dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
dhagax malagu dili karaa qof muslim ah hadan loo haynin cadeymo cad maxey tahay waxa loo baahan yahay in lagu cadeeyo inuu qofkaas zineystay iyo inkale soomalina shuruudahaas malaga heli karaa hadey dhacdana how?
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
soomaaliya marar badan ayaa dad loo dilay iney zina galeen ayagoo guur soo maray ma afar qof oo caadil ah ayaa arakay labada qof oo shaqada hayo xubnaha is galayaan wey adag tahay ayaan filaa in la arko so sidee blagu fuliyaya xadkaas
-
LivingToSucceed
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2140
- Joined: Sat Aug 28, 2010 6:50 am
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
guri doleele maybe isku cunayen haha o dolesha laka arke. Ama ninkeda kartay ama ki la tunta shekay. Intas le caden noqon kartoh saa uu maleyoh.
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
wax adaag weeyaan afaar marcatee luu baxanyaxey
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
waa wax adag in afar marqaati oo aragtay farjiga iyo thakar oo is galaayo in la helo
shuruuda diinta ku xirtayna wa taas wa in la arkaa waxa meesha ka dhacaayo
datz why is very heard in lagu helo dadkaas
shuruuda diinta ku xirtayna wa taas wa in la arkaa waxa meesha ka dhacaayo
datz why is very heard in lagu helo dadkaas
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
xita guri daloola in qofka uu kafiiriyo yaa ubaneyay diinta wexey sheegee qofkii guri dalool ka fiiriya waxa gudaha ku jira isha xitaa waa laga bujinaya
hadaba alshabaab iyo xizbul islam markey xadkaas ku fulinayaa maxey daliil ahan u haystaan diinta in lagu dhaqmo waa waajib qofkastaba saarane?
hadaba alshabaab iyo xizbul islam markey xadkaas ku fulinayaa maxey daliil ahan u haystaan diinta in lagu dhaqmo waa waajib qofkastaba saarane?
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
No sane person will hand himself over admitting that he committed.
Also there is no way four persons can see you while doing it. Even if 3 sees you it wont be enough.
So this leaves dhagax ku dil in the stone ages.
Beating someone untill he confess is def haram.
Also there is no way four persons can see you while doing it. Even if 3 sees you it wont be enough.
So this leaves dhagax ku dil in the stone ages.
Beating someone untill he confess is def haram.
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
hadaba alshabaab iyo xizbul islam aaway dadkoodi diinta yaqaanay ee doonaya in xaqa meel mara mise diinta qeybta dagaalka un baa active ah inta kale qofkasta wuxuu rabo hasameysto waligeey ma arag nin alshabaab ama x islam dhahaya waxas waa qaldanyihin
- BlackVelvet
- SomaliNet Super

- Posts: 23249
- Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
- Location: On Idman's mind
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
Most of the time markii qof lagu dilo dhagax tuur it's for political reasons, usually trying to show defiance against western influence.
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
qof muslim ah dilkiisa defience magalaa mida jihaad waxaa loogu tala galay in xumaanta lagu zuuliyo wanaaga lagu faro dadka hadaan hadafkas jirin jihaad ma ahan
jihaad ayaan ku jirnaa ayeey leeyihiin xurumaatka muslimiintana wey ku cayaarayaan in gabdhaha muslimaadka wax xun laga sheego sharafkoodana lagu cayaaro waa danbi marka hadey wanaag rabaan wadada wanaaga hasoo maraan hadii kale caruurta la qaldaayo hanaga dhaafaan
jihaad ayaan ku jirnaa ayeey leeyihiin xurumaatka muslimiintana wey ku cayaarayaan in gabdhaha muslimaadka wax xun laga sheego sharafkoodana lagu cayaaro waa danbi marka hadey wanaag rabaan wadada wanaaga hasoo maraan hadii kale caruurta la qaldaayo hanaga dhaafaan
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
dhagax mar dad lagu dilo mar gacmaha qof laga jaro mar lis gaaleeyo waxaan layaabanahay diinta islaamka xuduud bas lee miyaa qeebta nolosha jaceylka wanaaga isu naxariisiga isu sabarka aaway ilmaha hada balad xaawo lagu qabqbtay oo la xukumi rama biri ayaa laga yaabaa in magaalada lagaa bursadee see xukun ugu fulinaa hadaadan
awood ulaheyn
awood ulaheyn
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13996
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
DHAGAX ku dilid quraanka kuma jirto, waa wax laga soo xadey KITAABKA KIRISHTAANKA BIBELKA, diinta islaamka waa xaaraaan in wax aan qoraanka ku qorneeyn lagu dhaqmo, quraanka si cad ayuu u yiri, isagoon kala saarin.
