Fadeexad Weyn:Daarood lagalama tashan wasirrada la magcaabay
Moderator: Moderators
- ahmad guray
- SomaliNetizen

- Posts: 964
- Joined: Sat Apr 21, 2007 11:45 pm
Fadeexad Weyn:Daarood lagalama tashan wasirrada la magcaabay
Mogadishu- Wasiirkii hore ee dibu dejinta iyo nabadaynta ee DKMG, mudane Xuseen Warsame Samatar, ayaa ku sheegay wax laga calool xumaado xukuumadda dhowaan Maxamed Cabdullahi Farmaajo ku dhawaaqay. “Beesha Daarood lagalama tashan magcaabista afarta wasiir ee ugu jira liiska 18-ka ka kooban. Afarta nin ee la magcaabay 2 ka mid ah (Cabdikarim Jama iyo Cabdirashiid Xaashi) waxay ahaayeen laba gacan yare oo Sheekh Shariif u shaqaynayey, shaqadooduna kala ahayd xoghayn, iyo madaxa waardiyaha. Labadan iyo Kan saddexaad Xuseen Xalane, oo AMISOM iyo Kenya wataan waxa lagu soo magcaabay madaxtooyada. Wasiirka Afraad oo ah Cabdiweli Maxamed Cali, waa nin ay ina Farmaajo isku qol ahaayeen sannado badan, isagoo gurigiisa iska fadhiya lagu yiri wasiir mar rabtaa?” Mudane Xuseen Warsame Samatar ayaa sidaas yiri.
Warar kale oo aannu xog ahaan ku helnay, ayaa waxa Laasqoray Online lagu soo gaadhsiiyey in dawladdan: laga bilaabo magcaabistii Farmaajo iyo Golaha uu isna magcaabay, laga abaabulay Gobolka Ohio ee Maraykanka. Koox halkaa deggan oo uu horboode u yahay Cabdi Nuur Sheekh Maxamed (lagu magcaabay hadda Wasiirka Hiddaha iyo Tacliinta Sare,) ayaa ka dambeeyey mu’aammaraddan Soomaali loo dhigay oo qabiilka ku salaysan. Sida la sheegayo Shariifka, Cabdinuur iyo taageerayaashoodu waxay go’aansadeen in rag ka soo jeeda qabiilka …., laakiin la biya cabbey qabiilkooda (…) lagu maqaar saaro dawladda, waana u hir gashay. Dhammaan wasaaradihii nafta lahaa waxa loo qaybiyey … iyo …, oo ay ka soo jeedaan Sheekh Shariif iyo Shariif Sheekh Aadan.
Waxa xusid mudan in dawladdan lagu fadhiisiyey caqiidada 4.5 (taasoo ah mid xaaraan ah) ha ahaatee iyadoo masuuliyiinta dawladda ugu sarraysa sida: Sheekh Shariif, Shariif Sakiin iyo Farmaajo, dhammaan waxay ku joogaan xeerka 4.5, laakiin saasoo ay tahay waxa si badheedh ah looga tegey beelo waaweyn oo la’aantood aanay soconayn dawlad Soomaaliya ka tis qaaddaa. Beelahaas oo cod ku soo saaray inay qaaddaceen maammulka la soo dhisay, maaddaab uu xaqdarro yahay.
Maammulka Puntland ayaa isna isla markiiba soo saaray qoraal tibaaxaya sida ay uga xun yihiin dhismaha dawladda iyo xiriirka Puntland iyo KMG oo maalinba maalinta ka dambaysa sii xumaanaya.
Maqrka la isku soo duubo, Raysalwasaare Farmaajo beesha uu ka sii yahay … ee … waa ku gacan sayreen dawladda uu dhisay sida ay u badan yihiin. Mudane Xuseen Samatar iyo ina Farmaajo isku beel ayay ka so jeedaan. Gebagebadii, waxay ku dambaysay arrini, ” geedyohow ma waxaan ku moodey, mise waxaad noqtay, mise waxan loo noqon doonin.”
Faahfaahinta nimankan awrkacsiga loo soo xulay, isla markaana iyagu iskood u shaqaysanaya, mid walba taariikhdiisa iyo miisaankiisa dhowaan ayaan idiin soo gudbin doonnaa.
Xamar baaba’eeeda Shariifka iyo kudladdiisu dan kama laha, laakiin colaad qabiil ku salaysan waa u fara dhuudhuuban yihiin.
Laasqoray Online http://laasqoray.org/?p=811

- BlackVelvet
- SomaliNet Super

- Posts: 23249
- Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
- Location: On Idman's mind
Re: Fadeexad Weyn:Daarood lagalama tashan wasirrada la magca
Wasiirka Afraad oo ah Cabdiweli Maxamed Cali, waa nin ay ina Farmaajo isku qol ahaayeen sannado badan, isagoo gurigiisa iska fadhiya lagu yiri wasiir mar rabtaa?” Mudane Xuseen Warsame Samatar ayaa sidaas yiri.
Is it me or is Puntland always complaining
- abdalla11
- SomaliNet Super

- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Fadeexad Weyn:Daarood lagalama tashan wasirrada la magca
LOL@ isku qol bey ahayeen.BlackVelvet wrote:Wasiirka Afraad oo ah Cabdiweli Maxamed Cali, waa nin ay ina Farmaajo isku qol ahaayeen sannado badan, isagoo gurigiisa iska fadhiya lagu yiri wasiir mar rabtaa?” Mudane Xuseen Warsame Samatar ayaa sidaas yiri.
![]()
Is it me or is Puntland always complaining
Ahmed Guray is marehaan and he's complaining about a marehan PM, but above all he's PL
Re: Fadeexad Weyn:Daarood lagalama tashan wasirrada la magca
cronism?BlackVelvet wrote:Wasiirka Afraad oo ah Cabdiweli Maxamed Cali, waa nin ay ina Farmaajo isku qol ahaayeen sannado badan, isagoo gurigiisa iska fadhiya lagu yiri wasiir mar rabtaa?” Mudane Xuseen Warsame Samatar ayaa sidaas yiri.
![]()
![]()
I am happy that the old school is being replaced by younger guys who have seen how the world works. Kudos to Sharif for becoming the youngest president and his passion for entrusting the younger generation. Fck all retired men who failed miserably and now crying as if the TFG is ONLY for them.
Look at this news piece! It's main character is a guy who lost his cabinet post and resorted to war of words - shame on him!
Somali diaspora, support your men in Mogadishu, Hargeisa and Garowe.... you have a lot in common with those folks than your pseudo clan affiliates.
Re: Fadeexad Weyn:Daarood lagalama tashan wasirrada la magca
who cares about darod
and who cares about useless tfg

and who cares about useless tfg
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Fadeexad Weyn:Daarood lagalama tashan wasirrada la magca
LoL to be honest nobody will give a damn if he chooses a totally Mr team so long as he can get some peace and order. I don't see many people complaining when al-shabab is in bed with their daughters. Some people deserve a firm hand for they nothing of civilised conduct.qoraxeey wrote:who cares about darod
and who cares about useless tfg
![]()
![]()
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Fadeexad Weyn:Daarood lagalama tashan wasirrada la magca
Hal qabiil waxaba ha qaataan haddii ay rabaane, dalka ma dejiyeen? That is all that counts really 
- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super

- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Fadeexad Weyn:Daarood lagalama tashan wasirrada la magca
If somalis thought like that, then we wouldn't be in this mess. Unfortunately the average somali has the intelligence of an ameobakambuli wrote:Hal qabiil waxaba ha qaataan haddii ay rabaane, dalka ma dejiyeen? That is all that counts really
qoraxeey wrote:who cares about darod
- ahmad guray
- SomaliNetizen

- Posts: 964
- Joined: Sat Apr 21, 2007 11:45 pm
Re: Fadeexad Weyn:Daarood lagalama tashan wasirrada la magca
Xuseen Warsame Samatar, waa wasii ka mad ahaa dowladii PM sharmaake.. kana soo jeeda beesha wagardhac..he is puntilanader 
- ahmad guray
- SomaliNetizen

- Posts: 964
- Joined: Sat Apr 21, 2007 11:45 pm
Re: Fadeexad Weyn:Daarood lagalama tashan wasirrada la magca
ahmad guray wrote:Xuseen Warsame Samatar, waa wasiir ka mad ahaa sawiiradee dowladii PM sharmaake.. kana soo jeeda beesha wagardhac..he is puntlander
Last edited by ahmad guray on Sun Nov 14, 2010 7:03 pm, edited 1 time in total.
Re: Fadeexad Weyn:Daarood lagalama tashan wasirrada la magca
Hoyada iyo Darood waas.
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Fadeexad Weyn:Daarood lagalama tashan wasirrada la magca
Ceeb he is not your enemy!crshango wrote:Hoyada iyo Darood waas.
Save your energy for galgala
Re: Fadeexad Weyn:Daarood lagalama tashan wasirrada la magca
Cirwaaq wrote:Ceeb he is not your enemy!crshango wrote:Hoyada iyo Darood waas.
Save your energy for galgala
I dont have enemies we have Somalis. Bottom feeders of our society.
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Fadeexad Weyn:Daarood lagalama tashan wasirrada la magca
Were you disqualified from the list of clans that are allowed to claim somalinimo?crshango wrote:Cirwaaq wrote:Ceeb he is not your enemy!crshango wrote:Hoyada iyo Darood waas.
Save your energy for galgala
I dont have enemies we have Somalis. Bottom feeders of our society.
Jump on a boat and migrate to Yemen
Re: Fadeexad Weyn:Daarood lagalama tashan wasirrada la magca
Jump on a donkey and go back to the Congo 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 189 Views
-
Last post by shiniile9
-
- 7 Replies
- 501 Views
-
Last post by sweeti
-
- 70 Replies
- 3771 Views
-
Last post by Kukri
-
- 0 Replies
- 298 Views
-
Last post by Kafkaesque
-
- 63 Replies
- 8643 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 1 Replies
- 321 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 5 Replies
- 655 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 4 Replies
- 393 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 5 Replies
- 465 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 14 Replies
- 1329 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul