Buuba Attacks the Next President of Somaliland Muse Biixi
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Buuba Attacks the Next President of Somaliland Muse Biixi
Saaxibkay Muuse Biixi waxaan ku leeyahay dagaalkii Marya Aloolka iyo Federaalka ayaan si wanaagsan uga soo bixine, Cismaan-Kaluun xaq...”Ismaaciil Buuba
Ismaaciil Maxamuud Hurre [Buubaa] oo ah Siyaasi xilal kala duwan ka soo qabtay Dawladihii kala dambeeyey ee soo maray Dawladi kumeelgaadhka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyey nidaamka qarsoodiga ah ee uu Somaliland ku yimid Cismaan-Kaluun,isla markaana waxa uu ku tilmaamay fikir khalad ah hadalkii ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi eek u aadan Socdaalka Siyaasigan.Siyaasigan ruugcadaaga ah waxa uu ka hadlay aragtidiisa ku aadan socdaalkii uu dhawaan ku tagay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), wadada ugu haboon ee ay aqoonsi ku heli lahayd Somaliland iyo arrimo kale oo badan.
Ugu horeyn Ismaaciil Buubaa oo ka hadlayey Socdaalkii dhawaan uu Madaxweynaha Somaliland ku Tagay dalka Jabuuti, ayaa waxa uu yidhi “Safarka uu jabuuti ku tagay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] dhawaan waajibkeedi way ka soo baxday oo si fiican oo wanaagsan ayey u soo dhaweysay. Madaxweynaha Somaliland-na way haboonayd inuu dawladaha jaarka uu tago,”
“Jabuuti waa dad walaalaheena ah,waa dal jaarkeena ah, waa dal dhisan oo loo baahanyahay”ayuu ku yidhi Ismaaciil BuubaaWareysi uu maanta siiyey Telefiishanka Caalamiga ah ee Horn Cable TV,isaga oo wakhtiga ku sugna Magaalo Madaxda dalka Nairobi ee Kenya.
Mar uu Ismaaciil ka hadlayey arrimaha Somaliland waxa uu yidhi“Soomaali kala tagisteeda iyo wada joogisteedu [Somaliland iyo Soomaaliya] waa arrin Soomaali u taala, Somaliland waxay ila tahay ictiraafkan sidiisaba dabada laga raadinayo maaha dariiqi haboona,”
Mr. Buuba waxa uu ku taliyey oo uu yidhi “Waxa loo baahan yahay inay dadka Soomaalidu isuku yimaadaan [Somaliland iyo Soomaaliya], oo ay wada fadhiistaan, In sidii 1960-kii la isugu yimid in la ahaado iyo la kala tago waa arrin dadka Soomaaliyeed u taala.”
“Somaliland Ictiraafkeedu kuma xidhna dibadda, ee waa mid ay iyaddu gacanteeda ku haysato, waa mid inta ay Soomaali isugu yeedho ay ku qancin karto,”ayuu yidhi Buubaa.
“Waxay ila tahay Somaliland inay iyadu ku haboonayd, marka hore siyaasadeeda oo qeexan oo ay u bandhigtay oo ay hubto inay Soomaali iyo Caraba u soo joogsadaan oo ay saaxada la timaado”
Ismaaciil Buuba waxa uu kula taliyey oo uu yidhi“Waxaana looga baahan-yahay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] iyo Wasiirka arrimaha dibada Maxamed Cabdilaahi Cumar, inay Siyaasad qeexan oo meel-mar ah, oo Somaliland u cuntami karta oo Soomaali u cuntami karta la timaado”
Mar uu Ismaaciil ka hadlayey aragtidiisa ku aadan Imaanshiyaha Caasimada Somaliland ee Hargeysa Siyaasiga Cismaan-Kaluun waxa uu yidhi “Aad iyo aad ayaan u soo dhaweynayaa, qudheydu waan ku sii socda oo waan tagi doona, Laakin haddal uu ka dhawaajiyey Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Bixii muu ahayn mid meesha yaalay, Saaxibkay Muuse Biixi waxaan ku leeyahay dagaalkii Marya aloolka iyo federaalka ayaan si wanaagsan uga soo bixine, Cismaan-Kaluun xaq ayuu u leeyahay inuu yimaado [Somaliland], xaq ayaan u leeyahay inaan anniguna[Ismaaciil Buuba] tago. Siyaasiyana fikir waad yeelan kartaa, laakin marka ay noqoto danta ummadaada cid taariikh ahaan iyo halgan ahaan cid nooga wanaagsan ma jirin,”
Waxaanu yidhi “Danta Somaliland maanta waxay ku jirtaa inay ka mid noqdaan ummada Soomaaliyeed, oo ay hogaamiyaan oo fursad ayaa jirta, oo ay ummada Soomaaliyeed diyaar u wada tahay oo haddii la doonayo inay Magaalada Hargeysi noqoto Magaalo madaxda [Soomaaliya] la doonayo, Haddii Madaxweynuhu ka soo jeedo Somaliland diyaar loo yahay”.
“Saxaafadda ciddi cabudhisa, waa qof isagu is cabudhiyey,”ayuu yidhi waxaanu Ismaaciil si faah-faahsan uga hadlay go’aamadii dhawaan ka soo heshiiskii lagu kala saxeexday Magaalada Widhwidh.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Buuba Attacks the Next President of Somaliland Muse Biix
and what can a dirt woqoyi do he is sitting in kenya next to maslax maxamamd siyad what a disgrace 

Re: Buuba Attacks the Next President of Somaliland Muse Biix
Buuba is a aqoonyahaan known by all Somalis, Muse is local and not know past Burco no comparison 

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Buuba Attacks the Next President of Somaliland Muse Biix
Mid na dhulkiisa kama cararin, ka kalle na nairobi ayuu dhex wareegaya.
No comparison indeed.
No comparison indeed.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Buuba Attacks the Next President of Somaliland Muse Biix
Muse Biixi is the Next President after Silaanyo, adigona waxaad ka Hadleysa Some LOSER who is Home less who cant even return to this own CITYgarad13 wrote:Buuba is a aqoonyahaan known by all Somalis, Muse is local and not know past Burco no comparison

Re: Buuba Attacks the Next President of Somaliland Muse Biix
Waryadaheen ninka haddu yahay nin Somaliweyn tageera inan caydeen maha, siyaasinta tageera laakin adeerkeen Buuba nabad galiya 

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Buuba Attacks the Next President of Somaliland Muse Biix
Hadaad Sidaas uu Hadashay Wayahay!!garad13 wrote:Waryadaheen ninka haddu yahay nin Somaliweyn tageera inan caydeen maha, siyaasinta tageera laakin adeerkeen Buuba nabad galiya
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Buuba Attacks the Next President of Somaliland Muse Biix
Buuba waa SNM mujahid for that his earned the right to his views. 

- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Buuba Attacks the Next President of Somaliland Muse Biix
khalid ali wrote:and what can a dirt woqoyi do he is sitting in kenya next to maslax maxamamd siyad what a disgrace

Are you serious? General Maslax Maxammad Siyaad Barre is in KENYA and with him is Buuba, a Isaaq guy?
That's what I call WALALTIMO.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Buuba Attacks the Next President of Somaliland Muse Biix
GENERAL_SNM wrote:Buuba waa SNM mujahid for that his earned the right to his views.
and 20 years later he sits next to maslax maxammad siyad working on a xisbi

buuba was in golaha dhexe SNM laakin he does not know what he fight for
shirarka daaroodka kama dhamado moorgan iyo maslax bu ag fadhiya

