Puntland oo dib u eegeysa xiriirka ay leedahay DFKMG
12 Nov 12, 2010 - 6:06:38 AM
Wasiira Dowlaha Dasturka iyo airimaha Federaalka ee Dowlada Puntland Pro. Cabdi Xasan Jimcaale oo shir saxaafadeed ku qabtay maanta 12.11.2010 xarunta madaxtooyada ee magaalada Garowe ayaa sheegey iney ka fiirsanayaan xiriirka ay leeyihiin dowlada Federaalka.
Qodobada Warsaxafdedkan lagu akhriyey ayaa waxa saldhig u ahaa hirgalin la'aanta heshiiskii Galkacayo August 23,2009 kasoo ay kala sixiixden dowlada Puntland iyo xukumadii uu madaxda ka ahaa cumar Cabdirashiid.
Qodobada Warsaxafadeedkaan lagu xusey ayaa waxaa kamid ahaa:
1- In Puntland ka xuntahay hirgalin la'aanta ama hurumar la'aanta heshiiska kor ku xusan.
2- In Puntland ka welwelsan tahay rabitaan la'aanta dowlada Federaalka ah in la hirgaliyo Dastuurka Federaalka ah ee qabyada ah.
3- In Puntland oo ka welwelsan dagaalka joogtada ah ee u dhexeeya madaxda dowlada Federaalka taasoo calaamad su'aal saareysa jiritaanka dowlada Federaalka ah laftigeeda.
4- In Puntland aad uga welwelsan hab dhaqanka dowlada Fedraalka ah marka ay timaado xiriirka caalamiga ah taasoo hanjabaad iyo badalad lagula dhaqaaqo diiplomaasiyiinta dowlada Fedraalka ee asal ahaan kasoo jeeda Puntland.
5- Puntland waxa kale oo ay welwel ka muujisay qoraal dhowaan lagu daabacey jaraa'idka la yiraahdo "The Huffington post" 5 Nov,2010 kaasoo wakiilka dowlada Sheekh Shariif ee Washington ku dhaliilayey siyaasada Mareykanka ee ku aadan Puntland iyo Somaliland.
6- Puntland waxaa sidoo kale welwel ka muujineysa tageerada maamulka Sheekh Shariif uu siinayo shaqsiyaadka u guntadey burburinta jiritaanka Puntland.
Qoraalkaan ayaa lagu sheegey in marka la eego qodobada kor ku xusan ay dowlada Puntland ku adag tahay iney wado xiriirka ay leedahay dowlada Fedraalka taasoo diirada lagu saarayo in gabi ahaanba dib loo eego xiriirka aan la leenahay TFG.
Sidaas waxaa saxaafada u akhriyey wasiir dowlalaha Dastuurka iyo arrimaha Fedraalka Dr. Abdi Xasan Jimcaale.
Bintiland and the TFG Cooperation might end
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 424 Views
-
Last post by Complicated19
-
- 30 Replies
- 1747 Views
-
Last post by Murax
-
- 7 Replies
- 559 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 6 Replies
- 465 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 1 Replies
- 462 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 10 Replies
- 1033 Views
-
Last post by Kukri
-
- 8 Replies
- 677 Views
-
Last post by Coeus
-
- 3 Replies
- 390 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 30 Replies
- 1988 Views
-
Last post by grandpakhalif