Warsangali withdraw their support from the TFG
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Warsangali withdraw their support from the TFG
XILDHIBAANADA REER MAAKHIR EE BAARLAMAANKA FADRAALKA OO LAGU WADO IN AY KALSOONIDA KALA NOQDAAN DOWLADDA KMG
--------------------------------------------------------------------------------
Xildhibaanada Reer Maakhir Ugu jira Baarlamaanka Fadraalka ayaa lagu Wadaa in ay Maalmaha soo socda yeeshaan kulan ay dib ugala noqonayaan Kalsoonida Dowladda KMG Waxayna arintani imanaysa kadib markii uu galabta ku dhawaaqay Golaha Cusub ee Wasiirada Raysal Wasaare Farmaajo yadoo uusan Raysal Wasaaruhu kusoo darin Liiska Wasiirada cusub Wasiirkii Beesha Warsangali.
Waxaan goordhaweyd khadka telephone-ka kula xidhiidhnay qaar kamida Xildhibaanada Reer Maakhir ee ugu jira Baarlamaanka Fadraalka Waxayna noo sheegeen in ay wadaan kulan balaadhan oo ay kal soonida dib ugala noqonayaan Xukuumada Raysal Wasaare Farmaajo iyo guud ahaanba Dowladda kKMG ee Soomaaliya ee uu Madaxweynaha ka yahay Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Ka hor inta aan la qaban kulanka Kalsoonida ay dib ugala noqonayaan Xildhibaanada Beesha Warsangali Dowladda KMG ayaa waxaa maalinimida bari la filayaa in ay shirjaa'id ay kaga xun yihiin sida ay ula dhaqantay Dowladda KMG Beesha Warsangali ay ku qabtaan Magaaladda Muqdisho.
Waxaa Nasiib Daro ah in uu Raysal Wasaare Farmaajo meel ugaga dhacay taageeeridii iyo soodhweyntii balaadhnayd eee ay u sameyay meelay joogaanba Beelweynta Warsangali waxaa intaas dheer in laga sameeyay Deegaanka Maakhir Mudaharaadyo lagu soo dhaweynayo Raysal wasaaraha.
Ismiada iyo Waxgaradka Deegaanka Maakhir meelay joogaanba Waa in ay cambaareeyaan Arinta foosha xun ee uu kula dhaqmay Raysal Wasaare Farmaajo

Re: Warsangali withdraw their support from the TFG
Only dumb move by Farmaajo. Why give Issaq 2 seats when they are not even involved in Somalia. One of those could have gone to Warsangeli who are Pro Somaliweyn.
Re: Warsangali withdraw their support from the TFG
Mjs only received one, so as a much smaller clan it makes sense to me. 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Warsangali withdraw their support from the TFG
Murax wrote:Only dumb move by Farmaajo. Why give Issaq 2 seats when they are not even involved in Somalia. One of those could have gone to Warsangeli who are Pro Somaliweyn.
bingo
- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super
- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush

Walaahi Somalia's pathetic
. They base their governments, not on who's the most competent, hard-working, wadani or even intelligient, but along clan lines. Does that sound like a legitimate and viable government in the 21st century?

Re: Warsangali withdraw their support from the TFG
Murax wrote:Only dumb move by Farmaajo. Why give Issaq 2 seats when they are not even involved in Somalia. One of those could have gone to Warsangeli who are Pro Somaliweyn.
That fact that Sharif a dugsi teacher is leading the pack. Marehan needs the hope, besides Jubba degmos we have no interest in your little cat games. Your under occupation, while faroole is using dabodhilifs to exploit Bosaaso and resources, Sheikh Dalxis and Broke co. are a complete waste.
We reject Southern Somalia. Which is the best interest of all.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Warsangali withdraw their support from the TFG
abdi.ismail wrote:Walaahi Somalia's pathetic. They base their governments, not on who's the most competent, hard-working, wadani or even intelligient, but along clan lines. Does that sound like a legitimate and viable government in the 21st century?
welcome to 4.5

4 raxanweyns raisal wasaare kuxigeen
4 daroods
4 dirs raisal wasaare kuxigeen
4 hawiyes
2 .5 aka others
Re: Warsangali withdraw their support from the TFG
lo they never had influence on anything anyway.
Re: Warsangali withdraw their support from the TFG
abdi.ismail wrote:Walaahi Somalia's pathetic. They base their governments, not on who's the most competent, hard-working, wadani or even intelligient, but along clan lines. Does that sound like a legitimate and viable government in the 21st century?
If intelligience warrants governing Warsangelis would run the entire affair of Xamar. Somalia is CLAN and we dont need to support or waste resources example- Dhabodhilifs- for others to topple us.
The appointed a Marehan PM their degmos are in the hands of others, clearly Sheikh Dalxis and the dameer unit have lost complete support.
- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super
- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Warsangali withdraw their support from the TFG
The_Emperior5 wrote:abdi.ismail wrote:Walaahi Somalia's pathetic. They base their governments, not on who's the most competent, hard-working, wadani or even intelligient, but along clan lines. Does that sound like a legitimate and viable government in the 21st century?
welcome to 4.5![]()
4 raxanweyns raisal wasaare kuxigeen
4 daroods
4 dirs raisal wasaare kuxigeen
4 hawiyes
2 .5 aka others

Re: Warsangali withdraw their support from the TFG
DANGIRL wrote:lo they never had influence on anything anyway.
Carma-Military training-Bosaaso port-----> Cut off Majarteen and Hawiye ties----- NO MORE PORT OR LOGISTICS on WARSANGELI LANDS.
Why is Faroole and his dhabodhilifs crying, why did Ina Sharmake get PM. Using us, and we want nothing to do with Dhabodhilifs and their ex-Hutu slaves.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Warsangali withdraw their support from the TFG
abdi yeah the dirt woqoyis as i call them are there , the guys in the TFG ,can not even be called isaaq wa iska caado qaate the funny thing is ,, these guys are useless to the TFG , they wont bring dad u dagaalama tfg nothing wey iskala joogaan uun

The_Emperior5 wrote:abdi yeah the dirt woqoyis as i call them are there , the guys in the TFG ,can not even be called isaaq wa iska caado qaate the funny thing is ,, these guys are useless to the TFG , they wont bring dad u dagaalama tfg nothing wey iskala joogaan uun
Somalia is PISS POOR if you pay them they will come. That includes Dirta Waaqoyi

- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super
- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Warsangali withdraw their support from the TFG
The_Emperior5 wrote:abdi yeah the dirt woqoyis as i call them are there , the guys in the TFG ,can not even be called isaaq wa iska caado qaate the funny thing is ,, these guys are useless to the TFG , they wont bring dad u dagaalama tfg nothing wey iskala joogaan uun
Sidey u dulqaadan karaan magacaa maan fahmin. These turn-coats have no honour, kulaha "Dirta waqooyi"

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 236 Views
-
Last post by crshango
-
- 1 Replies
- 582 Views
-
Last post by paperino
-
- 28 Replies
- 1655 Views
-
Last post by ibrahimcw
-
- 45 Replies
- 2947 Views
-
Last post by sahal80
-
- 8 Replies
- 710 Views
-
Last post by Lite-Somali
-
- 14 Replies
- 1001 Views
-
Last post by burcaawi14
-
- 34 Replies
- 1547 Views
-
Last post by Captain24
-
- 1 Replies
- 343 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 3 Replies
- 787 Views
-
Last post by Tonymontana11
-
- 3 Replies
- 613 Views
-
Last post by oxymoron