Puntland oo ku hanjabtay in DKMG ay ka bixi doonto

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Puntland oo ku hanjabtay in DKMG ay ka bixi doonto

Post by grandpakhalif »

Maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray war saxaafadeed uu ku sheegayo in uu khatar ku jiro wada-shaqeynta kala dhexeyso dowladda federaalka ee Somalia kadib markii ay Puntland ku eedeymo arrimo dhowr ah dowladda.

War saxaafadeedkan oo ay warbaahinta u soo bandhigeen wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland Dr Daa'uud Maxamed Cumar, Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan) iyo wasiiru dowlaha wasaaradda qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah Cabdiqaadir Cabdi Xaasho ayaa ku eedeeyey DKMG qar budaad ay ku heyso Puntland, dhaqan geli la'aanta heshiiskii ay labada dhinac ku saxiixdeen Gaalkacyo iyo qorista dastuurka oo Puntland aysan al dhacsaneyn.

Warkan oo lix qodob lagu saleeyey ayaa u qornaa:-

1.Puntland waxay ka wal wal qabtaa fulin la’aanta heshiiskii Gaalkacyo ee 23/August/2009 lagu gaarey.

2.Puntland waxay ka walwalsan tahay rabitaan la’aanta ay ka caga jiidayso dastuurka qabyada ah ee Dawladda Federaalka.

3.Puntland waxay ka argagaxsan tahay khilaafka soo noqnoqday ee Dawladda Federaalka,isla Madaxweyne Shariif uu udub dhexaad ka yahay taasi oo khal khal galinaysa wax ku oolnimada Dawladda Federaalka.

4.Dawladda Puntland waxay si aada uga walwalsan tahay Dhaqanka khariban ee DKMG ah ay kula dhaqanto Puntland marka laga hadlaayo arimaha horumarka ee la xiriirra masraxa diblumaasiyadeed,iyagoo had iyo jeer u caga jugeeyo saraakiisha sar sare oo u shaqeeya hay’adaha caalamiga ah iyo diblomaasiyiin oo sir ahaan kasoo jeeda Puntland.

5.Dowlada Puntland waxay aad uga xuntahay warbixintii wakiilka Madaxweynaha Soomaaliya ee wadanka Maraykanka uu ku qoray Wargays ka soo baxa magaalada Washington (Huffington Post) 05/November/2010 oo ku saabsan isbedelka siyaasadeed ee Dawlada Maraykanka ee ku aadan in ay si toosa ula shaqaynayso maamulada ka jira dalka Soomaaliya.

6.Dawlada Puntland waxay wal wal ka muujinaysa taageerada iyo marti galinta shaqsiyaad ehel u ah kuna haminaaya in ay khal khal galiyaan amaanka mandaqada oo dhan.

Mohamed Abdi Ali

Gedonet, Boosaaso.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland oo ku hanjabtay in DKMG ay ka bixi doonto

Post by The_Emperior5 »

:lol: :lol: :lol: Bintiland is desperate how many wasiirs did they get horta
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Puntland oo ku hanjabtay in DKMG ay ka bixi doonto

Post by garoweboy »

The_Emperior5 wrote::lol: :lol: :lol: Bintiland is desperate how many wasiirs did they get horta
Mind your own business 8-)
Last edited by garoweboy on Fri Nov 12, 2010 2:07 pm, edited 1 time in total.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Puntland oo ku hanjabtay in DKMG ay ka bixi doonto

Post by grandpakhalif »

The_Emperior5 wrote::lol: :lol: :lol: Bintiland is desperate how many wasiirs did they get horta
The only got waasiiro fishing I think
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Puntland oo ku hanjabtay in DKMG ay ka bixi doonto

Post by ToughGong »

grandpakhalif wrote:
The_Emperior5 wrote::lol: :lol: :lol: Bintiland is desperate how many wasiirs did they get horta
The only got waasiiro fishing I think
Was he warsangali
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Puntland oo ku hanjabtay in DKMG ay ka bixi doonto

Post by AhlulbaytSoldier »

Fock them. TFG does not need pirateland.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland oo ku hanjabtay in DKMG ay ka bixi doonto

Post by The_Emperior5 »

i dont think they really supported the tfg even when cumar buur was the pm,, they only supported when cabdilahi beer doofaar was the president then they supported the TFG. so what will change now, they will withdraw their support oo awal maxay ku so kordhin jireen :lol:
Last edited by The_Emperior5 on Fri Nov 12, 2010 2:13 pm, edited 1 time in total.
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Puntland oo ku hanjabtay in DKMG ay ka bixi doonto

Post by garoweboy »

HutuKing01 wrote:Fock them. TFG does not need pirateland.
tfg aint sht you Hutu
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Puntland oo ku hanjabtay in DKMG ay ka bixi doonto

Post by malakumod »

The_Emperior5 wrote: so what will change now, they will withdraw their support oo awal maxay ku so kordhin jireen :lol:
:lol: :lol: :lol:
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: Puntland oo ku hanjabtay in DKMG ay ka bixi doonto

Post by nomadicwarlord »

TFG - Transitional Federal Government of Somalia

Puntland is part of the federal government. :som: :up: Mogadishu should definitely look up North if they want to succeed. :som: :up:

Stop with the division. :down:
Last edited by nomadicwarlord on Fri Nov 12, 2010 2:17 pm, edited 1 time in total.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Puntland oo ku hanjabtay in DKMG ay ka bixi doonto

Post by grandpakhalif »

The_Emperior5 wrote:i dont think they really supported the tfg even when cumar buur was the pm,, they only supported when cabdilahi beer doofaar was the president then they supported the TFG. so what will change now, they will withdraw their support oo awal maxay ku so kordhin jireen :lol:
I think it is beneficial that Puntland be sidelined for a while until Muqdisho is pacified, they interfere to much in Southern politics.
User avatar
Abdihaliim
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 910
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm

Re: Puntland oo ku hanjabtay in DKMG ay ka bixi doonto

Post by Abdihaliim »

grandpakhalif wrote:Maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray war saxaafadeed uu ku sheegayo in uu khatar ku jiro wada-shaqeynta kala dhexeyso dowladda federaalka ee Somalia kadib markii ay Puntland ku eedeymo arrimo dhowr ah dowladda.

