Dowlad Ku-Sheega Somalia Copy President Silanyo Style
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Dowlad Ku-Sheega Somalia Copy President Silanyo Style
Shabakadda Dhacdo.com oo si-weyn ugu mashquulsaneed dhaq dhaqaaqa Golaha Wasiirada ee xukuumadda kmg ee Soomaaliya ayaa waxay soo heshay 12 kamid ah Golaha Wasiirada Raaisal Wasaare Farmaajo oo ka koobnaan doonto 18 oo qura.
1- C/Raxmaan Xaaji Adan Ibbi
2- Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid)
3- Adan Maxamed Nuur madoobe
4- C/Qaadir Cali cumar
5- C/Risaaq Jurule
6- Daahir Maxamuud Geele
7- C/Rashiid Khaliif Xaashi
8- Mustaf dhuxulow
9- Axmed C/salaan Xaaji Adan
10- Maxamed Ibraahim Xaabsade
11- Fowsiyo Maxamed Sheekh
12- Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde)..

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Dowlad Ku-Sheega Somalia Copy President Silanyo Style
Horta qaybdiid ma dawlad kasta ayuu ka tirsan yahey?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Dowlad Ku-Sheega Somalia Copy President Silanyo Style
LiQaaye_TDH wrote:Shabakadda Dhacdo.com oo si-weyn ugu mashquulsaneed dhaq dhaqaaqa Golaha Wasiirada ee xukuumadda kmg ee Soomaaliya ayaa waxay soo heshay 12 kamid ah Golaha Wasiirada Raaisal Wasaare Farmaajo oo ka koobnaan doonto 18 oo qura.
1- C/Raxmaan Xaaji Adan Ibbi
2- Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid)
3- Adan Maxamed Nuur madoobe kani ma liqaayaa![]()
4- C/Qaadir Cali cumar
5- C/Risaaq Jurule
6- Daahir Maxamuud Geele
7- C/Rashiid Khaliif Xaashi
8- Mustaf dhuxulow
9- Axmed C/salaan Xaaji Adan
10- Maxamed Ibraahim Xaabsade
11- Fowsiyo Maxamed Sheekh
12- Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde)..
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Dowlad Ku-Sheega Somalia Copy President Silanyo Style
Teenu sodon baabay in yar u sii jirtaa ee maxaa 18 wasiir u keenay.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Dowlad Ku-Sheega Somalia Copy President Silanyo Style
Cali... Waxaan la yaaba Kuwan Somalia, in every goverment there is the same people representing! next year you might hear qaybdiid being the president where Farmaajo will be Cheif of Police
Cumar-Laba---- wouldn't even go anywhere near them animals if they paid me 1 million
Dhego.... Its Hard to actually only have 18 Ministers in a Goverment, that was in Silaanyo Dastuur, but then saw there was a Need for more... The minsters are 22 and the Vice Ministers are 6!
But too Many Unnecessary La-Taliyaal
he should only have 2 or 3!

Cumar-Laba---- wouldn't even go anywhere near them animals if they paid me 1 million

Dhego.... Its Hard to actually only have 18 Ministers in a Goverment, that was in Silaanyo Dastuur, but then saw there was a Need for more... The minsters are 22 and the Vice Ministers are 6!
But too Many Unnecessary La-Taliyaal

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Dowlad Ku-Sheega Somalia Copy President Silanyo Style
Liqaaye, I was just laughing at the name adan madoobe
Sida kale, your report is great to hear

Sida kale, your report is great to hear

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Dowlad Ku-Sheega Somalia Copy President Silanyo Style
Cumar.. Thats The former Gudoomiyaha Barlamanka Dowlada Xoolaha ee Zoomalia,his name is Sheikh (Adan Madoobe)Cumar-Labasuul wrote:Liqaaye, I was just laughing at the name adan madoobe![]()
Sida kale, your report is great to hear

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Dowlad Ku-Sheega Somalia Copy President Silanyo Style
I'm okay la talkiyayaasha. They're needed If they know what they're talking about. Plus, wax awooda amd impact ah oo ay dawlada ku leeyihiin runtii ma jirto. Shaahuun bay odayga la cabaan...he needs friends outside of his cabinet!.LiQaaye_TDH wrote:Dhego.... Its Hard to actually only have 18 Ministers in a Goverment, that was in Silaanyo Dastuur, but then saw there was a Need for more... The minsters are 22 and the Vice Ministers are 6!
But too Many Unnecessary La-Taliyaalhe should only have 2 or 3!

Laakiin ninkan midida la dhex orda madaxtooyada ayaan la yaabaa. What does he do? really?

