VOA Drama and Qabyalad

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

VOA Drama and Qabyalad

Post by KyrieJama »

USA(Jidbaale.com) Idaacada codka maraykanka ku hadasha gaar ahaan laanteeda af soomaaliga oo waayadan dambe aad indhaha loogu hayey waxyaabaha hoose ee gudaheeda ka socda, kuwaasi oo salka ku haya qabiilka iyo hayb sooca, waxay badheedh ah oo ula kac ah oo aan geedna loogu soo gabanin shaqadii uga joojiyeen wariye Cali Xaraare.

Weriye Cali Xaraare oo ka mid ahaa wariyayaasha sida weyn loo xiiseeyo, aadkana looga qadariyo bulshada dhexdeeda, dadkuna ay aad u jeclaystaan xilliyada uu daadihinayo barnaamijyada, ayaa haataan noqday weriyihii u dambeeyey qabiil ahaan shaqadaasi looga fadhiisiyo, ilaa haatana qolada maamulka haysaa, may cadaynin sababaha ay shaqada uga joojiyeen, inkastoo wararka hoose tibaaxayaan in qabiilka uu ka soo jeedo dartiis loo aanaynayo, waxaana arrinkan ka dambeeyey Yabaroow oo ahaa mas'uulka ugu sareeya....oo isagu in badan boocaha ugu tukubayey sidii uu uga takhalusi lahaa weriye Cali Cabdi Xaraare.
Idaacada codka maraykanka ku hadasha gaar ahaan qaybteeda afsoomaaliga oo weriye Cali Xaraare ka ahaa ragga ugu tunka weyn aad kana looga jeclaa, waxay ka maqnaanshahiisu ay caqabad weyn ku noqon doontaa dadweynaha dhegaysta.....
Wixii warar ah ee ka soo kordha kala socda jidbaale.com
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: VOA Drama and Qabyalad

Post by FBISOMALIA »

this is something not new from voa :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”