ALZAANIYATU WALNAAZIYATU FAJ LUDUU HUMAA MI ATTA JALDAN) ninka iyo naagta zineeysata 4 marqaati hadii loo helo ku cadaato 100 karbaash ku dhufta, waa kaa quraanka QURAN NEVERS SAYS KILL THEM OR STONE THEM.
dhagax ku dilid islaam maaha waa KIRISHTAANIMO, waayo quraanka ayey ka hor imaaneysaa DHAGAX KU DILIDA, waa wax sheeydaan ku darsadey islaamka waayo KIRISHTAANKA bibelkooda ayaaa LAGA SOO xadey dhagax ku dilida.
ALZAANIYATU WALNAAZIYATU FAJ LUDUU HUMAA MI ATTA JALDAN) ninka iyo naagta zineeysata 4 marqaati hadii loo helo ku cadaato 100 karbaash ku dhufta, waa kaa quraanka QURAN NEVERS SAYS KILL THEM OR STONE THEM.
dhagax ku dilid islaam maaha waa KIRISHTAANIMO, waayo quraanka ayey ka hor imaaneysaa DHAGAX KU DILIDA, waa wax sheeydaan ku darsadey islaamka waayo KIRISHTAANKA bibelkooda ayaaa LAGA SOO xadey dhagax ku dilida.
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
It's hard to prove in dunya but Allahs knows..aakhiro ayey qof kasta oo taala.
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
It only happened on few cases in Somalia and I think the people who conducted must have proof somewhere, Allah knows best. Keep in mind some of the people giving you answers are opposed to certain groups, so their answers are really political. I agree it is very hard to prove it, so what that means there could be witnesses or admissions by the accused. There could also be miscarriage of justice against certain people that were accused of committing the act, Allah knows best. I think it should have been on the backburner for certain groups in Somalia who are carrying out these rulings until there is a proper judicial system that can at least evaluate people's mental capacities.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13996
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: dhagax ku dilid qofka guur galay ka dibna zineystay
hypocrite udun, the group which you admire most al shabaab and their death sect wahhabism are onc who wrongfully stoned to death a CHILD 13 YEARS OLD somali girl which was raped in kismaayo beach, wahaabi al shabaab in order to give bad name the religion of Islam and please their IDOL usama ben laden, they stoned that 13 years old little girl, and you UDUN despite you enjoy living in freedom united states of America you support those barbaric groups like al shabaab who stone children to death, you hypocrite from buntiland, you call that act of barbarism act of real ISLAM.udun wrote:It only happened on few cases in Somalia and I think the people who conducted must have proof somewhere, Allah knows best. Keep in mind some of the people giving you answers are opposed to certain groups, so their answers are really political. I agree it is very hard to prove it, so what that means there could be witnesses or admissions by the accused. There could also be miscarriage of justice against certain people that were accused of committing the act, Allah knows best. I think it should have been on the backburner for certain groups in Somalia who are carrying out these rulings until there is a proper judicial system that can at least evaluate people's mental capacities.
WAHAABIS are hypocrite and liars, they known nothing about islam. its not islam to STONE 13 YEARS OLD GIRL to death.
there is no in QURAN ayaah which says stone people, wahaabis stole STONING FROM CHRISTIAN BIBEL
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 2106 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 693 Views
-
Last post by Wareer
-
- 1 Replies
- 806 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 2 Replies
- 1634 Views
-
Last post by kaliil
-
- 31 Replies
- 33462 Views
-
Last post by salool
-
- 0 Replies
- 1358 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 7 Replies
- 2629 Views
-
Last post by EvolSyawla
-
- 23 Replies
- 3628 Views
-
Last post by Libix
-
- 3 Replies
- 1855 Views
-
Last post by Fale
-
- 31 Replies
- 2531 Views
-
Last post by Cali_Gaab