtay wa qalad dhacay laakin walaga foojignaday,, Mida labaad amniga somaliland hada aad bu wanagsanyahay hub fara badan ooo wasiirka arimah gudaha iyo taliyah ciidanka booliska ay so bandhigeen wa jirtay xita unta aya amniga somaliland hoos u dhigay sabbab aad bu wanaagsanaaday, Arinta widhwidh shirkasi runti guul bu ku dhamaday garaadku waxa laga sexeextay in magdhow la siiyo in mamuulka somaliland si fican loogu fidiho degmada widhwidh in nabada laga shaqeyo aad bey u fiicantahay somaliland gudi ba la sameye 4 xubood ooh reer widhwidh ah iyo affar somaliland gobolada hawdka bay ku wareegeyan oo ay tagayan.. oo ay la shirayan beelaha buhoodle dagan. dabeedna shirweyne ba dhulos lo qabanay si loo siiyo cadkooda iyo waxyalaha ay tabanayan , wa arin fiican. awdal wax ka jira maha.. wa nabad wadooyin baba lo dhisaya mashallah barwaaqay ku jiran.. websitkooda eeg. http://www.mysomaliland.com marka inadeer qaladadku way jiraan laakin waxan aminsahay inay wax yaalo fara badan hagaajinayan inader ciidan udub ma jiro wa ciidanka qarranka ciidan xisbi ma leh anigu xisbi iyo waxa ma tageersani anigu xisbiga udub ila 2006 waan tageeri jiray laakin markay waxba so wadin baan ka hadhay marka aynu ka sugno abti
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Somaliland 100 days of progress Tomorrow.
Cali_Gaab wrote:Kaliil, welcome back man![]()
Cali_Gaab thanks sxb.Dawlada kulmiye waxyaabo qabteen way jiraan laakiin ballamihii badnaa e maalin walba ku celcelin jireen hakasoo baxaan.Dawlada faaido ayaa ugu jirta oo way u fiicantahay ina khaladkeeda loo sheego iyo ina la xasuusiyo ballamahay dadka la galeen. Adiga iyo Liqaaye fariintaa naga gaadhsiiya kulmiye.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Somaliland 100 days of progress Tomorrow.
Emperor inader ma dafirayo waxyaabahay qabteen laakiin khaladaad badana way jiraan. Khaladaadkooda waa ina la xasuusiyo si u saxaan. Wax walba oo udub ku qabsan jireen hadda way samaynayaan sida saxaafada oo la cabudhinayo, dadka mudaharaadaya oo rasaas lagu furayo, Heshiisyadaan kuu sheegayay oo iskasii wateen. Heshiisyadii Total iyo Jaabiri lala galay xaaraan bay ku sheegi jireen oo inay heshiisyadaa ka bixi ayay ku ballan qaadeen laakiin hadda shib ayay yidhaahdeen oo wixii shalay xaaraanta ahaa maanta xalaal ayuu la noqday
.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 320 Views
-
Last post by PrincessBurco
-
- 9 Replies
- 926 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 7 Replies
- 645 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 10 Replies
- 784 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 353 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 15 Replies
- 769 Views
-
Last post by zackabdul
-
- 6 Replies
- 1688 Views
-
Last post by Bandit
-
- 5 Replies
- 924 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 1 Replies
- 657 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 35 Replies
- 2572 Views
-
Last post by Khalid Ali