SULDAAN SICIID SULDAAN CABDISALAAN OO SOO GAADHEY KENYA

The region of Maakhir coast and its environs. Maakhir forum discusses current events, economic development and Somali Unity.

Moderator: Junior Moderators

crshango
Posts: 97
Joined: Wed Nov 10, 2010 9:31 pm

SULDAAN SICIID SULDAAN CABDISALAAN OO SOO GAADHEY KENYA

Post by crshango »

SULDAAN SICIID SULDAAN CABDISALAAN OO SOO GAADHEY MAGAALADA NAIROBI EE DALKA KENYA
Thursday, 11 November 2010 07:03
Suldaan Siciid C/Salaan Maxamuud Ali Shire oo ah Suldaanka Beelaha deegaanka Maakhir,Hayland,Sanaag iyo Bari ayaa Maanta Abaara 5:30- Galin danbe soo Gaadhay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya,Soo dhawaynta Suldaanka waxa ka qayb qaatay Jaliyadaha Kenya ee Reer Maakhir.



Waxana Garoonka dadkii ugu Tegay ka Mid ahaa Siciid Daahir Bootaan oo ah Ganacsade Somaliyeed halkaasina ku soo dhaweeyay,Nabadoon C/laahi Goobe, Saalah Bolaxan iyo Dad kale oo aad u Fara badan.

Suldaanka ayaa loo soo Galbiyay Hotel loo Qoondeeyay kaasi oo ah Mid si Heer Sare ah loo Habeeyay, Suldaanku Wax Waraysi ah Jaliyadaha ma siin Sababa la xidhiidha Suldaanka oo aad u Daalanaa Madaama uu Safar dheer soo Galay Hase yeeshee Maalinta Bari ah hadii eebe Idmo ayaa Laga Yabaa inay Kala War qaataan.

Ilo Wareed ayaa sheegaya inuu Suldaanku UK u dhoofayo 27- Bishan isla markaana uu ka qayb Galayo Shir ay soo qaban qaabiyeen Urur Nabada Somaliya u Olaleeya oo ay ku Midaysan Yihiin 18-Gobol.

GalGalanews:- Waxay ka Cududur Daaranaysaa inay Faafisay War Maalintii Shalay, Nov,09-2010]Warkaasi oo ahaa in Suldaanku ka qayb Galayo Shir Somaliland Lagu Ictiraafo hase Ahaatee waxa warkaasi Beeniyay Koox sheegtay inay Casuntay Suldaanka oo UK iyo Meelo kale Kala soo xidhiidhay Tifaraha Bogan.

Sida la sheegay Jaliyadaha Maakhir ee Kenya ayaa Suldanka la Qaadaynaysa Munaasibad Qada Sharaf ah si Xaalada Guud ee dalka Layska Warayso iyo Tuhunka Laga qabo Shirka deg deg ah ee Suldaanka Looga Yeedhay UK Gaar ahaan Lodon.

Source:-GalGalanews
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: SULDAAN SICIID SULDAAN CABDISALAAN OO SOO GAADHEY KENYA

Post by The_Emperior5 »

the pro somaliland sultan :up: :sland:
crshango
Posts: 97
Joined: Wed Nov 10, 2010 9:31 pm

Re: SULDAAN SICIID SULDAAN CABDISALAAN OO SOO GAADHEY KENYA

Post by crshango »

No he is not :arrow:

How could a king be pro-Isaaq when his grandfather ruled you. Iidoors :idea:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: SULDAAN SICIID SULDAAN CABDISALAAN OO SOO GAADHEY KENYA

Post by The_Emperior5 »

i dont know u tell me during the election he was in hargeisa :lol: :lol:
crshango
Posts: 97
Joined: Wed Nov 10, 2010 9:31 pm

Re: SULDAAN SICIID SULDAAN CABDISALAAN OO SOO GAADHEY KENYA

Post by crshango »

The_Emperior5 wrote:i dont know u tell me during the election he was in hargeisa :lol: :lol:

The seat of Sultan Mohamoud Ali :arrow:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Maakhir”