Cismaal Kaluun oo Ku Tartamaya Jagada Hogaanka Xisbiga UDUB
Posted: Thu Nov 11, 2010 1:06 pm
Waxa Ayaamahan Joogay Magaalada Hargeisa Siyaasi Cismaan Kaluun oo Ka Tirsnaan Jiray Dowlada Fedaraalka ee KMG Somaaliya, Siyaasigan oo Aaaminsan Mabd'a Somaliweyn oo God xabaal ah galay 20 Sano Ka Hor, aya Beryahan Dambe iskaga kala Gooshayay Dalalka Eriteria, Djibouti, iyo Kenya Marki uu Dalkiisi Fadeexad kula soo laaban kari waayay.
Cismaan Kaluun oo weligi aaminsana in Laga Dhigo Magaalada Hargeisa Caasimada Dalka Somaaliya oo laga soo weriijiyo Caasimada Moqadisho ee Burburtay ee Dagaalado afeeyen Labeetanki Sano ee igu Dambeeyay, Halka Shacabka uu Ka soo jeedo ee reer Somaliland 97% aaminsanyahin in Dalka Somaliland Ka Mid ahayn Dalka Somaaliya, Shacabka somaliland ay yahin Dad Nabad jecel oo si adag uga shaqeeyen Nabada iyo Horumarka Dalkooda!
Mudane Cismaan Kaluun aya 5 Sano wax ku dhow Wareegayay Dalalka Dibedda ee aano jaarka nahay, waxaano damcay ino Bilaabo ino Siyaasad Cusub aano ula Yimaado Shacabka Ku nool Jamhuuriyada Somaliland, Waxaano ku Yimi Dalka sidaan ka soo xiganay Xukummada, iyado Cafis uu Weydiistay!" aano uu Gartay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamdou Silaanyo ino Cafis uu Fidiyo, Laakin see ay la socdeen Qodobo iyo Shuruudo Badani Cafiskaasi, Sida Cafiskaas waxa Ka mid aha inaano wax Siyaasad ah gelin, ama wax Shirar ah ku Qaban Dalka Somaliland into u suganyahay.
Waxa Hadda Durbaba Laga Dareemaya Magaalada Hargeisa Shirar Badan oo Qarsoodi ah uu Mudane Cismaan Kaluun La Galay Beesho Ka soo jeedo, isago weli aaminsan Mabda'ii Fedaraalka Somaliweyn, Waxaana Magaalada Hargeisa aad looga Hadal Haya ino Ku Biirayo Xisbiga UDUB una Tartamayo Jagada Hogaankaasisi, isago Tageero Buuxda uu Ka Haysto Ambassador Cawil Cali Ducaale iyo ragg kale oo badan oo ka Tirsan isla Beeshiisa.
Xukummada Dowlada Somaliland oo Cafiskan uu ku yimi uu fidisay ayaan ila Haddana wax ka Qaban arrimahan. Dad Badana waxey aaminsayahin ino Dalka La yimi Siyaasad Cusub ay ka Mid yahin ino Furto Xisbi Cusub Haddi ay Xukummada Cusubi Ogalaato in La furto Xisbiyo Cusub, Xisbigaas oo ah Dadka aaminsan Somaliweyn!