i think buuba is a self hater

- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Buuba Attacks the Next President of Somaliland Muse Biix
Buuba is a SOMALI. He was fighting against SIYAD BARRE, not Somalia. There is a difference.khalid ali wrote:GENERAL_SNM wrote:Buuba waa SNM mujahid for that his earned the right to his views.
and 20 years later he sits next to maslax maxammad siyad working on a xisbi![]()
buuba was in golaha dhexe SNM laakin he does not know what he fight for
shirarka daaroodka kama dhamado moorgan iyo maslax bu ag fadhiyaxita shirki ssc wu jooogay eeh nairobi
i think buuba is a self hater
I am a Daarood, and I respect any SNM who was not fighting against SOMALIA, but was fighting against a regime change. I am a Siyadist..I love the government of Siyaad Barre, but people had the right to fight against it, and the government had the right to fight against any rebels.
BUT...after 20 years, majority of the Isaaq are still stuck in the 80's, only certain ones like BUUBA has moved on and realized..SIYAAD BARRE is long gone, and his government doesn't exist anymore.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Buuba Attacks the Next President of Somaliland Muse Biix
to me a person who believes in the somaliland ideology is closer to me then buuba or any other guy a person like fuaad adan cade or qeybe who are daaroods or even daahir rayaale a gadabuursi who helped build somaliland is way closer to me then buuba who does not know what he was fighting for who he was fighting for , Buuba is a somali yes , we are all somalis somali is an Ethnic group its not a country or something
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Buuba Attacks the Next President of Somaliland Muse Biix
khalid ali wrote:to me a person who believes in the somaliland ideology is closer to me then buuba or any other guy a person like fuaad adan cade or qeybe who are daaroods or even daahir rayaale a gadabuursi who helped build somaliland is way closer to me then buuba who does not know what he was fighting for who he was fighting for , Buuba is a somali yes , we are all somalis somali is an Ethnic group its not a country or something

When SNM were fighting in the late 80's their main objective was to oust the Siyad Barre government. If you asked any Isaaq in 1990 about "Somaliland", they would laugh..

SNM = SOMALI NATIONAL MOVEMENT a rebel movement determined to oust the Somali government, and not 'create a state called somaliland'.

You're creating new history as you go along on your day to day activities..miya?

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Buuba Attacks the Next President of Somaliland Muse Biix
Knight of Wisdom wrote:khalid ali wrote:to me a person who believes in the somaliland ideology is closer to me then buuba or any other guy a person like fuaad adan cade or qeybe who are daaroods or even daahir rayaale a gadabuursi who helped build somaliland is way closer to me then buuba who does not know what he was fighting for who he was fighting for , Buuba is a somali yes , we are all somalis somali is an Ethnic group its not a country or something![]()
When SNM were fighting in the late 80's their main objective was to oust the Siyad Barre government. If you asked any Isaaq in 1990 about "Somaliland", they would laugh..and say SOMALIA HAA NOOLATO....and down with Siyad Barre iyo faqashta.
![]()
SNM = SOMALI NATIONAL MOVEMENT a rebel movement determined to oust the Somali government, and not 'create a state called somaliland'.![]()
You're creating new history as you go along on your day to day activities..miya?![]()
![]()
i hope you are aware that snm declared the rep of somaliland if they did not believe in a state called somaliland they would never declare it as an independent state

- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Buuba Attacks the Next President of Somaliland Muse Biix
Well, SNM...the ones that declared the so-called "Somaliland" were cowards and hypocrites. Not a single minute did they ever said anything about "Somaliland" and declaring a STATE while fighting against the SOMALI NATIONAL GOVERNMENT and the Somali people.
They were fuuliyal who couldn't let the people know their real objectives.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 26 Replies
- 2948 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 15 Replies
- 2760 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 8 Replies
- 1611 Views
-
Last post by Tycoon5647
-
- 1 Replies
- 668 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 5 Replies
- 1619 Views
-
Last post by Zoomalia4Kucks
-
- 1 Replies
- 497 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 19 Replies
- 197 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 20 Replies
- 1494 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 1 Replies
- 600 Views
-
Last post by Nomand
-
- 9 Replies
- 1289 Views
-
Last post by theyuusuf143