Re: Dowlad Ku-Sheega Somalia Copy President Silanyo Style
Xirsi is Sillanyo's secretary/bouncer does paper work and make sure unwanted people are not bothering the president basically.Dhaga Bacayl wrote:I'm okay la talkiyayaasha. They're needed If they know what they're talking about. Plus, wax awooda amd impact ah oo ay dawlada ku leeyihiin runtii ma jirto. Shaahuun bay odayga la cabaan...he needs friends outside of his cabinet!.LiQaaye_TDH wrote:Dhego.... Its Hard to actually only have 18 Ministers in a Goverment, that was in Silaanyo Dastuur, but then saw there was a Need for more... The minsters are 22 and the Vice Ministers are 6!
But too Many Unnecessary La-Taliyaalhe should only have 2 or 3!
![]()
Laakiin ninkan midida la dhex orda madaxtooyada ayaan la yaabaa. What does he do? really?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Dowlad Ku-Sheega Somalia Copy President Silanyo Style
garad13 wrote:Xirsi is Sillanyo's secretary/bouncer does paper work and make sure unwanted people are not bothering the president basically.Dhaga Bacayl wrote:I'm okay la talkiyayaasha. They're needed If they know what they're talking about. Plus, wax awooda amd impact ah oo ay dawlada ku leeyihiin runtii ma jirto. Shaahuun bay odayga la cabaan...he needs friends outside of his cabinet!.LiQaaye_TDH wrote:Dhego.... Its Hard to actually only have 18 Ministers in a Goverment, that was in Silaanyo Dastuur, but then saw there was a Need for more... The minsters are 22 and the Vice Ministers are 6!
But too Many Unnecessary La-Taliyaalhe should only have 2 or 3!
![]()
Laakiin ninkan midida la dhex orda madaxtooyada ayaan la yaabaa. What does he do? really?
He's too midget to be just that.

Waar ninyow ninkaa lama amaano waliba he has some dark history in Burco I was told.
Re: Dowlad Ku-Sheega Somalia Copy President Silanyo Style
He assembled a little militia a couple of years ago near burco and the military put him in check do not know the reason though
His office is the meant for the V.P where ahmed yusuf yasin used to be in and Saylici was put in a little room in Madaxtooyada.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Dowlad Ku-Sheega Somalia Copy President Silanyo Style
garad13 wrote:He assembled a little militia a couple of years ago near burco and the military put him in check do not know the reason thoughHis office is the meant for the V.P where ahmed yusuf yasin used to be in and Saylici was put in a little room in Madaxtooyada.
Qolkii Cigaal (AUN) u rayaale ku hayay miyuu saylicina Sillanyo ku xidhay. Waar hooy ka joog dhe yaanad dhiman oo Saylici noo talinine.

Yeah, I heard the dude had a militia against Somaliland sovereignty.
How did a cat like that ended up working in the president’s office with the highest capacity of all.
Re: Dowlad Ku-Sheega Somalia Copy President Silanyo Style
Saylici is in my opinion the V.P with the least credentials soo maray Somaliland. This man was not even a engineer he was a foreman iska miiskin ah
As far as Xirsi he was brought by dahabshiil to Silanyo and you know Silanyo can't refuse dahabshil, before being the cheif of cabinet he was a manager at Somtel dahabshil telecommunications company.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Dowlad Ku-Sheega Somalia Copy President Silanyo Style
garad13 wrote:Saylici is in my opinion the V.P with the least credentials soo maray Somaliland. This man was not even a engineer he was a foreman iska miiskin ahAs far as Xirsi he was brought by dahabshiil to Silanyo and you know Silanyo can't refuse dahabshil, before being the cheif of cabinet he was a manager at Somtel dahabshil telecommunications company.
I see. Dahabshiil for president.

I know nothing about Saylics's background. I guess if Rayaale can rule us for 8 yrs anything is possible.
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Dowlad Ku-Sheega Somalia Copy President Silanyo Style
loooooooooooooooooooooooool@Dowlad Ku-Sheega Somalia Copy President Silanyo Style.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 487 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 17 Replies
- 1638 Views
-
Last post by Mondey
-
- 13 Replies
- 1796 Views
-
Last post by Djiboutian
-
- 16 Replies
- 1844 Views
-
Last post by samadoon-waaxid
-
- 9 Replies
- 956 Views
-
Last post by shidow1
-
- 3 Replies
- 531 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 10 Replies
- 1829 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 16 Replies
- 1760 Views
-
Last post by 1_londoner
-
- 25 Replies
- 1665 Views
-
Last post by Honestbroker