LOOK AT THIS FANAAN SINGING IN 1991 FOR USC !

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

LOOK AT THIS FANAAN SINGING IN 1991 FOR USC !

Post by Knight of Wisdom »

THIS IS NOT TO OFFEND ANYONE. IT'S TO SHOW THE SOMALI PEOPLE THAT HISTORY WILL FOREVER BE REMEMBERED. :|

THIS IS FROM: http://ceegaag.com/2010/Nov%202010/shab ... aha_ka.htm


Daah ka rogid Taariikhda Fanaan C/risaaq Gaadaco iyo sidii uu uga qayb qaatay sifeenta dalka laga sifeenayay Faqashta 1991 kii.

Waxaan idiinsoo bandhiganaa taariikhda Fanaan Cabdirisaaq Axmed Faarax (Gaadaco) oo kamid ahaan jiray Hobalada Waabari, hadana a kamid ah fanaaniinta Soomaaliyeed ee ku nool Boqortooyada Wadanka Ingiriiska.

Isbarbardhiga labadan heesood waxaanu uga gol leenahay in Soomaali ogaato in ninkii Soomaaliya maalin wax ku yeela af iyo Adin ay meel ugu qoran tahay, oo hadii aysan haleelin tii rabi la'la xisaab tami doono.

Daawo Hees uu fanaanku qaadayo markii dalka laga sifeenayay Hadhaagii Faqashta
[youtube]9cTIgnrc_Q0&feature=player_embedded#![/youtube]

Taasi waa 1991 meesha uu fanaanku Fanannimadiisii la'aaday. Dhegaa!!! Maxaaa iska badalay Fanaanka Maanta? balnala daawo

[youtube]ToTYoD2QnqI&feature=player_embedded[/youtube]
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”