War saxaafadeedkan oo ay warbaahinta u soo bandhigeen wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland Dr Daa'uud Maxamed Cumar, Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan) iyo wasiiru dowlaha wasaaradda qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah Cabdiqaadir Cabdi Xaasho ayaa ku eedeeyey DKMG qar budaad ay ku heyso Puntland, dhaqan geli la'aanta heshiiskii ay labada dhinac ku saxiixdeen Gaalkacyo iyo qorista dastuurka oo Puntland aysan al dhacsaneyn.

Warkan oo lix qodob lagu saleeyey ayaa u qornaa:-

1.Puntland waxay ka wal wal qabtaa fulin la’aanta heshiiskii Gaalkacyo ee 23/August/2009 lagu gaarey.

2.Puntland waxay ka walwalsan tahay rabitaan la’aanta ay ka caga jiidayso dastuurka qabyada ah ee Dawladda Federaalka.

3.Puntland waxay ka argagaxsan tahay khilaafka soo noqnoqday ee Dawladda Federaalka,isla Madaxweyne Shariif uu udub dhexaad ka yahay taasi oo khal khal galinaysa wax ku oolnimada Dawladda Federaalka.

4.Dawladda Puntland waxay si aada uga walwalsan tahay Dhaqanka khariban ee DKMG ah ay kula dhaqanto Puntland marka laga hadlaayo arimaha horumarka ee la xiriirra masraxa diblumaasiyadeed,iyagoo had iyo jeer u caga jugeeyo saraakiisha sar sare oo u shaqeeya hay’adaha caalamiga ah iyo diblomaasiyiin oo sir ahaan kasoo jeeda Puntland.

5.Dowlada Puntland waxay aad uga xuntahay warbixintii wakiilka Madaxweynaha Soomaaliya ee wadanka Maraykanka uu ku qoray Wargays ka soo baxa magaalada Washington (Huffington Post) 05/November/2010 oo ku saabsan isbedelka siyaasadeed ee Dawlada Maraykanka ee ku aadan in ay si toosa ula shaqaynayso maamulada ka jira dalka Soomaaliya.

6.Dawlada Puntland waxay wal wal ka muujinaysa taageerada iyo marti galinta shaqsiyaad ehel u ah kuna haminaaya in ay khal khal galiyaan amaanka mandaqada oo dhan.

Mohamed Abdi Ali

Boosaaso.Gedonet,
Soomaalidu ma waalantahay? buntiland ma dowlad madaxbanaan baa mise waa gobal ka mid ah gobalada somalia?
Haddii ay tahay dowlad madax banaan! dadka reer buntland halaga tarxiilo maamulka loo dhanyahay(4,5)!
Haddii ay tahay gobal ka mid ah Somalia, ha ku qanacsanaato, waxa ay usoo qaadaan, xubnaha ugu jira Dowladda loo dhanyahay (4,5) :?
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: Puntland oo ku hanjabtay in DKMG ay ka bixi doonto

Post by Cirwaaq »

:o What this so unacceptable!

Puntland is always assured PM or Prime position and if that has been changed then where is the promise of extra MP seats :?:
This is totally unfair and degarding to the contribution puntland has made to this fake organisation.

Puntland is the reason somaliland is still part of the republic after 20years of them re-declaring their independence and without puntland constantly preventing their recognition they will soon be recognised.

Puntland is owed so much and has recieved so little this act is cause for a grievance against sheik Sharif who has shown a clear anti-puntland stance since he arrived on the political scene.

... eagerly awaiting puntland's move in this chess game :lol:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Puntland oo ku hanjabtay in DKMG ay ka bixi doonto

Post by Executive »

Does Puntland consider Dhulbahante and Warsangeli ministers posts are their own?
qardasay
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 745
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm

Re: Puntland oo ku hanjabtay in DKMG ay ka bixi doonto

Post by qardasay »

Cirwaaq wrote::o What this so unacceptable!

Puntland is always assured PM or Prime position and if that has been changed then where is the promise of extra MP seats :?:
This is totally unfair and degarding to the contribution puntland has made to this fake organisation.

Puntland is the reason somaliland is still part of the republic after 20years of them re-declaring their independence and without puntland constantly preventing their recognition they will soon be recognised.

Puntland is owed so much and has recieved so little this act is cause for a grievance against sheik Sharif who has shown a clear anti-puntland stance since he arrived on the political scene.

... eagerly awaiting puntland's move in this chess game :lol:

Attention Whore

an attention whore is a loser that will go to any means nesscary to have the spotlight on them and them only. an attention whore can not stand to not be the center of attention at all times,and hate when the spotlight is on anyone other than themselves.
marilyn is such an attention whore she wore a playboy bunny outfit to the party, even though she is 400 pounds.when another slim girl shows to the party in the same bunny outfit and looked better ,marilyn was such an attention whore she pretended to fall and hurt herself as an attempt to upstage, or keep the thunder she feels is being stolen...

Attention Whore

A person who carries out extreme acts in order to get attention.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”